MUUQAAL: DF-Somalia oo dhalinyaro Rag & Dumar isugu Jirta kasoo Celiyey Dalka Liibiya Iyo Dareenka Farxadeed

Muqdisho ( Kalshaale ) Diyaarad siday 124 qof oo Dawladda Soomaaliya ay kasoo deysay Xabsiyadda dalka Liibiya ayaa soo gaadhay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo isugu jira Rag iyo Dumar, waxaana Wajiyadooda ka muuqday dhibaatooyin ay kala kulmeen intii ay ku jireen xabsiyadda dalkaasi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxaa Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho dhalinyaradaasi kusoo dhaweeyey Wasiiro iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Qaar ka mid ah dhallinyaradda Mudada dheer ku xiranaa Xabsiyadda Liibaya ee nasiibka uu yeeshey in Dawladda Soomaaliya ay Dalkooda dib ugu soo celiso ayaa ka hadlay Dareenkooda, iyaggoo soo dhaweeyey dadaalka Dawladda ay u gashay in laga soo saaro Xabsiyadaasi, isla markaana dib loogu soo celiyo dalkooda Hooyo.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (5)

  1. gaafaw says:

    @ dabshid
    waryaa reer aw saacid ayaan qaraabanahay ,hada kadib iga xishoo
    reer aw udgoone ayaa yaabey

  2. Dabshid says:

    Gaafaw

    Reer ow saacid kuwey ahaayeen, ma haddaa lagu soo darey Afarta Caroole Axmed.

    Bees la heley iga dheh.

  3. Dabshid says:

    Dowladdu waa iney dhalinyarada ka dhigto Askar, kadina u qaado dalalka kale ee conflict ka jiro si tabobar fiican u soo qaataan.

    Gaardis iyo salaan saar maahan waxey u baahanyahiin.

  4. Garqaad says:

    Shariif xasan waala tuuray. Yaa ku xigo?

    Malla heli donaa governo gobal oo sidii gudoomiyaha golaha shacabka yes man ah?

    Taabid.ayaa la tuuray yarisoow ayaa yimid yes man. Jawaari ayaa la tuuray. Mursal ayaa yimid yes man.

    Xasan cali kheyre waa libaax u soo baxay dalkaan.

    Madaxweyne farmaajo 2 maamul ee tolkii maka adkaan donaa mise wuxuu noqon donaa kurtun lagu qasaaray?

    Hadaanba lees dhaafeyn waa in uu adkaado midka metelo somaliweyn.

    Nimanaa laga sheegay.
    USC HORTEED WAA YAABANEYN YEYGAANA WEESKA YIIL.

  5. Dabshid says:

    Garqaad

    Farmaajo wuxuu noqon Nabadoon Daarood ama Madaxweyne Soomaaliyeed.

    Kuma heysano Saxaraha Garowe oo Max’ed Siyaad iyo Dowladihii Rayidkuba uma tirsaneyn, laakiin ka yeelimeyno

    Magaaladdii 5ta Soomaaliyeed Kismaayo waxaan ku fiirsan Daanyeer korsaaran Kaare Kuukuuyo.

    Waqti ayaan siineynaa ilaa doorashada K.Galbeed dhanac u dhaceyso, ka dib waxaan ka sugeynaa inuu Fadhiisto Xafiiska Governor Kismaayo oo uu halkaas kula kulmo Caano Keene iyo Koyto.

    – Nin Dumaal Ka xishoodey ilmo kama dhalo.




Daawo: Maxaa dhexmaray Madaxwayne Mustafe Cagjar iyo Waxgaradkii Beesha Dhulbahante ee JIG-JIGA Soo Gaadhay
- Nov 16, 2018
Jigjiga  ( Kalshaale ) Madaxweynaha deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa magaalada Jigjiga kusoo dhoweeyay ...
Jen. Indho-cadde oo ka hadlay halka ay Shabaab ka helaan Dharka Ciidamada Dawladda iyo Hubka
- Nov 16, 2018
Muqdisho  ( Kalshaale) Gen Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-cadde oo kamid ah saraakiisha ciidamada dowladda, ...
Galmudug : Wararkii ugu dambeeyay dagaal ay ciidamada DF ka gaadheen guulo oo dhacay
- Nov 16, 2018
Laascaanod ( Kalshaale) Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo ...
MUUQAAL: Gabadh uu dhalay Wariye Soomaaliyeed oo Caan ah oo Shaqo ka Heshay Xafiiska Duqa London (Daawo)
- Nov 16, 2018
London ( Kalshaale ) Xafsa Cabdixaafid Maxamuud oo ah Gabadh Soomaaliyeed oo 17-jir ah ...
MUUQAAL: Qaramadda Midoobay oo War kasoo saartay [Saldhiga Berbera] Iyo Xiisada Puntland iyo Soomaliland
- Nov 16, 2018
Laascaanod ( Kalshaale ) Warbixintii ay sii deysay kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunaqabateynta ...