Daawo Video: Khudbadii Ilhaan Cumar Jeedisay guushii doorashadeeda kadib

Mineapolis ( Kalshaale ) Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Khudbadii ay Jeedisay Guusha Doorashada kadib Ilhaan Cumar oo ah gabadh soomaaliyeed ayaa noqotay gabadhii ugu horreysay oo ka tirsan dadka qaxootinimada ku tahay Mareykanka ee ka mid noqda Koongarayska Mareykanka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ilhaan Cumar oo 36 sano jir ah ayaa taariikh sameysay ka dib markii ay noqotay qofkii ugu horreeyay oo Soomaali ah oo xildhibaan ka noqdo dalka Maraykanka.

1. Waxay Soomaaliya ka qaxday xilligii dagaalka sokeeye iyadoo 8 sano jir ah

2. Muddo afar sano ayay ku nooleyd xerada qaxootiga ee Dhadhaab

3. Waxay Maraykanka tagtay iyadoo 12 sano jir ah

4. Eryada Ingirriska ee ay taqaanay markii ay Maraykanka gaartay waxay ahaayeen “salaanta” iyo ”aamus” oo kali ah

5. Waxay noqotay qofkii Soomaaliga ahaa ee ugu horreeyay ee lagu doorto Maraykanka.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (20)

  1. Laalays says:

    Hambalyo ayaan hawada u marinayaan Ilhaan. Kartiteeda oo ilaahay la garab galay ayay halkaa ku gaadhay. Good job Ilhaan.

    @ Mr Bahal, waan arkay gabadha adoo page-ka hoose ku aflagaadeeyay.

    Saqajaan bilaa edeb ah baad tahay ee gabadha kadaa duliyow aflagaadada.

    Waa gabadh, marwo nin qabo, waa hooyo, maxaa jidhkeeda iyo say u egtay kaa galay inan gumeedyow.

    Hadaad qabiilkeeda necebtay, dee orod ragooda la dagaalan. Maxaa dumarka kuu geeyay?

    Cudur qabiil baad qabtaa walaahi, nacasnimo iyo fulaynimona adoogaa ayaa ku dhalay.
    Doofaar fawqal Doofaar.
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. Laalays says:

    mr Bahal,

    Daarood baan necebay bay doodaadii noqotay sac sac-yow. kkk

    Waar Daarood waa qabiil dad wacan iyo dad xunba leh.

    Adigu, hadaad tahay cida aad sheegato, Isaaqa ku daba dhuumo. Markay dagaalamaan is qari. Markay nabad helaana sacabka u tun.kkk

    Hadii kale Gaafay & Xaange baan kugu wareejin sida ahminka haku iib geeyeene!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. Dabshid says:

    Gabadha waxaan rabnaa iney mustaqbalka madaxweyne ka noqoto White house.

    Waa iney mataaneyso Guriceel iyo Waashiton haddii kale Caruurta ayaan ka wadaneynaa, wale ninka qabo iga samir badan.

  4. Laalays says:

    Gaafaw baan u jeedaa.

    @ Gaafaw waan arkay qoraal aad doraad meesha soo dhigtay oo aad qabiilka Isaaq ku caayaysay. Xaal ka bixi qoraalkaa. La noqo!

    Waa DIGNIIN NUMBER 1. !!!!!!!

  5. Dabshid says:

    Democratic waa kaga adkaan waayeen Mr Trump the Senate House halkaas oo ah aqalka awooda u leh magacowga Madaxda iyo Qaaliyaasha Maxkamadda Sare.

    -Asna wuxuu walwal ka hayaa aqalka hoose oo FATASHI doono Ceebtiisa Russian, hor istaagina doono No More Qaxooti Muslim.

    Yacni waa Rati qaarkii hore dhurwaa la siiyey qaarkii dambana Yaxaas biyaha ku jiro.

  6. sOmalilander says:

    Waxay sheegtay inay udagaalami doonto xaquuqda dadka isku jinsiga ah ee isqaba LIKE LESBIAN & GAY.

    Guushuu waa taas!

    🙃🙃🙃

  7. sOmalilander says:

    War KHANIIS QARDHO yaa haya maanta wuu faraxsanyahayo habaryartii ILHAAN baa ku guulaystay congress kii maraykanka si ay ugu doodo Lesbians and gays!

    Maantaa dhuusadiisa fooxa!!

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. Laalays says:

    sOmalilander

    kkk

    Salaan sare mujaahid yaa ibnal camii al awlaadal quraysh.kkk

    Hashayda barawaani queen hadaad aragto anay iga luntee ii soo sheeg.kkkk

    @ Waar waxaan ku waydiiyay mujaahid hees gabadh sida maraboobta kugu maratay ana aanan lawadin iigu tuur. Aaan boosta ugu tuuree!

    Hadaad xasuusato!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. Land of Punt says:

    Hambalyo Ilham Cumar.
    Great woman.
    Hadda ka dib, congresska Maraykanka Somali lagu xamanmaayo, qofka lugooyada Somalia ka shaqaynayey, no where to hide.
    I av happy today.

  10. sOmalilander says:

    Laalays

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Waan kaa qaday suldaan salaanta.

  11. Laalays says:

    Lop

    Puntland Soomaaliya ka mid maaha, kamana go,in sida Somaliland.

    Puntland waa labeeb!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  12. Laalays says:

    Bakhtiga ma cune ee fuudkiisaan cabaa weeye xaalkiinu!

