Dhegayso dabaal-dega: Ilhan Cumar oo ku Guuleysatay Doorashadii Maraykanka

Muqdisho ( Kalshaale ) Ilhaan Cumar ayaa noqoneysa qofkii ugu horeeyay ee Soomaali ah oo Qaxootinimo ku taga dalkaasi Mareykanka oo ka mid noqota Aqalka Congress-ka, waxaa ay guushaasi ka gaartay doorashaddii dhexe ee Mareykanka ee shalay dhacday.

Waxaa ay badashay Ilhaan Cumar Keith Ellison oo ahaa muslimiinkii ugu horreeyay ee ka mid noqdo Aqalka Congress ,islamarkaana ka soo galay dhanka Minnesoto.

Waxey sameysay taariikh weyn madaama ay noqoneyso qofkii ugu horreeysay ee Soomaali ah misana loo doorto Congress-ka Mareykanka.

Waxaa ay sidoo kale noqonaysaa mid ka mid ah haweenka ugu horreeyay ee Muslimka ah ee loo doorto Congress-ka.

HALKAN KA DHEGAYSO WARBIXINTA IYO GUUSHA ILHAAN

Waxa ay ka socotay Xisbiga Dimoqraadiga ah, waxaana la aamisan yahay in guusha Ilhaan ay soo dedejisay Caddaadiska lagu haayo dadka Muslimiinta ah ee kunool dalka Mareykanka.

Ilhaan Cumar oo 35 sano jir ah ayaa taariikh sameysay ka dib markii ay noqotay qofkii ugu horreeyay oo Soomaali ah oo xildhibaan ka noqdo dalka Maraykanka sanadkii 2016-kii.

Waxay Soomaaliya ka qaxday xilligii dagaalka sokeeye iyadoo 8 sano jir ah, muddo afar sano ayeey ku nooleyd xerada qaxootiga ee Dhadhaab, iyadoo Maraykanka tagtay 12keedii.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (21)

  1. Idoor liqe says:

    Ilhan Omar waa dumiquraadiyada saxda ee u dhaxeysa Habargidir iyo majeerteen ee Gaalkacayo. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Hadee aa I fahmi-kadhaan Ariboowe gabadha mj iyo ninkeedu waa HG . Hadhow bay odhanayaan Gaalkacayo col weeye habeenkiina waa leysku Guureeya dadka is qaba .lolz

  2. Ahmed Najaad says:

    Cusmaan maxamuud waligood dadka waa ka horreeyeen. Soomaali oo juhula ah bay far la lahaayeen la yiraahdo Cusmaaniya.
    Waxay ka mid ahaayeen gumaystayaashii ayagoo gumaystay mudug iyo galgaduud 1970-1925 oo ah markii talyaani burburiyey saldanadii Hobyo Sultanate oo ay kala dhaxleen yusuf ali keenadiid iyo wiilkiisii cali yusuf.

    Ilhaan Alcusmania almajertenia hambalyo

  3. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Ilhan hambalyo adeer magaca Somali baad sharaf u soo hoyse. *Noolow adeer DHIBNA ALLAHA SWT hakaa dhowro. WBT

  4. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Ahmed Najaad, adeer waan kuu hanweynayn ee maxaa kugu dhacay WAA adiga u dhurtay heerki Laalays iyo Bugti Baraawe?. WBT

  5. Mr BaHaL says:

    Islaan yar Gaalada dhex ordaysaaa maaha Ilbaxnimo iyo aqoon e waa arimo kale

    Misgiinta gaajaa dishay yaraateenteedii.

    Bal eega gacanteedan yar ee farta leegaatay.

    Waa Ruuxii dumar ah ee Islaam ah ee loo doorto ama taga halkaasi.

    Macnuhu maaha in la gaadhi waayay,laakiin waa meel ay dumarka Islaamku ka xishoodaan inay tagaan.

    Dalmida

  6. Ahmed Somali says:

    ASC.
    War gabadhu hadinka ammaan hesho oo hadday anshax xumo la timaad KALIYA eedeeya. WBT

  7. Laalays says:

    Hambalyo ayaan hawada u marinayaan Ilhaan. Kartiteeda oo ilaahay la garab galay ayay halkaa ku gaadhay. Good job Ilhaan.

    @ Mr Bahal saqajaan bilaa edeb ah baad tahay ee gabadha kadaa duliyow aflagaadada.

    Waa gabadh, marwo nin qabo, waa hooyo, maxaa jidhkeeda iyo say u egtay kaa galay inan gumeedyow.

    Hadaad qabiilkeeda necebtay, dee orod ragooda la dagaalan. Maxaa dumarka kuu geeyay?

    Doofaar fawqal Doofaar.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. khaatumo haanoolaatoo says:

    Mr Bahal
    jooji calaacalka o ilmada ilmada ceshobaan ku iri

  9. sOmalilander says:

    Waxay sheegtay inay udagalami doonto xaquuqda dadka isku jinsiga ah ee is qaba LIKE A LESNIAN & GAYS.

    SUBHANALLAH.

    🙃🙃🙃

  10. sOmalilander says:

    Sixid. Waxay sheegtay inay undagaalami doonto xaquuqda dadka isku jinsiga ah ee is qaba sida LESBIAN & GAYS ka.

    Khaniis QARDHO ..mauka socotaa!!

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  11. Idoor liqe says:

    Zabiilander

    Adigu LGBT Community soo kumaad Biirin .

  12. Idoor liqe says:

    Waliba waxaad ka tirsan tahay Kooxda dugsiga Abaarso ee carabka soo saara kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  13. sOmalilander says:

    Dhalfa liqe

    Mayeee ka laascaanod ku yaalaa ee suxula baruurta kasoo baxaan ee MUUSE YUUSUF baan kasoo baxaye adigu soow wali sidii dhalfada IDOORKA u caalalin maysid oo uma takhsiin sanid!!

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  14. sOmalilander says:

    Walahay hadeer waxan akhriyaya wargayska THE STAR TRIBUNE… wuxu qorayaa in Ilhan ay wadanka been ku keentay walalkeed ooy tidhi waa ninkayga, the eagle eyed baa so qabtay…hadeer dabagal dheeer baa bilaambayaa oo iyada ku bilaambaya!

    War bad bay gashaye yaa hadaba ka saari!

    😂😂😂

  15. Land of Punt says:

    MR Bahal
    You are MR Bahal, daanyeer jaahil ah.
    Adiga o dameero kale oo badan hadalkiinu waa kan oo kale qortay.
    Waa halka fast oo khamasrkeda viras dhigin.
    Imisa ciidaada ah ayaa teendhada ugandseka xaaqa Xamar, wixii kale ka hadli maayo
    Daanyeer😎

  16. Land of Punt says:

    Somalilander
    Kkkkkkk
    Ileen nin hurda ayaa ahayd.
    Sheekadaas waa markii Minasota state legislater noqotay waana lagu kala baxay 3 sano kahor.

  17. sOmalilander says:

    Land of punt

    Kkkk sxb sheekadu haday dib usoo baxdayoo markii ilhan ku keentay walalkeed waa ninkayga hadana muddo yar bay isku fureen oo waraaq da divorse paper samaysatay si aan loo fahmin, dee maanta ayay dib usoo fageen iyagoo is waydinayaa sidee qof shalay soo galisay dalka adoo kusoo galiyay inuu yahay your husband hadana u furtay muddo ka yar laba bilood…the eagle eyed baa la dhaha laamahaa ku shaqo leh waxaas!!

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  18. sOmalilander says:

    Sixid. Divorce paper!

  19. sOmalilander says:

    War waan baxay nabadeey…hawl iitaala

  20. Abdilahi yusuf says:

    masha Allah hambalyo ilhan cumar magaca somali ayaad kor u qaaday

  21. Mr BaHaL says:

    Siyaasada Reer Galbeedka waxaa sal dhig u ah in Islaamka laga soo galo xagga Dumarka.Hadii Islaamka laga dumiyo xagga Dumarka waxaa meesha ka baxidoona Qoyska Islaamka ee run ah oo waxaa soo baxidoona Islaam horuu mar u yaqaan falsafada Reer Galbeedka ee la yidhaa Democracy-ga.

    Land

    Adigu ma lihid masgax aad ku firkirto e wixii uu wato qof aad isku qabiil tihiin ayaad raacdaa.

    U banee meesha dadka xorta ee fikiraya. Yaa malaayacni.

    Dalmida




Daawo: Maxaa dhexmaray Madaxwayne Mustafe Cagjar iyo Waxgaradkii Beesha Dhulbahante ee JIG-JIGA Soo Gaadhay
- Nov 16, 2018
Jigjiga  ( Kalshaale ) Madaxweynaha deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa magaalada Jigjiga kusoo dhoweeyay ...
Jen. Indho-cadde oo ka hadlay halka ay Shabaab ka helaan Dharka Ciidamada Dawladda iyo Hubka
- Nov 16, 2018
Muqdisho  ( Kalshaale) Gen Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-cadde oo kamid ah saraakiisha ciidamada dowladda, ...
Galmudug : Wararkii ugu dambeeyay dagaal ay ciidamada DF ka gaadheen guulo oo dhacay
- Nov 16, 2018
Laascaanod ( Kalshaale) Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo ...
MUUQAAL: Gabadh uu dhalay Wariye Soomaaliyeed oo Caan ah oo Shaqo ka Heshay Xafiiska Duqa London (Daawo)
- Nov 16, 2018
London ( Kalshaale ) Xafsa Cabdixaafid Maxamuud oo ah Gabadh Soomaaliyeed oo 17-jir ah ...
MUUQAAL: Qaramadda Midoobay oo War kasoo saartay [Saldhiga Berbera] Iyo Xiisada Puntland iyo Soomaliland
- Nov 16, 2018
Laascaanod ( Kalshaale ) Warbixintii ay sii deysay kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunaqabateynta ...