MUUQAAL: Siciid DENI oo Tegey madaxtooyada iyo Kulankii dhexmaray C.wali Gaas

Garoowe  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Cusub ee  Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan kula qaatay Madaxtooyada PMadaxweynihii iyo Madaxweyne ku xigeenkii hore  Cabdiweli Gaas iyo Iyo Cabdixakiin  Camey.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cabdiweli Gaas ayaa Baabuurkii Madaxtooyada ku wareejiyey Madaxwyenaha Cusub ee la doortay Siciid Deni, Waxaana la filayaa inuu dhowaan Xilka si rasmi ah ugu Wareejiyo.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (2)

  1. Idoor liqe says:

    Gaas Tuug Ayaan Fursad la siin miisaska ku gurto Caawa. Hada waa in Furayaasha laga qaado .

    Mida kale puntland uma qalanto in majeerteen isku dhiidhiibo . Adeer doorasho baynu ku kala baxayna one man vote insha allah .

    Xildhibaan danbe oo wax dooranaya ma jiro . Waxay noqdeen jeebka I buuxi .pay as you go !!!!

  2. Dabshid says:

    Liqe

    Duqaan tinta cad, ma ilko la’ayahey.

    War Duqa CAAG artificial ah Europe uga iibii oo Furuuryaha u Taago.

    – Markii hore ayey Reer Waqooyi afweynaayeen, hadana Af-Qaloocin iyo ilko la’aan ayaa ugu darsantey.

    * Waryeey Qaadkii MA AMAADEY.




Daawo: C.raxmaan Cirro oo Hargeisa Kasoo degay “Muuse wuxuu leeyahay Uma Baahni Khaatumo iyo Cali Khaliif”
- Jan 21, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Hargeisa  maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay Gudoomiyaha ...
Daawo: Faysal Waraabe oo ka hadlay Guurtida oo kordhiyey Wakhtii Baarlamaanka “Danaysteyaal bay ahaayeen”
- Jan 21, 2019
Hargeisa ( Kalshaale )  Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta markii 5aad xilka u kordhiyey golaha ...
Ciidamada Yuhuuda oo Duqeeyay Ciidanka Iiraan iyo Wararkii ugu dambeeyay
- Jan 21, 2019
Hargeisa ( Kalshaale )  Ciidamada Israel ayaa xaqiijiyey inay xalay gantaalo ay ku tuureen saldhigyada ...
DAAWO: Xadhiga Sharci Darada ah ee Maanta ka taagan Hargeisa iyo Aragtidii Muuse Biixi Intaanu Xilka Qaban (Video)
- Jan 21, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Magaalada Hargeisa waxaa  Kulamo kala duwan oo ka dhacay siwayn ...
Cabdimaalik Coldoon oo Xoriyadiisa helay, Kana hadlay Shirqoolkii uu ka badbaaday + Kulankii Mustafe Cagjar
- Jan 21, 2019
Jigjiga  ( kalshaale ) Waxaa magaalada Jigjiga soo gaadhay Wariye Cabdimaalik Coldoon iyo Saxafiyiin ...