Maraykanka oo Baasaboorka Somalia Muddo 30-sano kadib ah Aqoonsaday

Muqdisho ( Kalshaale ) Waa markii ugu horaysay oo ay safaaradda Maraykanka ee Muqdisho sheegto in ay baasaboorka Soomaaliga ku bixindoonto Fiisaha dalka Maraykanka lagu galo muddo 30 sanno ah ka dib, waa arrin ay xukuumadda nabad iyo nolol libinteeda leedahay maadaama ay ku soo beegantay xilligay xilka hayaan.

Way odhan karaan waa markii ugu horaysay ee Baasaboor Soomaaliyeed lagu dhufto fiise Maraykanka. waanuna ku bogaadinaynaa Madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Raysal wasaare Xasan Cali Khayre dadaalka ay hawshan u galeen.

Af-hayeen u hadashay wasaaradda arrimaha dibada Maraykanka waxay ku tilmaamtay arrin taariikhiya oo lagu xoojinayo Dimuqraadiyada, iyo iskaashiga labada dal.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)

  1. Cadaado says:

    Daanyeernimo iyo sheeko baraleey waa tan oo kale.

    Dad nacasyaal ah, oo rabba in eey lufluf kaga helaan dowladda dhexe ee taagta darran, ayaa warkaan iyo wararka kale ee “igu sawirka” ah meelaha ku faafiya.

    Daanyeerta mas’uuliyiinta u ah Somalidana, maadaama eey wax eey dadka tusi karraan eeysan jirrin, maxeey sameeyn karaan. Oo aan ka’aheeyn safarro maalaayacni ah, iyo in lagu wareego, wadammo dadkooda iyo dalkooda nabad ka dhigtay, iyo in maalinba qof si been ah oo dheeldheel ah loo yirri safiir ayuu Somaliya kayahay, eey gacanta galiyaan oo eey salaamaan. Daanyeernimo waa tan Somalida badankood heeysata, oo ka dhigtay musqusha oo kale.
    Dalmida.
    God bless Somalia.




Ku-simaha madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo Guddiga Doorashada oo War Kasoo saaray Xaalada Baydhabo
- Dec 14, 2018
Baydhabo ( Kalshaale ) Ku-simaha madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ahna guddoomiyaha Baarlamaanka Cabduqadir Shariif ...
Daawo: Dowladda Qatar oo shaacisay inay Bilaabayso dhismaha dekada Hobyo
- Dec 14, 2018
Doha  ( Kalshaale ) Wasiirka wasaaradda gaadiidka, isgaarsiinta iyo dekada dawladda Qatar, Jassim Bin ...
Xaalada Baydhabo oo kacsan iyo Xildhibaan lagu dilay , Wararkii u dambeeyay
- Dec 14, 2018
Baydhabo ( Kalshaale ) Wali xiisad ayaa ka taagan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ...
MUUQAAL: Cali Xaraare oo barnaamij uga hadlay Xaalada Baydhaba iyo Mukhtaar Roobow
- Dec 14, 2018
Garoowe  ( Kalshaale ) Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamij  Gaar ah oo Cali ...
Daawo: Aqalka Sanatka Maraykanka oo isku raacay in Maxamed Bin-Salman uu ka dambeeyey dilkii Khashoggi (Video)
- Dec 14, 2018
London ( Kalshaale ) Xubnaha aqalka senators-ka Maraykanka ayaa u codeeyay in milatariga dalkaasi ...