Daawo Sawirro: Wafdi ka socday DF-Soomaaliya oo Hoygiisa Ku Booqday Dr. Cali Ciise iyo Kulan dhexmaray

Garoowe  ( Kalshaale )  Wafdigii ka socday Dawladda Soomaaliya ee maalintii shalay soo gaadhay magaalada Garoowe oo ay kamid ahaayeen Wasiiro iyo Xildhibaano  ayaa maanta hoygiisa kusoo booqday Dr. Cali Ciise Cabdi.

Wasiirada kulanka la yeeshay Dr. Cali ayaa waxa akamid ahaa  Wasiirka Arimaha Dibada Axmed ciise, Wasiirka Shaqada iyo shaqalaha saalax , 
wasiira kaluumaysiga cabdillaahi Bidhaan, Wasiiru dawladaha maaliyada Maxamuud xayir iyo  Wasiir dawladaha boostada iyo isgaadhsiinta Cabdilaahi bile Nuur.

Sidoo kale Xildhibaanada kulanka ka Qayb galay ayaa waxaa kamid ahaa  Xildhibnaan xuseen iidaw, xildhibaan cabdishakuur cali mire, xildhibaan cali xoosh iyo xildhibaan Ayuub Ismaciil.

Kulan ayaa u dhaxeeyey Intaa kor kusoo xusnay iyagoo ay kawada hadlayeen sidii ayaha iyo mustaqbalka umada looga wada talin laaha ugu danbayn kulan ayaa kusoo dhamaaday guul iyo afgarad.

Dr. Cali Ciise Cabdi ayaa lagu xasuustaa inuu Noqday Musharixii keliya ee ku dhowaaqay inaanu wax Laaluush ah bixinayn, Isagoo sheegay inaysan Suuro-gal ahayn in isagoo Wakhti dheer dagaal kula jiray Musuqa inuu maanta kusoo baxo.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (17)

  1. Dabshid says:

    War odaga ka wada Tuulada Guntu joogto, oo aan waxba ka aqoon walaal iyo Cad quurid.

    Asagaaba Quraan saar u baahan markuu Tuulo yar oo Deyniile camal ah ay kursi ka soo jiriyey.

    – Geeya gurigii Gobtiyo Caasimad mugweyn.

  2. Kalahage says:

    War meeshii xor bay noqotay gaal iyo islaama iman karo.awal gaas ayey u afduubnayd.

    Hada ayuu Nairobi u guuri karaa si uu u tiriyo xoolihii shanta sano lagu ururinayey meesha.

    Ka guro puntland deedna ka guur puntland.

    Meesha waa laga dhaansadaa ka dibna waa laga dhuuntaa.

    Bal aan aragno deni nin horay u soo dhaansaday ayuu u egyahay.

  3. Kalahage says:

    Hooyadii fadaalka diiday ka dib markay kuwo kale yimaadeen guul ayaan u rajaynaynaa iyo horu socod.

    Isjiid jiid iyo dhago adayg hadii lagu hormarayo 30 sano ayaa lagu jiray ee 30 sano oo kale yeyna inaga khasaarin.

    Kollay kuwo yurub ku saaqiday sida @lop ma ogola wada shaqeyn dawladeed.kkkk

  4. Maxamud says:

    War somalida ileen majeerteen aa hogaan u ah numan kaaba qabiil doortay ayaa websideyadii iyo tvyadii somalida qabsadey

  5. Maxamud says:

    Numan=niman

  6. Land of Punt says:

    Dabshid
    Puntland dad dowladnimada u bisil ayaa degen, maaha dad iska orda oo dameeri dhaanraacday u codeeya.
    Cali Ciise wuu hogaamn karay Puntland laakiin waxa ka qaldamay halkaan kuma soo koobi karo.
    Waxaa tusaale kuugu filan in hal cod oo Dhulbahante helin, waxaan maqlay hal qof oo Majeerteen ah ayaa u codeeyey.. Ma hubo warkaas.
    Dhibaayadii Taleex ka dhacday oo Somaliland ku qabsatay dhicana kale kasoo jeeday, yaa matka Dhul xoree ku aamonaya.
    Maanta dhulkiisii Nugaal kusoo noqday, waana aqoonyahay boos ka weynmaayo.

