MUUQAAL: Somaliland oo ka Qaylisay Markiiba Saldhiga Imaaraadku Berbera ka dhisayo oo dhowaan la Furi doono

Berbera  ( Kalshaale ) Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in saldhiga Milatari oo uu ka dhisayo magaalada Berbera si rasmi ah loo furi doono bisha June ee sanadka soo socda ee 2019-ka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xildhibaan Siciid Cartan oo kamid ah Baarlamaanka Somaliland ayaa si kulul uga hadlay Saldhigaasi, Wuxuuna sheegay inaan Somaliland wax faa’iido ah ugu Jirin, Wuxuuna sheegay in dadka Halkaasi ka shaqeeya aan la ogayn cid ay yihiin, Wuxuuna xusay inaysan Jirin wax faa’iido ah oo lagu Qabo, Wuxuuna xusay inaan la dhisin garoonkiii dadka Rayidka midkii Berberana ay la wareegeen.

“Saldhigan dawladdo kale ayaa looga duuli karaa, Halis badan ayuu keeni karaa,  Dhowaan ayaan Booqday wuu dhan yahay 70% ayuu yidhi “ Xildhibaanku.

Saldhiggan ayaa howlaha uu qabanayo waxaa ka mid ah in lagu xirayo qalab laga ilaalin karo Marinka Bab el-Mandeb taasoo ah waddo ay maraan maraakiibta shidaalka iyo kuwa xamuulka ee ku sii jeeda Kanaalka Suez.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (7)

  1. Barwaaqo says:

    Xildhibaanoow saldhiga waxyaabo badab baynu ku bedelanay oo anaa ka xeebaheenna iyo xulafaysi reer galbeedi iyo Khaliijba ku jiro.

  2. Barwaaqo says:

    Xildhibaanoow soow yaa Farmaajo Atkinson’s juuqda gabay ee xeshiiskaasi xakameeyey. Farmaajo wado bariis baa loo diray.

  3. Dabshid says:

    Barwaaqo

    Sarbeebta naga daa ee warka noo jilci, ma waxaad na leedahey carabta ayaa nooga roon/dhaamo walaweynta.

    Governor Galeyr ayaa la yaabey gurbaanka iyo alalaaska Dhulos markuu Farmaajo ku guuleystey kursiga Villa Xamar, markaas ayuu dhahey – goormey reer tolkey siyaasad baran – wuxuu dhahey (walaashaa iskuma hubtiine seedigiin ha xumeynina)

    Hadda @ Barwaaqoy

    ” Carab iskuma hubtiine Walaweyn ha xumeynina.

  4. Laalays says:

    Dabshid,

    Waxa la gaadhay wakhtiyadii qaar ee aan muraayada ku hor dhigi jiray!

    Shalay askarta Burundiis-kau muuqdisha 18 qof dhaawac iyo dil bay ka gaysteen!

    Maka hadli kartaa?

    Askartaa ma xidhi kartaa? Ma mastaafurin kartaa?

    Xalane ma xorayn/geli kartaa?

    Adoo dhibkaas ku hayo 5 garacna bilaa meher ku dhalay, kuuma banaana inaad Somaaliland ka hadasho!

    isa soo xoree jaale, markaa haynoo ahaato.

    INTAA WIXII KA HOREEYA AFKAAGA KA HAYSO SOMALILAND.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. Laalays says:

    Barwaaqo

    Marwo yaa umal caqli inaadeer waan ku salaamay. Edbiye ma xajkuu guri ka dhex dhistay?

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. Aarka hargaysa says:

    Farmaajo saldhigaa muxuu kayidhi ma utaag waayay kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  7. Ali Zubeer says:

    Iidoor Jerks waxay jecel yihiin iibinta qaranka Soomaaliya.

    Inta wax garadka waan ka soo reebayaa.

    Maanta Garxajis wakaa caarre hoggaaminayo, badankoodana yimid konfur.

    biqlaynta Iidoor habar xabuusheed waxay ahayd in Farmaajo iyo khayre ka jawaabaan laakiin political incorrect iyo been weli isku maaweelinayaan.

    Somalida xorta ah yeeli mahayaan inay nijaasta imaaraadka saldhiga ka sameeyaan berbera.

    Aynu sugno bal riyadaasi inay hirgasho.

    Viva Soomaaliwayn

    Down all Somali traitors




Daawo: C.raxmaan Cirro oo Hargeisa Kasoo degay “Muuse wuxuu leeyahay Uma Baahni Khaatumo iyo Cali Khaliif”
- Jan 21, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Hargeisa  maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay Gudoomiyaha ...
Daawo: Faysal Waraabe oo ka hadlay Guurtida oo kordhiyey Wakhtii Baarlamaanka “Danaysteyaal bay ahaayeen”
- Jan 21, 2019
Hargeisa ( Kalshaale )  Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta markii 5aad xilka u kordhiyey golaha ...
Ciidamada Yuhuuda oo Duqeeyay Ciidanka Iiraan iyo Wararkii ugu dambeeyay
- Jan 21, 2019
Hargeisa ( Kalshaale )  Ciidamada Israel ayaa xaqiijiyey inay xalay gantaalo ay ku tuureen saldhigyada ...
DAAWO: Xadhiga Sharci Darada ah ee Maanta ka taagan Hargeisa iyo Aragtidii Muuse Biixi Intaanu Xilka Qaban (Video)
- Jan 21, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Magaalada Hargeisa waxaa  Kulamo kala duwan oo ka dhacay siwayn ...
Cabdimaalik Coldoon oo Xoriyadiisa helay, Kana hadlay Shirqoolkii uu ka badbaaday + Kulankii Mustafe Cagjar
- Jan 21, 2019
Jigjiga  ( kalshaale ) Waxaa magaalada Jigjiga soo gaadhay Wariye Cabdimaalik Coldoon iyo Saxafiyiin ...