Magaalada Badhan oo ka wada baxday Gacanta Somaliland iyo Soodhoweyntii Gen. Asad loogu sameeyay (Muuqaal)

Badhan ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Badhan ee Gobalka Sanaag maanta Soo dhowayn Balaadhan Loogu sameeyay Musharax waynaha Puntland Gen. Asad Cismaan Cabdulaahi ( Diyaano ).

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Khudbad uu shacabka iyo Waxgaradka magaalada Badhan u jeediyey ayuu ku sheegay Inay ka go’antahay Sanaagta Quruxda badan in Nabad laga dhigo, oo Dawladnimadu ay soo gaadho, Wuxuuna xusay Qorsheyaal kala duwan oo uu doonayo inuu deegaanka ka Fuliyo.

Dhinaca kale Musharax Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Ku Booqday Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Gurigiisa degmada Badhan ee Gobolka Sanaag, Wuxuuna suldaanku u Rajeeyey inuu ku guulaysto Xilkaasi.

Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag oo kamid ahayd deegaanada ay ku muransanaayeen Puntland iyo Somaliland,  ayaa u muuqata inay ka baxday  Saamayntii Somaliland ku lahayd, waxaana dhowaan  Madaxwayne Gaas uu ka Fuliyey Mashaariic kala duwan, Sidoo kalana Madaxwaynaha Somaliland  Muuse Biixi oo dhowaan booqday Sanaag ayaan tegin magaalada Badhan iyo deegaanada ku xeeran.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (9)

  1. Land of Punt says:

    Alla kuwaan Kalshaale qora maxay niic meesha keeneen.. Kkkkkkkkk
    Ma Badhan ayey Somaliland weligeed cag dhigtay macal waa Engriiskii.. Bal iisheeg maalin calan Engiriis iyo mid Somaliland la suray Baran?
    Kuye Badhan oo ka baxday gacanta Somaliland..kkkkkk
    Awal goorma ayey gacantooda ku jirtay?????
    Fucking idiot.
    Magaca waa Baran maaha Badhan..
    Baran ma taqaaniin macnaheeda..
    Fucking Kalshaale.ca.

  2. Land of Punt says:

    Somalia qofka aqli leh wuxuu fahmin ismaamul dadka fahmay ku libaaneen.
    Baran tuulo yar ayey ahayd 10 sano ka hor maanta waxaa ku taal Jamacadda Maakhir oo civil Engneering iyo medicin lagu barto.
    World class city ku socotaa oo laami kusoo dhow yahay..
    Tuulo walba wax ha qabsato…
    Vivo dal aada nool, vivo federal.

  3. khaatumo haanoolaatoo says:

    laand of
    caaa maxa ku helay waad isku dhexyaacday boowe
    badhani axay kutaal gobolka sanaag waxa ka sokeeya
    o udhexeya isaaq iyo wersangeli deegaanka reer khaatumo
    yacni wersangeli iyo isaaq xuduud maleh ismana
    gaadhaan weli yaaba isgaadhay difaacba kasokeya badhan
    kkkkk maagaaladuna maaha baran e waa badhan
    boowe hakhaldin magaca ilaahow nimaan dhulkisa hooyo
    kala aqoon hacadaabin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. Abwaan deeq says:

    @warsangali Kama ilbaxaan miyaa kaba qaadka @mj an waxba u ogeyn Yasidna ugu dara warhooy sacaba tunka @pintiland an danina idinku jirin Ka tashada ma haboona in @maalinba inamo yaryari idinso Qayilaad tagaan si ay isugu kiin sawiraan @f*ck Inta caqliga laga xaday.

  5. Land of Punt says:

    Waa iska kaftamayaa marka Baran iyo Badhan ka hadlayo, waa lahajad, waa magalada kala barta Sanaag iyo Bari aka Baran.
    Ninkaan wuxuu balanqaaday amni iyo in wadooyinka cadcad uu madow ka dhigidoono, calashaan wadooyinka jayga ka dhigidoono laami.
    Jaamadda Maakhir noqon doonto best Univerity in Puntland, shaqana abuuridoono, buuraha Calmadowna ku baashaali doono..
    Kkkkkkkkkk
    Waana inta siyaasiga laga rabo in dadka u sheego waxa soo kordhindoono..
    He is okey so far.

    • Land of Punt says:

      Sorry: Sanaag iyo Bari maaha, waxay kala bartaa buuraha Calmadow iyo Galgala,
      Adigigu bartanka buuraha kana xigta dhinaca dhulka siman.
      Sida uu sheegay aqoonyahay dhulka yaqaan.

  6. Land of Punt says:

    Abwaan deeq
    Dabaal, Warsangeli kabaqaad MJ kuye.
    Adigu goorma ayaad ka ilbixin kabaqaabnimo Isaaq.
    Warsangeli dhulkooda ayagaa leh oo dega sida rabaan ka yeelin, ma cidbaa xabad dhafoorka uga hayaa.
    Sida aan maqlay Laaska ayaa xabad dhafoorka la isaga hayaa oo islaantii mudaharaada jeelka la geyn, shalaydaas islaanbaa gudaha lidoorka dhigeen, gaari shidaal ugu shubtay kii la baxsaday..
    Meesha xuduudkii North iyo South Korea ayey noqotay, oo habeenkii laga baxsado, subaxdiina kuwii lug ku lahaa la qabqabto…kkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkk😱

  7. Land of Punt says:

    Puntland horumarbaa ka socda, in gobolada iskutasgadaan loo baahan yahay youtube clip ila daawada dhowr daqiiqo ah.
    https://m.youtube.com/watch?v=AvcA3nOcv2w

  8. Ali Zubeer says:

    Waar ninkan sow maaha daanyeerkii ashaahada la dirirka madax u ahaa.

    Imisa Somali ayuu qabaa oo black water u dhiibay oo uu badda ku dilay.

    Haddii uusan ka towban keenin dembiyadii uu galay, lagana gudin crimkii uu galay
    Wakhtiga yuusan iska dhumin

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors




Ku-simaha madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo Guddiga Doorashada oo War Kasoo saaray Xaalada Baydhabo
- Dec 14, 2018
Baydhabo ( Kalshaale ) Ku-simaha madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ahna guddoomiyaha Baarlamaanka Cabduqadir Shariif ...
Daawo: Dowladda Qatar oo shaacisay inay Bilaabayso dhismaha dekada Hobyo
- Dec 14, 2018
Doha  ( Kalshaale ) Wasiirka wasaaradda gaadiidka, isgaarsiinta iyo dekada dawladda Qatar, Jassim Bin ...
Xaalada Baydhabo oo kacsan iyo Xildhibaan lagu dilay , Wararkii u dambeeyay
- Dec 14, 2018
Baydhabo ( Kalshaale ) Wali xiisad ayaa ka taagan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ...
MUUQAAL: Cali Xaraare oo barnaamij uga hadlay Xaalada Baydhaba iyo Mukhtaar Roobow
- Dec 14, 2018
Garoowe  ( Kalshaale ) Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamij  Gaar ah oo Cali ...
Daawo: Aqalka Sanatka Maraykanka oo isku raacay in Maxamed Bin-Salman uu ka dambeeyey dilkii Khashoggi (Video)
- Dec 14, 2018
London ( Kalshaale ) Xubnaha aqalka senators-ka Maraykanka ayaa u codeeyay in milatariga dalkaasi ...