  7. Land of Punt says:

    Maxamud
    Kkkkkkk
    Sxb meesha dhulka Somalia waa 1/3 badda waa 1/2..nus.
    Dadku waa dad Somalinimo ka go’an tahay.
    Furaha Waqooyi iyo Koofur labadaba haya.
    Federalka iyo dawlaada dhexe laga soo abaabulay..
    Idoor xayraansan ayadoo laga siinixin ayaa soo xarayn oo madaxweyne in la siiyo kasoo shaqayn.
    Puntland furihii nabadda iyo horumarka Somalia ayaa yaal, dadka inta badan waa ogyihiin…
    Gobolada xitaa doorashooda maqlimaysid.
    Laftagreen wax sheegaya ma aragtay.
    Shabeelaha hoose iyo Baay iyo Bakool..
    Dhulyar maaha laakiin furaha siyaasad waxbedeli karta ma hayaan..
    Kkkkk
    Thats why!

  8. Kalahage says:

    Lop

    Marar badan baan kaa maqlay Puntland waa sedex meelood meel soomaliya marka say ku dhacday in dhulka saas u weyn ay ku noolyihiin hal jifo ama jifooyin marka laga reebo dad yar oo ku soo qaxay burburkii soomaliya.

    Soo lama dhihi karo dad lala noolaan karo ma tihiin.

    Gobalada soomaliya ee kale dad soomaaliyeed oo isku dhafan baa degan.

  9. nuurkanederland says:

    CALI CIISE WUU SOO AMBADAY!!
    TII UU KU GORGORTAMI LAHAANA ISAGA & CALI KHALIIF BAA GACMAHOODA KU BURBURIYEY.HADEERAA MIDBA MAAMUL KALE HOOS JOOGAA AAWAY WAXAY DADKOODA USHEEGI JIREEN(KHAATUMO)?!!?!!?!!?
    YOU ARE NOTHING=ZERO.
    D I G N I I N.
    I=ISRAELI
    S=SECRET
    I=INTELLIGENCE
    S=SERVICE.
    ISIS is PRO-ISRAELI.
    ISIS MADE IN ISRAELI.
    (ISIS LEADER ELLIOTE SHIMON HE WAS MOSSAD AGENT,GO FUCK YOUR SELF YOU ARE JEWISH=ALYUHUUDIYAH)is not Muslims,sure.
    MOSSAD FINGERPRINTS ON PARIS ATTACK.
    DID MOSSAD DO CHARLIE HEBDO!100% inside job.
    ISRAELI DID 9/11,(400 JEWISH IS ABSENTI 9/11)!why? Weerarkay ogaayeen.

  10. Jabhad says:

    Siduu maxmud shegay dorashadan samayn bey ku

    Dhex yelatay dhamaan dadka somaliyed walow ay

    Ahayd qabiil la qurxiyey dorka danbe waa in la hela

    Dorasho dadka deganka degan ay u siman yihiin

    Dr ali isse abti waa inuu dalka sii joogo oo uu wax ka

    Qabto arimaha dhaqalaha oo meel xun maraya

    Marka la eego puntland waxaa ka jira sixir barar

    Dhib ku haya dadka danyarta ah marka ali ise waa

    Inuu aqontisa uga faideya dadka somaliyed iyo reer

    Puntland

  11. Land of Punt says:

    Kalahage
    Maya maaha in dad lalanoolaan ka ahayn,
    Sxb Somalida dhan waxaa ka badan inta ku nool London, Qaahira Egypt 25 million kunool Somali oo dhan 10 iyo xoogaa.
    Puntland macal Majeerteenkii ugu badnaa ayaa uga soo guuray Xamar, Kismaayo ilaa Kenya.
    Dhulka dad ma joogin dagaaladii ka hor..
    Xoolo dhaqato iyo kaluumaysto ku haray..
    Hal dugsi sare kuma oolin.
    Walaahi in Garowe iga rumaysanayn say u ekayd markii dagaalka qarxay.
    Deni iyo Gaas midna kuma dhalay Puntland, anigana kuma dhalay.. Waa dhul dad yar ku hareen, gaari loo yiqiin, macal Kacankii school xitaa ka dhisin.
    Sxb Meesha hadda ayaa dadkii dani kusoo celisay..
    Weli dadbaa mooda in lagu noolaan karin oo weliba Majeerteen ah..
    Dabshid baa ku jira dadka mooda dudun cidla ah habeenkii geedaha laga fuulo masaska
    Kkkkkkk
    Midkale aan kuugu daro, Puntland oo soo dhaweyn sameeyey Somalida waxaa dhisay reer Koofur, Jareer iyo Jileec iskugu jira.

