Madaxa Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea oo yeelanaya wajigii labaad ee shir saddex geesood ah

Hargeisa ( Kalshaale ) Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maalinta berri u safraya magaalada Bahr Dar ee Caasimadda Gobolka Ismaamulka Amxaarada Itoobiya.

Madaxweyne Farmaajo ayaa magaalada Bahr Dar uga qeyb galaya shirka saddex geesoodka ay yeelanayaan Madaxda Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea.

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada ayaa bartiisa Twitter ku soo qoray in Madaxweyne Farmaajo uu berri u safri doono magaalada Bahr Dar ee dalka Itoobiya, halkaasoo uga qeyb galayo shirka saddex geesoodka

Shirkan ayaa ah wajigii labaad shirka iskaashiga dhaqaalaha Geeska Afrika, kaasoo daba socda heshiiskii bishii September ee sanadkan ay Asmara ku kala saxiixdeen Madaxda dalalka Itoobiya, Eritrea iyo Soomaaliya.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (2)

  1. Mr BaHaL says:

    Madaxda Gees africa.Waar Oromadii xauunkii geeska ayay daweeyeen.Waxaas ayaa Laandgeere la yidhaa.Laandheerehu waa noocaasi oo dadka oo dhan ayuu isku wada.

    Laangaabkii Jabartii ee Inangumeedka ahaa waa laga raystay.Daayeer soo qaldamay oo wax aanu gayin sida ayuu ahaa Tegreegii gudaafada ahaa.

    Somalibaa yaabay.

    Dalmida

  2. Saed says:

    Farmaajo waa nin jabarti ah geeska afrika jabarti kama maaranto




Daawo: Maxaa dhexmaray Madaxwayne Mustafe Cagjar iyo Waxgaradkii Beesha Dhulbahante ee JIG-JIGA Soo Gaadhay
- Nov 16, 2018
Jigjiga  ( Kalshaale ) Madaxweynaha deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa magaalada Jigjiga kusoo dhoweeyay ...
Jen. Indho-cadde oo ka hadlay halka ay Shabaab ka helaan Dharka Ciidamada Dawladda iyo Hubka
- Nov 16, 2018
Muqdisho  ( Kalshaale) Gen Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-cadde oo kamid ah saraakiisha ciidamada dowladda, ...
Galmudug : Wararkii ugu dambeeyay dagaal ay ciidamada DF ka gaadheen guulo oo dhacay
- Nov 16, 2018
Laascaanod ( Kalshaale) Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo ...
MUUQAAL: Gabadh uu dhalay Wariye Soomaaliyeed oo Caan ah oo Shaqo ka Heshay Xafiiska Duqa London (Daawo)
- Nov 16, 2018
London ( Kalshaale ) Xafsa Cabdixaafid Maxamuud oo ah Gabadh Soomaaliyeed oo 17-jir ah ...
MUUQAAL: Qaramadda Midoobay oo War kasoo saartay [Saldhiga Berbera] Iyo Xiisada Puntland iyo Soomaliland
- Nov 16, 2018
Laascaanod ( Kalshaale ) Warbixintii ay sii deysay kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunaqabateynta ...