MUUQAAL: Gudoomiyaha Aqalka SARE oo Burburkii dalka kadib Maanta Booqasho ku yimid Kismaayo (Video)

Kismaayo ( Kalshaale ) Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa yimid magaalada Kismaayo iyadoo uu garoonka diyaaradaha kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xaashi ayaa sheegay in ay tahay markii ugu horaysay ee uu kismaayo yimaado burburkii kadib waxaana uu sheegay in uu ku faraxsanyahay in uu maanta yimaado iyadoo nabadgalyo iyo Dowladnimo ay ka jirto, Wuxuuna Socdaalkiisu salka ku hayaa xalinta khilaafka u dhexeeya dowlada federalka iyo maamulada Qaar kamid ah.

Guddomiyaha aqalka sare oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee mudada dheer ku dhex jirtey siyaasada dalka Soomaaliya ayaa haatan doonayo sidii uu uga midho dhalin lahaa dadaal ay sameeyeen Xubnaha Aqalka sare.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)

  1. Dabshid says:

    Guddoomiyaha Aqalka Sare ilaa burburkii ma dhaafin Koofurta/ Xamar dhana uma dhaafin, marka kuma cusba Kismaayo.

    Tuftii- Sangaab Cigalow qabaa.




SHORT FILM: ZAKI , BISHAARO

Riix Sanadguurada Khaatumo

QISADA KINSI EE MARAYKANKA

Riix Sanadguurada Khaatumo
Madaxwayne Farmaajo oo Muqdisho Kusoo Wajahan iyo Kulankii La Filayey ee Muuse Biixi oo Meesha ka baxay
- Feb 20, 2019
Jabuuti ( Kalshaale )  Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ...
Muuqaal: Faarax Macalim oo ka Qayb galay dood uu TV-ga Kenya uga hadlay Xiisada Somalia iyo Kenya (Daawo)
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamanka dalka Kenya, Faarax Macallin ...
Daawo: Faratoon oo ka hadlay Safarka Muuse Biixi ku aaday dalka Itoobiya
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Sidii aanu Horay u baahinay Waxaa maanta magaalada hargeisa ka ...
Muuse Biixi oo Hargeisa ka dhoofay iyo Kulamada la Filayo ee Addis-Ababa
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa ...
Wargeysyada dalka Kenya oo weeraray dowladooda, Kana Faalooday Xiisada Soomaaliya
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Qormooyin isdaba joog ah ayay wargeysyada gudaha ka qoreen khilaafka ...