Cali Xaraare oo oo Taariikhda Shariif Xasan Iyo Warbixin yaab leh diyaariyey Xiisadda Koonfur Galbeed (Muuqaal)

Baydhabo ( Kalshaale ) Waxaa sii adkaanaya xaaladda Siyaasadeed ee doorashada Koofur Galbeed waxii ka dambeeyay markii shalay odayaasha dhaqanka ay ku dhawaaqeen in dib u dhac uu ku yimid doorashada Koonfur Galbeed.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Odayaasha dhaqanka ayaa sheegay in wax walbaa oo ka dhaca Koonfur Galbeed ay  masuuliyadeeda qaadeyso dowladda Soomaaliya oo ay sheegeen inay dhaqaalo badan ku bixineyso doorashada Koonfur Galbeed.

Hadaba Wariye Cali Xaraare ayaa Barnaamijkan ku eegay xaalada   magaalada Baydhabo, Wararkii ugu dambeeyay Doorashada,   Khilaafka Dawladda dhexe iyo maamulada iyo Taariikhda Shariif Xasan sheekh Aadan.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)

  1. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Robow sow maha kii shabaabka ahaa SIDEE logu ogolaaday inuu isisoo sharraxo waa kii ummad badan halligaye MISE Farmaajo/Khayra SHABAAB noqday?. WBT




Daawo: Sheikh Kenyaawi iyo Ciidanka Booliska Somalia Wixii dhexmaray iyo Dardaaran uu siiyey Maanta [Muuqaal]
- Jan 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed, Islamarkaana ...
Gabadha kaliya ee ku Jirtay Baarlamanka Puntland oo Xil loo doortay
- Jan 21, 2019
Garoowe  ( Kalshaale ) Gabadha kaliya oo ka mid ah baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland Naciimo ...
Nin Ajnebi ah oo lagu Qabtay Garoonka Muqdisho iyo Dalka uu kasoo jeedo
- Jan 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Nin ajnabi ah oo laga shakiyey ayaa sabtidii lagu qabtay ...
Daawo: C.raxmaan Cirro oo Hargeisa Kasoo degay “Muuse wuxuu leeyahay Uma Baahni Khaatumo iyo Cali Khaliif”
- Jan 21, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Hargeisa  maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay Gudoomiyaha ...
Daawo: Faysal Waraabe oo ka hadlay Guurtida oo kordhiyey Wakhtii Baarlamaanka “Danaysteyaal bay ahaayeen”
- Jan 21, 2019
Hargeisa ( Kalshaale )  Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta markii 5aad xilka u kordhiyey golaha ...