Muuqaal: C.wali Gaas oo Fariin u diray Ciidamada iyo Shacabka Reer Puntland

Garoowe ( Kalshaale ) Madaxwaynihii Hore ee maamulka Puntland C.wali Cali Gaas ayaa ka hadlay Isbadalka ka dhacay Puntland, Isagoo Guul-daro kala Kulmay Doorashadii maalintii shalay Qabsoontay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

C.wali gaas ayaa Fariin u diray Shacabka Puntland, Wuxuuna ugu baaqay inay la Shaqeeyaan Maamulka Cusub.

Dhinaca kale wuxuu Fariin u diray Ciidamada kala duwan ee Puntland, Kuwaasi oo Mudooyinkii ugu dambeeyay aan Mushahaar qaadan, Islamarkaana hada Kacdoon sameeyay.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)

  1. weedhsame says:

    Asc

    Nin adag buu ahaa ninkan, maadaama lkn xilkii ka dhamaaday inuu xamartiisi iskaga laabto oo hankiisi siyaasadeed halkaas kawato oo axzaabta siyaasadeed midood iskaga biiro ayaan kula talin lahaa, weliba xisbiga miskiinka ina Cabdishakuur ku rafaadsanyahay inuu la maalgaliyo lana balaariyo, boorkana kajafo hogaankana u qabto kkkkkk

    Qoloda hada talada dalka haysa iyo kuwa ku haminayaba nin ka maskax badan waaye ninkan,Erdogan baa quustay




Daawo: Sheikh Kenyaawi iyo Ciidanka Booliska Somalia Wixii dhexmaray iyo Dardaaran uu siiyey Maanta [Muuqaal]
- Jan 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed, Islamarkaana ...
Gabadha kaliya ee ku Jirtay Baarlamanka Puntland oo Xil loo doortay
- Jan 21, 2019
Garoowe  ( Kalshaale ) Gabadha kaliya oo ka mid ah baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland Naciimo ...
Nin Ajnebi ah oo lagu Qabtay Garoonka Muqdisho iyo Dalka uu kasoo jeedo
- Jan 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Nin ajnabi ah oo laga shakiyey ayaa sabtidii lagu qabtay ...
Daawo: C.raxmaan Cirro oo Hargeisa Kasoo degay “Muuse wuxuu leeyahay Uma Baahni Khaatumo iyo Cali Khaliif”
- Jan 21, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Hargeisa  maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay Gudoomiyaha ...
Daawo: Faysal Waraabe oo ka hadlay Guurtida oo kordhiyey Wakhtii Baarlamaanka “Danaysteyaal bay ahaayeen”
- Jan 21, 2019
Hargeisa ( Kalshaale )  Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta markii 5aad xilka u kordhiyey golaha ...