Daawo: Xisabiga Wadani “Somaliland iyadoo Gur-guuranaysa ayay Muqdisho Tegi doontaa, Itoobiya naga xidhantay”

Hargeisa  ( Kalshaale ) Xisbiga Wadani aya sheegay in   Sumcadii Somaliland ay Caalamku  ku lahayd  siwayn Hoos u dhacday, Wuxuuna xusay inay  Kala Qaybsanaanta iyo Isku dhaca beelaha Guduhu uu Muujinayo Tayyo Xumada Somaliland,  iyadoona  in Isbadalka Gobolka Geeska Afrika ka socda uu kasoo horjeedo wax kasta oo ay Rabto.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Waxkasta oo aynu doonayno way kasoo horjeedaan  waxa Gobolka ka socda,  Siyaasadii Itoobiya hada way inaga soo Xidhantay ,  Inaga oo sidan ah sidee ayaynu kusii Jiri karnaa,     Hadii ay wadajir la waayo masii Jiri doono,   Hogaamin ayaynu u baahanahay ,    Waa inuu Muuse Biixi soo dhiso dawlad Cusub,   Hadii ay taasi dhici waydo, waxay Noqonaysaa Halkii Prof. Samatar  uu sheegay ee ahaa  ” Somaliland Iyadoo Gur-guuraynaysa ayay Muqdisho tegi doonaan, ama way kala tagi doontaan.”Ayuu yidhi  Xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani  Khadar Xuseen Cabdi .


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (16)

  1. Idoor liqe says:

    Mayee Ictiraafka daaqada saaran 2022. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. Hayaan says:

    Soo haabo 1992 ayaan iri qabiil dowlad noqon karaa majiro impossible. Maxay dadkooda Hargaisa Berbera iyo Burco beenta ugu sheegayeen iyakoo og xaqiiqda dhabta ah, waxay Oran jireen Aqoonsigii Miiskuu saaran yahay,waan is afgaranay,waan heshiinay, waa nalasoo dhoweeyey.

    Maanta waxaa u cadaatay in ay lafcad toobin kuhayaan oo ay la meeqaam yihiin G/mudug,southwest,J/land P/land.

    Ethiopia oo ay Oran jireen waa walaalaheen a dhabta ah albaabkii bay ka xidhatay. Igad, OAU, J/carabta. EU.dhamaan waxaa loo sheegay in aysan jirin wax aqoonsi la yiraahdo waayo shiruudihii dal Lagu aqoonsan lahaa may buuxin why?

    1) Soomaaliyadii ay ka tirsaan jireen kumay heshiinin in dalka laka jaro.

    2). Waa Hal qabiil

  3. Idoor liqe says:

    Ban Ki-Moon baa yaabay . Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. Mr BaHaL says:

    Calaacalka
    Somaliland
    Puntland
    Kooxdii Ina Ilay iyo
    Jubland

    Koonkur Galbeed iyadu shalaybaa dhiigii laga badalay.Dr Somali ayaay shalay dhiiggga badalay.

    Dalmida

  5. Kalahage says:

    Baho xabasho wali ma quusan la’dahay.waxay u egyihiin in fursado badan oo ay dayaceen ay hada ka qoomameynayaan.

    Nin baa laga hayaa markaan tabar hayey talo ma haynin hada oon talo hayana tabar ma hayno.

    Maamulkaa baho xabasho waxaan ka maqli jiray cidii soomaaliya la hadasha carrabka ha laga gooyo hadana waxay ku leeyihiin waa in wada hadalkii la dedejiyaa.

  6. Kalahage says:

    Tolow kii gaas ahaa ciidamadii uu lahaa garowe ayaan ku ururinayaa muxuu saaxiibkii shariif sakiin ugu diri waayey.

    Mise bariis ayuu madaxiisa ku miisanayey.

  7. Kalahage says:

    Jeceliyaa rafashada ka baxaysa baho xabasho.

    Cadowgii ilaahay markuu dhacay kuwii xaabada ehelkooda lagu shidayo soo ururin jirayna wey sii dhacayaan.

    Shariif iyo gaas ha ugu horeeyaanee.

  8. Idoor liqe says:

    Kalahage

    Salaan sare Mudane .

    Nimankii horjoogayaasha xabashida ee Somaliya waxba ku dhacay . Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Waxaan daawan doona ciyaarta dambe . Ahmed madoobe Vs farmaajo/kheyre team Nabad iyo Nolol.

    Ahmed madoobe waa cawaan oo is dhiibi maayo Ilaa uu ka dhinto kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Siyaasiga sanadka waxaa qaatay oo Barbar dhac la galay Farmaajo/kheyre madaxweynaha Hirshabeele Mohamed Cabdi Waare . Kkkkkkkkkkkkkkkk walee ninkaas waa nin culus .

    Waxaa ka sii daran oo qosol ah markuu is casilay afhayeenkii maamulada kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Siyaasada Somaliya walahay meeshii ugu xiisaha badneyd bay mareysa. Kkkkkkk

    Gaas his days are numbered. Isaga waa dead walking . Kkkkkkkkkk mayd soconaya weeye Gaas calool kkkkkk

  9. Idoor liqe says:

    Kkkkkkkkkkk
    Wali waxaan ku qoslaya afhayeenkii maamulada kkkkkkkkkkk markuu arkay in Shariif Sakiin daadku qaaday oo isla reer Baydhabo yihiin buu is dhahay xagee ku hadhaysa , ismiidaami kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Gaas baa yaaban kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  10. Kalahage says:

    Idoor liqe

    Salaan ka dib

    Baho xabasho wey u dhamaatay!

