Ciidamada Liyuu Police ka ee Dawlada Deegaanka Soomaalida oo Gaadhsiiyey Dadkii Ka Baracaey G Sool Deeqdii Madaxwayne Mustafe Cagjar

Ciidanka Gaarka ah ee Liyuu booliska ee dawlad deegaanka Soomaalida oo si weyn caawimo ugu qaybinaya dadkii ku barakacay Dharkayn geeyo.

Caawimadaas ayaa waxa ay qayb ka tahay gargaarkii uu soo diray Mdaxweynaha dowlada deegaanka somalida Mustafa Muxumud Cumar oo si toos ah gacanta ugu haya hawsha Maamulka ee Nabaynta ee labada Beelood .

Kornayl Shugri Jaamac Muuse,iyo hogaanka nabad galyada iyo cadaalada ee Gobolka doolo Cabdilaahi Axmed Cabdi oo iyagu howshan maamulayey

Iyo saarkiisha Ciidanka qaybohooda kaladuwan kuwaas qaybinayey gargaarka waxaana halkaas si weyn looga mahadceliyey Mdaxweynaha dowlada deegaanka somalida Mustafa Muxumud Cumar iyo guud ahaan qaybaha ay dowladu ka kooban tahay,,

Kornayl shuri jaamac Muuse oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in ay adkaynayaan nabada waxana uu ugu baaqay beelaha walaaha ah in ay nabad galyada ilaaaliyaan.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (4)

  1. Wiilwaal says:

    Sawirlan kama muuqata in muse biixi marti la yahay kkkkkkkkkk

  2. Wiilwaal says:

    Sawirlan kama muuqata in muse biixi marti la yahay kkkkkkkkkkkkkk

  3. NUUR MXMED-FOOD WARSAME says:

    guul iyo goobaaniimoo waxaan jooga hollande
    AMSTEDAM

  4. Ahmed Somali says:

    ASC.
    -KU:MAAMULKA KALSHAALE.COM.
    -KU:BULSHADA BARXADDA KALSHAALE.COM.
    -OG:WADDANI KASTA OO SOMALIA.
    Annagoo ah “SHINNI” Haraagii SYL waxaan wacad ku marnay inaan Dagaal Arxan làaana ku qaadno CID KASTA oo magac aan ahayn OGADEENYA ugu yeerta dhulkaa Somali. *SOMALIA HA NOOLAATO. WBT




Ku-simaha madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo Guddiga Doorashada oo War Kasoo saaray Xaalada Baydhabo
- Dec 14, 2018
Baydhabo ( Kalshaale ) Ku-simaha madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ahna guddoomiyaha Baarlamaanka Cabduqadir Shariif ...
Daawo: Dowladda Qatar oo shaacisay inay Bilaabayso dhismaha dekada Hobyo
- Dec 14, 2018
Doha  ( Kalshaale ) Wasiirka wasaaradda gaadiidka, isgaarsiinta iyo dekada dawladda Qatar, Jassim Bin ...
Xaalada Baydhabo oo kacsan iyo Xildhibaan lagu dilay , Wararkii u dambeeyay
- Dec 14, 2018
Baydhabo ( Kalshaale ) Wali xiisad ayaa ka taagan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ...
MUUQAAL: Cali Xaraare oo barnaamij uga hadlay Xaalada Baydhaba iyo Mukhtaar Roobow
- Dec 14, 2018
Garoowe  ( Kalshaale ) Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamij  Gaar ah oo Cali ...
Daawo: Aqalka Sanatka Maraykanka oo isku raacay in Maxamed Bin-Salman uu ka dambeeyey dilkii Khashoggi (Video)
- Dec 14, 2018
London ( Kalshaale ) Xubnaha aqalka senators-ka Maraykanka ayaa u codeeyay in milatariga dalkaasi ...