MUUQAAL: Ilhan Cumar oo Khudbad Xiiso leh u jeedisay Soomaalida, Kana hadashay Siyaasadda Trump (Daawo)

Minneapolis ( Kalshaale) Ilhaan Cumar oo ah Gabadh Soomaali Maraykan ah oo dhowaan ku Guulaystay Doorashadii ka dhacday Maraykanka kuna biirtay Aqalka Kongarayska ayaa Soomaalida u jeedisay Khudbad xiiso badan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ilhaan ayaa si wayn uga hadashay Halgankii ay soo martay, Cunsuriyiintii dhibaatada ku haysay Soomaalida iyo Ajaanibta kale, Waxayna sidoo kale ka hadashay Arimaha Siyaasadda ee Madaxwayne Trump iyo Arimo kale.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (2)

  1. Nuurkanederland says:

    Ilhaan Hambalyo.
    Somalida Minisota durba Jiilkii koowaad waxaay Ku guuleysteen inay Congereska u diraan Mss Ilhaan.ok,Jiilka labaad ee Ku dhashay Maraykankana waa in ay u diraan Musharax Madaxweyne ee (D).
    Somalida Minisota waxay dhigeen SCORE cusub.lkn taasi waxay ka turjumaysaa in Somalidu tahay dad Siyaasada jecel.Hobina uleh.
    waxayna Somalidu ku caan tahay afartaan qodob…….
    Siyaasada,
    warbaahinta,
    Ganacsiga,
    Dagaalka & Suugaanta.
    waana dad firfircoon oo karti badan,xaqiiq.
    Gacan baa laynoo taagey.
    Sababahaasina waata Dawladnimadeenii hore loo burburiyey al-aan laynoogu diidan yahay
    Dawladnimo Somaliyed=Nabad & Nolol.
    Kuwa inoo diidana Nabada & Nolosha waxaa ugu horeeya U.S.A.
    Ok. Maraykana waa inagaas Congerskiisii ugu galay.Guul dheh.
    ***************************-**–**********.
    ISIS=Israeli Secret Intelligence Services.
    They are Israelian toilet paper,
    go fuck your self.

  2. C/Raxmaan says:

    Guul Ilhan . Hambalyo. Waxay tiri Ilhan : Gabadha Soomaaliyeed ee dhigata iskuulada Mareykanka ee sidata QAMAALKA waxay arkeysaa eedadeed Ilhan Cumar oo CONGRES’ka dhexfadhida xirana qamaal .

    Dhiiragelin.com




SHORT FILM: ZAKI , BISHAARO

Riix Sanadguurada Khaatumo

QISADA KINSI EE MARAYKANKA

Riix Sanadguurada Khaatumo
Madaxwayne Farmaajo oo Muqdisho Kusoo Wajahan iyo Kulankii La Filayey ee Muuse Biixi oo Meesha ka baxay
- Feb 20, 2019
Jabuuti ( Kalshaale )  Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ...
Muuqaal: Faarax Macalim oo ka Qayb galay dood uu TV-ga Kenya uga hadlay Xiisada Somalia iyo Kenya (Daawo)
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamanka dalka Kenya, Faarax Macallin ...
Daawo: Faratoon oo ka hadlay Safarka Muuse Biixi ku aaday dalka Itoobiya
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Sidii aanu Horay u baahinay Waxaa maanta magaalada hargeisa ka ...
Muuse Biixi oo Hargeisa ka dhoofay iyo Kulamada la Filayo ee Addis-Ababa
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa ...
Wargeysyada dalka Kenya oo weeraray dowladooda, Kana Faalooday Xiisada Soomaaliya
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Qormooyin isdaba joog ah ayay wargeysyada gudaha ka qoreen khilaafka ...