MUUQAAL: Baarlamaanka Somalia oo Ansixiyey xeer ay lacag ku Qaadan doonaan iyo Sida ay Wax u dhaceen

Muqdisho ( Kalshaale ) Xildhibaanada Golaha Shacabka kulan maanta ay ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka waxa ay aqrinta 3-aaad geliyeen Mashruuca Xeerka Xuquuqda Siyaasiyiinta Dowladda.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan oo shir gudoomiyay Kulanka oo ay Xaadiyeen 170mudane ayaa codka Kalsoonida geliyay Hindisahaan.

167 Xildhibaan ayaa ogolaatay, 2-Mudane ayaa ka aamustay halka uu diiday Hal Xildhibaan, sidaas ayuu ansax ku noqday sida uu ku dhawaaqay Shir Guddoonkii Maanta.

Xeerkaan ayaa u gudbaya Golaha Aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya si ay iyanne u mariyaan aqrinta 1-aad, 2-aad iyo 3-aad, ugu dambeyn kolka ay ansixiyaan waxa uu usii gudbayaa Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya si uu saxiixo uguna mid noqdo sharciyada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAAL WARBIXINTA WAXA DHACAY

Guddiga soo gudbiyay Xeerkaan ayaa sheegay in sharcigaan uu ka qayb qaadanayo Miisanad sanadeedka 2019 si meel loogu yeelo Xuquuqda Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee qaranka usoo shaqeeyay.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (2)

  1. Nuurkanederland says:

    D I G N I I N.
    #####//////#####//////######/////…
    Who really is ISIS!?
    I=Israeli
    S=Secret
    I=Intelligence
    S=Services.
    Tusaale:-
    ISIS they never attack Israel.Isis made in Israeli.
    ISIS Leader Abubaka Magaciisa saxda ah waa (Aka Elliote Shimon)100% he was Mossad Agent=Al-Israeliyah.isn’t Muslims.sure!.
    Argagaxiso oo dhan waxay hoos tagtaa Washington DC & TelAvive.
    Tusaale kale:-
    Mossad Fingerprints on Paris attack.
    Did Mossad do Charlie Hebdo (Paris).
    Israeli did 9/11 & inside job!.
    Donald Trump says:Obama he founded of ISIS.
    Osama Bin laden still alive(Bahamas)weli wuxuu ku nool yahay Jaziirada Bahamas.
    19 hijackers ee weerarkii Maraykanka ee 9/11 qaar ka mid ah oo nool baa lasoo heley sida:Welid & Maxamed Cadaa.
    OK.we are Muslims mana aqbali karo ceeb la marmarinayo Diintayada Macaan.waxaynu leenahay Stop ISLAM BAN & ISLAMO PHOPIA.
    Fura indhaha.

  2. Cadaado says:

    Daanyeerada aan sheego ee nijaasta ah kuwaan xildhibaanada isku sheega ayaa uGu horeeya. Aduunka eey tuugsadaan wuu ku qoslayaa, oo wuu ogyahay, maxeey dadka Somaliyeed u qabtaan? Xataa walaahi in eeysan shaqeeynin 5 saac usbuucii. In eey daanyeero yahiin cawaan ah, marka uu qof madax lagu sheego uu airport ka kasoo dagaya, kuligood saf ayeey galayaan. War waxaan daanyeerta ah yaanan waxba laga sugin. Waa cawaan aanan xishoon. Waa losers kii, iyo mashaqeeystayaashii aduunka oo Xamar iskugu yimid, si eey qaddo bilaash ah u cunaan. Daanyeero.
    Dalmida.
    God bless Somalia.




Ku-simaha madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo Guddiga Doorashada oo War Kasoo saaray Xaalada Baydhabo
- Dec 14, 2018
Baydhabo ( Kalshaale ) Ku-simaha madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ahna guddoomiyaha Baarlamaanka Cabduqadir Shariif ...
Daawo: Dowladda Qatar oo shaacisay inay Bilaabayso dhismaha dekada Hobyo
- Dec 14, 2018
Doha  ( Kalshaale ) Wasiirka wasaaradda gaadiidka, isgaarsiinta iyo dekada dawladda Qatar, Jassim Bin ...
Xaalada Baydhabo oo kacsan iyo Xildhibaan lagu dilay , Wararkii u dambeeyay
- Dec 14, 2018
Baydhabo ( Kalshaale ) Wali xiisad ayaa ka taagan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ...
MUUQAAL: Cali Xaraare oo barnaamij uga hadlay Xaalada Baydhaba iyo Mukhtaar Roobow
- Dec 14, 2018
Garoowe  ( Kalshaale ) Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamij  Gaar ah oo Cali ...
Daawo: Aqalka Sanatka Maraykanka oo isku raacay in Maxamed Bin-Salman uu ka dambeeyey dilkii Khashoggi (Video)
- Dec 14, 2018
London ( Kalshaale ) Xubnaha aqalka senators-ka Maraykanka ayaa u codeeyay in milatariga dalkaasi ...