Muuqaal: Sirta ku Jirtay Guushii Siciid DENI, Guul-daradii C.wali Gaas iyo Doorashadii Puntland [Cali Xaraare]

Mineapolis  ( Kalshaale )  Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamij Gaar ah  oo Wariye Cali Xaraare uu ku lafa Guray Doorashadii Madaxwaynaha Puntland ee ka dhacday Garoowe.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu siwayn uga hadlay  Sirta ku Jirtay Guushii Madaxwaynaha Cusub ee Puntland Siciid Cabdullahi Deni iyo  Guul-daradii Doorashada uu kala Kulmay Madaxwaynihii Hore ee Puntland C.wali Gaas.

Wuxuu sidoo kale soo bandhigay Qaar kamid ah Musharixiintu Lacagii ay Isticmaaleen Xiligii Doorashada.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)

  1. nuurkanederland says:

    WAR CALI CIISE WAXAA UGU WACAN GUULDARADA SEDEX ARIN.
    1=DHAQAN SIYAASADEEDKA PL KA JIRA OO AH KURSIGA OO AY ISA SIISAY BEESHA DHEXE SIIBA MAX’UD SALEBAN=AWOOD QAYBSIGII 3.5…
    2=BEESHA CALI OO ISU SOO WADA SHARAXAY MADAXWEYNE KUXIGEEN IYANA DHABAR JAB BAY KU AHAYD.
    3=ISAGOON BIXIN DHAQAALE BADAN OO KURSIGA LAGU SEEJIN BEESHA DHEXE EE PL.
    WAA SEDEXDAAS ARIN SABABTA UU U WAAYEY,
    OK,AWOOD QAYBSIGA PL E AH 3.5 ILAA PL GAARTO QOF IYO CODNA SAASAY AWOOD QAYBSIGU AHAANAYAAN..
    D I G N I I N
    —————–.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ISIS is PRO-ISRAELI.
    ISIS MADE IN ISRAELI(SUICIDE PROJECT)
    ISIS LEADER EX NAME (ELLIOTE SHIMON)100% HE WAS MOSSAD AGENT.sure.
    Go fuck your self.
    iweydii Aniga.!!!!!.




Wiilkii Reer Mudug ee xaaskiisa ku dul ooyey arooskiisa oo wareysi xiiso leh bixiyey +Jacaylkiisa [Dhegayso]
- Jan 21, 2019
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Sadiiq Cabdinaasir oo ah wiil dhowaan caruus galay, ayaa ku ...
Daawo: Sheikh Kenyaawi iyo Ciidanka Booliska Somalia Wixii dhexmaray iyo Dardaaran uu siiyey Maanta [Muuqaal]
- Jan 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed, Islamarkaana ...
Gabadha kaliya ee ku Jirtay Baarlamanka Puntland oo Xil loo doortay
- Jan 21, 2019
Garoowe  ( Kalshaale ) Gabadha kaliya oo ka mid ah baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland Naciimo ...
Nin Ajnebi ah oo lagu Qabtay Garoonka Muqdisho iyo Dalka uu kasoo jeedo
- Jan 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Nin ajnabi ah oo laga shakiyey ayaa sabtidii lagu qabtay ...
Daawo: C.raxmaan Cirro oo Hargeisa Kasoo degay “Muuse wuxuu leeyahay Uma Baahni Khaatumo iyo Cali Khaliif”
- Jan 21, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Hargeisa  maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay Gudoomiyaha ...