  12. Land of Punt says:

    Kalahage.
    Waa sirta, sababta Puntland from Nothing to powerful state u noqotay.
    Sirta waxaa waaye in yihiin dad lalan oolaan karo,
    Reer koofurtii Jareerta, Raxanweyn, Hawiye, qabiilada kale iyo Daaroodkii soo qaxay Koofur cidna laga xigsan.
    Ganacsiga iyo meelaha ugu shidan Isaaq baa leh Boosaaso iyo Dukaamo waaweyn..Hargeysa quarter
    Taas waxay keentay raggii xirfadda lahaa oo Somali cidwalba leh, ninba wuxuu yiqiin kaga shaqaysto Puntland.
    Tusaale Dekedda Bossaso waxaa customka haystay nin Raxanweyn ah, dhismayaasha waxaa dhisa oo dadka ka gada rag Mushunguli ah, Airporka Garoowe formanka dhisay waa Geledi.
    Run
    Xalwo hiilaal Garoowe Shaanshi leh.
    Puntland 20kaan sano dhisantahay, waayo Somali oo dhan ayaa ku nabad heshay, ninwalbana aqligiisa iyo aqoontiisa wax kula soo baxay.
    Horumarka Puntland sirta ka dambaysa hadda ma fahantay.
    Waa dad og; maha unukaa leh in ku xigto maha unukaa kaasii leh.
    Kkkkkkkkkkk
    Ilaahow meel Majeerteen keligiis ku noolyihiin ha i badin, waayo nolol ma ooli karto.
    Brain drain and diversity ayaa horumar keena.
    Kalahage nin wax og ku moodi jiray..
    Ninka mooda in reer Bari dhulka dhiseen ama Xamar Hawiye dhisay… Miskiin🤔

  13. Land of Punt says:

    Kalahage
    Aniga oo ka badbadinayn..
    Sirta horumarka Puntland= waa in yihiin dad lala noolaan karo oo caawa cidee tahay qofka ku oranayn, inaad waxka soo saarato, ka dhoofsato, kasoo degsato, ka ganacsato, shacabka wax u baahanyihiin ka gado, from xalwo hiilaal, jalaato to villa.. Aan cidna kaa horjoojin yaa tahay laguu dilayn ama laguu dhacayn.
    Taas ayaa keentay in tuubooyinkii caasimo noqdeen.
    Dadka dhulka qabiil ahaan kasoo jeeda talada uun bay hayaan.
    Hadaan been sheegay: beenta i dheh!
    Dad lala noolaado oo Somali ka fiican walaanan u garayn..qabiil ahaan u oran maayo.
    Prove me wrong

  14. Kalahage says:

    Lop

    Suaasha maadan fahmin.waan ogahay inay dad badan ku nool yihiin maagaalooyinka siiba Boosaaso intii burburka soomaliya ka dennaysay.

    Waxaan ka hadlayaa dhulka baadiyaha ah maxaa loo waayey dad kala duwan oo soomaaliyeed oo isdhex yaalla marka laga tago jifooyin gaara.

    Ma la dhihi karaa dad cunsuriydu ku badan tahay baa degen deegaankaa oo laga kala cararay.

  15. Land of Punt says:

    Puntland macal Oromodadii ayaa isku soo sheegtay oo cidna la hadlin, maalin dhaweyd mid dhintay la helay oo la mooday in Somali dishay Policeka dadkii qabteen waxay soo ogaadeen in Oromo kale dilay..
    Kuye waan la idin la noolaan karin..kkkkkll
    Ma kula tahay meel hal beel degto in horumar ka jiri karo?
    Beel majority waa okay laakiin keligeed isku hartay ayaga ayaa iscunin.
    USC Xamar qabsatay oo ukala baxay Caydiid vs Cali Mahdi, Muse Suudi vs Filish, Caydiid vs Caato, Qanyare vs hebelow… Ayagii aakhiro isku direen, caasumadii dalka qabri la galeen…
    Maha unukaa leh, Puntland taas wax ka barteen.
    Orod Caawa Gaarowe tag bal in xitaa lagu fiiriyo, asakar terroriste ka baqaya in ku baaraan waa dhici kartaa.
    Cidkasta ka shakiyaan way baarin.

  16. Land of Punt says:

    Kalahage
    Suaal adag ayaad i weydiinaysaa, marka waa in qiyaaso.
    Waxaa tusaale kuu siin Mudug, dhulka daaqsinta sida Godod ama Degmooyinka sida Galkacyo jaahilnimo darteed, dadkaas wada dega dhiigooda ma joogsado.
    Caawa nin Cumar Maxamuud ah tuulada Godod baadiyaheeda u malayn in inta reer Sacad ah kusoo hoydo hurdo ku gam’ayo, ayagana waa la mid.
    Sidee nin markuu Chance kaa helo ku dilin u dhexgelin?
    Taas tusaale usoo qaatay, laakiin Waad aragtay dhiiga Dhulbahante dhexdiisa qubanaya..
    Anaga Cumar Maxamud iyo reer Maxamuud 2011 mar aan Addis Abeba waan ooyey markaan agoon reer Maxamud Ibrahim ah, anigana Maxamud Saleban Maxamed Ibrahim ah oo geerida 100 gaartay.. Reerkaygu laayeen aabayaashood guri ugu soo galay oo wax cadaawad ii hayn oo eedaday dhashay, hadiyad u keenay maadaama qurbaha ka imid, waxa isku dilayaan markaan weydiiyey, qof og ma jiro..Aano iyo balahaa blahaaa.
    Fucking daanyeer..
    Leelkase iyo Cumar Maxamuud waa la mid dagaalo caana ayaa jira, Car- tuko, Casar-Belo, Foodya-cadde etc.
    Bahararsame iyo reer Mahad meel Qoriley la yiraado… 30 rag ah geeri..sanad ka hor.
    Habargidir dhexdeeda waad ogtahay..
    Taas waxay keentay in jifi-jifi meel la isku oodo, ileen mar kugu bilaabayaan ma taqaanine.
    Yaab..
    Majeerteen keliya maahane iisheeg beel Somalia oo degaan u gaar ah lahayn!
    Ciise Djibouti kasoo bilow, Gadubirsay, Isaaq, Dhulbahante, Warsangeli, Majeerteen, Leelkase, Awrtable, Jabargidir, Xawaadle, Baadicadde, Abgaal, Raxaynweyn…Mareexaan, Ogaaden..soco..!
    Intaas qabiilo waaweyn ayagagina is aamini mayaan, waa sii kala goboqoban yihiin.
    Ma jirto maanta meel qabiilo kala duwan cayshow milix yihiin Somalida Cusub oo daanyeerta ah.

    Magaaloyinka waaweyn sida Hargeysa, Boosaaso, Garoowe, Xamar, Kismaayo etc..ayaa hadda xiinyo iska baaraya in Somalida isdhexgasho.
    Maxaa Majeerteen keliya ku tusay?
    Caawa in xero Sacad, Wisil week noolaan lahaa ma aaminsani…. LOP fulay.
    Kkkkkllt
    Kkkkkkk😎

  17. Land of Punt says:

    Hadalka dheer saan u gaabiyo ma aqaan.
    Waa sheeko xiiso leh ee aqrista, waalida qabiilka.




Wiilkii Reer Mudug ee xaaskiisa ku dul ooyey arooskiisa oo wareysi xiiso leh bixiyey +Jacaylkiisa [Dhegayso]
- Jan 21, 2019
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Sadiiq Cabdinaasir oo ah wiil dhowaan caruus galay, ayaa ku ...
Daawo: Sheikh Kenyaawi iyo Ciidanka Booliska Somalia Wixii dhexmaray iyo Dardaaran uu siiyey Maanta [Muuqaal]
- Jan 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed, Islamarkaana ...
Gabadha kaliya ee ku Jirtay Baarlamanka Puntland oo Xil loo doortay
- Jan 21, 2019
Garoowe  ( Kalshaale ) Gabadha kaliya oo ka mid ah baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland Naciimo ...
Nin Ajnebi ah oo lagu Qabtay Garoonka Muqdisho iyo Dalka uu kasoo jeedo
- Jan 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Nin ajnabi ah oo laga shakiyey ayaa sabtidii lagu qabtay ...
Daawo: C.raxmaan Cirro oo Hargeisa Kasoo degay “Muuse wuxuu leeyahay Uma Baahni Khaatumo iyo Cali Khaliif”
- Jan 21, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Hargeisa  maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay Gudoomiyaha ...