    War bal iiga waran xaalada sool aka nugaal.

  11. Kalahage says:

    Gaas afkii baa juuqda gabay markuu arkay libaax sakiin oo galgalanaya.

  12. Kalahage says:

    Axmed madoobe oo kaare saaran waad maqlaysay waxii shalay cabaad ka baxayey war ilaahay ka baqa oo iska kaanadaaya.

    Kkkkkkk

    Markii uu lahaa 95% baan wadanka xukunaa muxuu moodayey in saas la isku dhaafayo.

    Adeer wadanka dad baa loo doortay oo cod ku yimid cidii aan jecayn cod ha ku bedesho marka wakhtigoodu dhamaado.

    Wixii intaas ka soo hadha qofkii ku kaca isaga ayaa cirka roob ku og.

  13. Maxamud says:

    Somalida sanadba sanadka kadanbeeya caqligu wuu kasii lumaa ethiopia iyo somalia intaan lagaarin aaway dadkii aad maamulka uheyseen mxd uqabateen miyeeydan ogeyn in waqtigu isguro huuhaadan jidku kasoo xirmi doono dadku dhega idinka fureysandonaan kabacdi kacdoon idinku imaandoono

  14. Maxamud says:

    Aheyseen=aheydeen

  15. somalijecel says:

    Waxaa ay ila tahay ku dhawaad 30 sanno oo fowdo ah ayaa la gaaray waqtigii caqligeenu kori lahaa,kana qori lahaa qabiil kooxaysi.
    Ciladda ugu weyn ee aannu leenahay Somali haddaan nahay 30 kaa sanno fowdadii aan ku jirnay ayaan laasimanay marka ma ogolaan karno si fudud in LAW AND ORDER kusoo noqdo.
    Xumaan kale ma jirtee qofka Somaliga lagama dhaadhicin karo shalay waa shalay,ee maanta la qabso.
    Maamauladan gobolada waa ku adag tahay in la yiraahdo dal kastaa 1 madaxweyne ayuu leeyahay.Bal u fiirso dhibka ugu badan wuxuu ka taagan yahay barasaab raba sidii head of state in uu u dhaqmo.
    FG:Axmed madaboe ayaa laga sheegay SIDA LA IIGU SOO DHAWEEYAY KENYA WAXAA UN IGA DHIMAN RED CARPET IYADANA WEY DHOW DAHAY.KKKKKK
    Waa qasab mararka qaar iyadoo la eegayo masaalixda dalka iyo dadka in wax la bedelo,bal sheega xalka naman kan diidan
    1-Dalka 1 madaxweyne ayuu lee yahay.
    2-Ninka raba in madaxweyne iyo premier la garab socodo.
    3-Ninka diidan canshuurta in uu bixiyo
    4.Ninka been idaacadaha la soo taagan shacabka ku leh wax kataa waan ogolnahay haddana aan ogolayn.
    5-Ninka diidan ciidan qaran oo aaminsan in Kenya/Ethiopia/Uganda in ay dalkan ciidan u ahaadaan isagoo ku andaconaya waa la dagaalamay.
    6-Ka waran ninka sharaftiisa ka door biday baryaysi,leh waan qaraab tagayaa.
    7-Ka waran ninka diidan in la isla xisaabtamo.
    8-Ka waran ninka aaminsan isbaaro in ay sax tahay.
    Dadkaan waa bahaloobeen yaan qabiil lagu taageerin si dalkeena mess uu ku jiro uga baxo.

  16. Ali Zubeer says:

    Waar beesha waddani mar hore ayay xamar tageen. Cirro beenta daa. Garxajis tagyey ee gaadhiga dambe ee waaraadka keligaa soo raac. Wallee soo haabo ayaa ka dhacday.

    Viva soomaaliwayn

    Viva




Daawo: Maxaa dhexmaray Madaxwayne Mustafe Cagjar iyo Waxgaradkii Beesha Dhulbahante ee JIG-JIGA Soo Gaadhay
- Nov 16, 2018
Jigjiga  ( Kalshaale ) Madaxweynaha deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa magaalada Jigjiga kusoo dhoweeyay ...
Jen. Indho-cadde oo ka hadlay halka ay Shabaab ka helaan Dharka Ciidamada Dawladda iyo Hubka
- Nov 16, 2018
Muqdisho  ( Kalshaale) Gen Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-cadde oo kamid ah saraakiisha ciidamada dowladda, ...
Galmudug : Wararkii ugu dambeeyay dagaal ay ciidamada DF ka gaadheen guulo oo dhacay
- Nov 16, 2018
Laascaanod ( Kalshaale) Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo ...
MUUQAAL: Gabadh uu dhalay Wariye Soomaaliyeed oo Caan ah oo Shaqo ka Heshay Xafiiska Duqa London (Daawo)
- Nov 16, 2018
London ( Kalshaale ) Xafsa Cabdixaafid Maxamuud oo ah Gabadh Soomaaliyeed oo 17-jir ah ...
MUUQAAL: Qaramadda Midoobay oo War kasoo saartay [Saldhiga Berbera] Iyo Xiisada Puntland iyo Soomaliland
- Nov 16, 2018
Laascaanod ( Kalshaale ) Warbixintii ay sii deysay kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunaqabateynta ...