Qarax gaadhi oo ka dhacay Muqdisho Iyo Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Maamulka Hirshabeele oo ku dhintay

Muqdisho ( Kalshaale ) Gaadhi waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyay goor dhow ku qarxay agagaarka Hotel Muna ee degmada Xamar Weyne ee magaalada Muqdisho.

Wararka qaar ayaa sheegaya in gaariga qarxay la dhigay wadada dhinaceeda, gaar ahaan wada dhinac ka marta Hotelkii Muna.

Uuro iyo qiic ayaa la arkayay goobta qaraxa ka dhacay, waxaana la soo sheegayaa inuu jiro khasaare ka dhashay.

War hada soo dhacay : Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Hirshabele oo la yidhaahdo C/wali Maxamed Ibraahim ayaa la sheegay inuu lahaa gaariga, waxayna wararku sheegayaan inuu ku dhintay qaraxa ka dib markii ay soo gaareen dhaawacyo halis ah.

Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle ayaa intooda badan waxa ay ku sugan yihiin magaalada Muqdisho kadib markii dhowaan ay galeen fasax labo bilood ah.

Qaraxan ayaa la sheegay inuu ahaa mid loogu xidhey baabuur nooca Raaxada ah ee uu watay xildhibaanka.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




Nin Ajnebi ah oo lagu Qabtay Garoonka Muqdisho iyo Dalka uu kasoo jeedo
- Jan 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Nin ajnabi ah oo laga shakiyey ayaa sabtidii lagu qabtay ...
Daawo: C.raxmaan Cirro oo Hargeisa Kasoo degay “Muuse wuxuu leeyahay Uma Baahni Khaatumo iyo Cali Khaliif”
- Jan 21, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Hargeisa  maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay Gudoomiyaha ...
Daawo: Faysal Waraabe oo ka hadlay Guurtida oo kordhiyey Wakhtii Baarlamaanka “Danaysteyaal bay ahaayeen”
- Jan 21, 2019
Hargeisa ( Kalshaale )  Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta markii 5aad xilka u kordhiyey golaha ...
Ciidamada Yuhuuda oo Duqeeyay Ciidanka Iiraan iyo Wararkii ugu dambeeyay
- Jan 21, 2019
Hargeisa ( Kalshaale )  Ciidamada Israel ayaa xaqiijiyey inay xalay gantaalo ay ku tuureen saldhigyada ...
DAAWO: Xadhiga Sharci Darada ah ee Maanta ka taagan Hargeisa iyo Aragtidii Muuse Biixi Intaanu Xilka Qaban (Video)
- Jan 21, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Magaalada Hargeisa waxaa  Kulamo kala duwan oo ka dhacay siwayn ...