R/wasaaraha Talyaaniga oo booqasho ku maraya dalaka Itoobiya iyo Eritrea

Hargeisa ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga Giuseppe Conte ayaa booqasho rasmi ah ku maraya dalalka Eritrea iyo Itoobiya, iyadoo shalay uu ka degay magaalada Addis Ababa.

Booqashada Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga ayaa salka ku heysa is bedelada ka jira gobolka, gaar ahaa xiriirka dalalka Itoobiya iyo Eritrea oo caadi ku soo laabatay 20 sano kaddib oo colaad u dhaxeysay.

Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga ayaa goor dhow ka degay magaalada Asmara ee dalka Eritrea, waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay Madaxweyne Isaias Afwerki.

Safarka Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga ee dalalka Eritrea iyo Itoobiya ayaa la xiriirta xoojinta xiriirka uu Talyaaniga la leeyahay dalalkaas oo xilligan u furmay bog cusub.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




Muuqaal Xiiso Leh: Kulankii dhexmaray Sheikh Maxamed Idiris iyo Ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga wax ka barta
- Oct 22, 2018
Ankara ( Kalshaale ) Kulankii dhexmaray Sheikh Maxamed Idiris iyo Ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga ...
Daawo Video: Cabdimaalik Coldoon oo Soo bandhigay Qaabkii uu Burco uga Baxsaday iyo Siduu ku gaadhay Jigjiga
- Oct 22, 2018
Jigjiga ( Kalshaale) Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo dhowaan Qaab dhuumasho ah kaga baxay ...
DAAWO: Xisbiga Wadani “Muuse Biixi Maskaxdiisa Waxaa ka dhex guuxaysa Jabhadnimo, oo kama Tegayo” (Video)
- Oct 22, 2018
Laascaanod  ( Kalshaale ) Xisbiga Wadani ayaa Eedaymo culus dusha uga tuuray Madaxwaynaha Somaliland ...
Daawo Qosol: Madaxwaynaha Dibad wareega ah ee Somaliland oo sheegay inay Dumarku la taliyaan,
- Oct 22, 2018
Hargeisa ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Dibad Wareega ah ee Somaliland Mustafe Maxamed Martin ayaa ...
Madax Goboleedyada oo ku Hanjabay inay madaxweyne cusub u doorayaan dalka Iyo Khudbadii Madoobe (Daawo)
- Oct 22, 2018
Garoowe  ( Kalshaale ) Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa ku hanjabay inay dooranayaan madaxweyne, ...