Daawo: Qiso Jacayl Murugo badan oo Hargeysa Lagu soo Bandhigay (Video)

Hargeisa ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Hargeisa lagu soo bandhigay  Qiso Jacayl oo Murugo badan , Kuna saabsan Wiil dhallinayro ah oo ku dhaqan magaalada Hargeysa Jacayl dartii makiinad ugu jar-jaray jidhkiisa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxaa sidoo kale Warbixintan aad ku daawan doontaa, Guushii ka dambaysay dhibaatadii ay soo mareen Markii Gabadhii Nin kale Guursaday, Kadibna Wiilkii uu Sucuudiga u Tahriibay, Hadana ay Gabadhii ka daba tagtay, Iyagoo hada kusoo noqday Hargeisa oo Reerkooda ku dhaqday, Allena uu ku Arsaaqay Ubad dhowr ah. DAAWO WAXA DHACAY.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)

  1. weedhsame says:

    Asc

    Kkkk

    War sikastaba aad u jeclaatide, ma gabadh ninkale kaa guursaday ayaad mar labaad soo dhawaysatay?Allaylahay adiga iyo ragaan aqaano farqi wayn ayaa udhaxeeyo xaqiiqatan kkkk

    War brother reerka Alle hakuu barakeeyo,farxadana mid waarta hakaaga dhigo.wiil iyo caano, gabadh iyo caano inshaa Allah




Ku-simaha madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo Guddiga Doorashada oo War Kasoo saaray Xaalada Baydhabo
- Dec 14, 2018
Baydhabo ( Kalshaale ) Ku-simaha madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ahna guddoomiyaha Baarlamaanka Cabduqadir Shariif ...
Daawo: Dowladda Qatar oo shaacisay inay Bilaabayso dhismaha dekada Hobyo
- Dec 14, 2018
Doha  ( Kalshaale ) Wasiirka wasaaradda gaadiidka, isgaarsiinta iyo dekada dawladda Qatar, Jassim Bin ...
Xaalada Baydhabo oo kacsan iyo Xildhibaan lagu dilay , Wararkii u dambeeyay
- Dec 14, 2018
Baydhabo ( Kalshaale ) Wali xiisad ayaa ka taagan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ...
MUUQAAL: Cali Xaraare oo barnaamij uga hadlay Xaalada Baydhaba iyo Mukhtaar Roobow
- Dec 14, 2018
Garoowe  ( Kalshaale ) Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamij  Gaar ah oo Cali ...
Daawo: Aqalka Sanatka Maraykanka oo isku raacay in Maxamed Bin-Salman uu ka dambeeyey dilkii Khashoggi (Video)
- Dec 14, 2018
London ( Kalshaale ) Xubnaha aqalka senators-ka Maraykanka ayaa u codeeyay in milatariga dalkaasi ...