Daawo Muuqaal: Ciidamada Dawlad deegaanka oo Fashiliyey Qaraxyo La doonayey in laga gaysto JIGJIGA

Jigjiga  ( Kalshaale ) Ciidamada Ammaanka ee magaalada Jigjiga ayaa ku Guulaystay inay Fashiliyaan Waxyaabaha Qarxa oo la doonayey in lala beegsado Goobaha Shacabka, waxayna sheegeen inay soo Abaabuleen Hadhaagii Xukuumadii Hore ee uu Hogaamiyey Cabdi Xamuud Cumar.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Waxaa la doonayey in lagu Qarxiyo goobaha ay Bulshadu ku Kulanto, Waxaana Falkaasi waday Axmed Mahad Colow ( Axmed Ilka Case ), Waana la Fashiliyey, Sidoo kale waxaa jira Lacago badan oo loo balan Qaaday Dadkii Qaraxaasi waday. “ Ayuu yidhi Sarkaal u hadlay Ciidamada.

Madaxwaynaha deegaanka Soomaalida Mustafe Maxamud Cumar Cagjar ayaa dhowaan sheegay inay Jiraan Xubno Baxsaday oo ku sugan Somaliland, Puntland iyo deegaano kale kuwaasi oo soo Abaabulaya Qaraxyo ay ka gaystaan deegaanka, Inkastoo Masuuliyiin u hadlay Somaliland ay iska fogeen Arintaasi.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (3)

  1. Mr BaHaL says:

    Waxay u badan tahay in qaraxan laga soo abaabulay,Hargeisa,Garoowe ama Ksimaayo.Madaxwayne Cagjar ayaa hore u sheegay in meelahaasi qaraxyo laga soo abaabulayo,taasi o u ekayd inuu hayay wacaal laysku halayn karo.

    Dalmida

  2. Nuurkanederland says:

    Markaan kaashado khabiirnimada aan u leeyahay Argagaxisada(Terrorist)Qaraxaan waxaa soo maleegay kooxaha any taageeraan CIA,MI6,Mossad,iwm.kooxahaas oo ah.
    ISIS=Israeli Secret Intelligence Service.
    Isis leader Abubakr ex-name Elliot Shimon 100% he was Mossad Agent.isn’t Muslims,sure.
    Isis they never attack Israeli.why not? Isis made in Israeli….ISIS=Israeli toilet paper.
    Did Mossad do Charlie Hebdo(Paris).
    Mossad fingerprints on Paris attack.
    Israeli did 9/11 & inside job.
    Donald Trump says:Obama he founded of ISIS.
    Go fuck your self.
    Sporko.

  3. Nuurkanederland says:

    Nuurka.
    Political analyst.
    Khabiir Ku takhasusey Arimaha Argagaxisada.
    #########################################.
    Markaan kaashado khabiirnimada aan u leeyahay Argagaxisada(Terrorist)Qaraxaan waxaa soo maleegay kooxaha any taageeraan CIA,MI6,Mossad,iwm.kooxahaas oo ah.
    ISIS=Israeli Secret Intelligence Service.
    Isis leader Abubakr ex-name Elliot Shimon 100% he was Mossad Agent.isn’t Muslims,sure.
    Isis they never attack Israeli.why not? Isis made in Israeli….ISIS=Israeli toilet paper.
    Did Mossad do Charlie Hebdo(Paris).
    Mossad fingerprints on Paris attack.
    Israeli did 9/11 & inside job.
    Donald Trump says:Obama he founded of ISIS.
    Go fuck your self.
    Sporko.




Ku-simaha madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo Guddiga Doorashada oo War Kasoo saaray Xaalada Baydhabo
- Dec 14, 2018
Baydhabo ( Kalshaale ) Ku-simaha madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ahna guddoomiyaha Baarlamaanka Cabduqadir Shariif ...
Daawo: Dowladda Qatar oo shaacisay inay Bilaabayso dhismaha dekada Hobyo
- Dec 14, 2018
Doha  ( Kalshaale ) Wasiirka wasaaradda gaadiidka, isgaarsiinta iyo dekada dawladda Qatar, Jassim Bin ...
Xaalada Baydhabo oo kacsan iyo Xildhibaan lagu dilay , Wararkii u dambeeyay
- Dec 14, 2018
Baydhabo ( Kalshaale ) Wali xiisad ayaa ka taagan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ...
MUUQAAL: Cali Xaraare oo barnaamij uga hadlay Xaalada Baydhaba iyo Mukhtaar Roobow
- Dec 14, 2018
Garoowe  ( Kalshaale ) Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamij  Gaar ah oo Cali ...
Daawo: Aqalka Sanatka Maraykanka oo isku raacay in Maxamed Bin-Salman uu ka dambeeyey dilkii Khashoggi (Video)
- Dec 14, 2018
London ( Kalshaale ) Xubnaha aqalka senators-ka Maraykanka ayaa u codeeyay in milatariga dalkaasi ...