    Qaarjab baa fajacay!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  13. Mustafe Daacad says:

    Dhamaan waan idin salamy.Ilhaan hambalyo hambalyo gushaad gadhay somali o dhana ayaa gaadhay iyo musliminta o dhan .
    Laalays mala simi karnaa Bahal iyo Dabshid ? Maya Runtii laalays nin qabiil maaha qabil garana manecba cuqdadna warkeda dhaag balse labada nin o kale alle ha caafiyo cuqdad qabiil ayaa dishaye laangaab waa ahlu naar ayaan maqli jiray kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  14. Mustafe Daacad says:

    Ilaan haduj nin qabo rer gurceel ah maxa dhib ah ileen aqoonteeda eyey hewrkan kugaadhaye waar iska hambalyee gabadha mj ahaan haw xasidine kkkkkkkkkkkkkkkkk kkkllklkllllkkkkkkkkkkk

  15. Mr BaHaL says:

    Alla maxaa runta laga ordayaa oo Munaafaqadii Somalida meesha taala.

    Ninka Somali jeceli ha ka hadlo midnimadeeda,wada jirkeeda,is-xaqdhowrkeeda iyo walaalnimadeeda.

    Ilhaan Cumar uma baahna Somali iyo nacnac e halkaa ayay ka baxday.Aduunkaasi aaad aragteen ayay la macashaysaa.Kuuma baahna adiga e dad kale ayay qaadatay afkaarahooda.

    Golaha Congresska ee Islaamka lagu bahdilo ee Maraykanka ayay gashay.

    Waxaa taageero kaaga baahan Somaliga
    dhulkiisii jooga ee amaanka ka waayay mid kale oo qori sita.

    Waxaa taageero kaaga baahan Madaxwayne Formaajo oo u taagan inuu dadka Somaliyeed rajo u soo celiyo hadii Ilaalay la qabto.

    Ilhaan Cumar maan caayin – waxaan sheegay inay meel qaldan martay oo dumar badan oo Islaam ahi dib uga joogsadeen.

    Iyo in yaraanteedii ay gaajo dishay oo ay nafaqo daro ku dhacday.Calashaan mala qardho iyo meel abaar ah ayay ku dhalatay.

    Taasina gacabteeda yar ee farta leeg ayay ka muuqataa.

    Cayna maaha waa wax jira(Information)

    Dalmida

  16. xaange says:

    Hambalyo hambalyo
    Ayaan leeyahay Ilhaan Cumar
    Waa guul usoo hoyatey dhamaan soomaalida ku nool N america

  17. xaange says:

    Nin TB qaba ayaa niman soo ag fariistay quxuu quxuu quxuu iyo qufac buu joojin waayey nin meesha fadhiyey oo aan ninka aqoon baa moodey inuu ninku wax ku saxday oo dhawr goor shifo shifo yiri lkn nin aqoon durugsan u lahaa ninkaa ayaa yiri Horaa loogala quustay shifo kkkkkkkkk
    Haatan dadka aan idin aqoon ayaa shifo shifo idinku haya laakiin anigu koley idin oran maayo shifo hadalna isaga kiin khasaarin maayo bal nimankaa waxay qoreen halka ay cuqdad ka gaareen arka

  18. Ali Zubeer says:

    When Somali Americans unite they can be powerful force to be reckon on in America. A lesson for losers in Somalia.

    Waxaan ooga baqahayaa lobby groups.

    But Somalis in America waxay qoreen taariikh culus.

    viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  19. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Horta waan gefnay ceeb ma aha EE intay goori goortahay RAALLI gelin degdega Bixiya oo yaysan kuwi Barxadda ugu liitay sida Laalays idinku wiirsan. WBT

  20. Land of Punt says:

    Laalays
    Puntland waxay ka mid tahay Somalia wayna ka mid ahaanaysaa, adiga waadan ogeyn Somalia ayaa ka mid tihiin, hadaadan riyo ku jirin.. Mise intaan xalay hurday ayaa aqoonsigii soo dhacay?
    Kkkkkkkkkkk




Daawo: Maxaa dhexmaray Madaxwayne Mustafe Cagjar iyo Waxgaradkii Beesha Dhulbahante ee JIG-JIGA Soo Gaadhay
- Nov 16, 2018
Jigjiga  ( Kalshaale ) Madaxweynaha deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa magaalada Jigjiga kusoo dhoweeyay ...
Jen. Indho-cadde oo ka hadlay halka ay Shabaab ka helaan Dharka Ciidamada Dawladda iyo Hubka
- Nov 16, 2018
Muqdisho  ( Kalshaale) Gen Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-cadde oo kamid ah saraakiisha ciidamada dowladda, ...
Galmudug : Wararkii ugu dambeeyay dagaal ay ciidamada DF ka gaadheen guulo oo dhacay
- Nov 16, 2018
Laascaanod ( Kalshaale) Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo ...
MUUQAAL: Gabadh uu dhalay Wariye Soomaaliyeed oo Caan ah oo Shaqo ka Heshay Xafiiska Duqa London (Daawo)
- Nov 16, 2018
London ( Kalshaale ) Xafsa Cabdixaafid Maxamuud oo ah Gabadh Soomaaliyeed oo 17-jir ah ...
MUUQAAL: Qaramadda Midoobay oo War kasoo saartay [Saldhiga Berbera] Iyo Xiisada Puntland iyo Soomaliland
- Nov 16, 2018
Laascaanod ( Kalshaale ) Warbixintii ay sii deysay kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunaqabateynta ...