Muuqaal: Madaxwayne Mustafe Cagjar oo soo Bandhigay Waxa u Qabsoomay Maamulkiisa iyo Shir uu ka Qayb galay

Jigjiga  ( Kalshaale ) Madaxwaynaha deegaanka Soomaali Galbeed Mustafe Maxamed Cagjar oo Warbaahinta kula hadlay magaalada jigjiga ayaa ka Warbixiyey Shirarkii iyo Kulamadii uu ka qayb galay iyo Safarkii uu tagay magaalada Adis-ababa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu siwayn uga hadlay Waxqabadkii ay qabteen Muddo Laba Bilood ah oo ay Joogeen, Qorsheyaasha Horyaala iyo Dhibaatooyinkii ka jiray deegaanka. Wuxuuna sheegay in la dhisay Maamuladii Gobolada iyo degmooyinka, Islamarkaana ay Jiri karaan in dib u habayn mar kale lagu sameeyo.

Isagoo ka hadlayey Dhinaca Nabadgelyadda ayuu sheegay inuu Sugan Yahay, Wuxuuna xusay inay istaageen Rabshadii iyo Xiisadii kala dhaxaysa deegaanka Soomaalida iyo Oromada.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (4)

  1. gaafaw says:

    xiirane waxba maad qaban ,aabo cabdi wuu aonoqonaya,rugcagaagii wuu soonoqonayaa

  2. gaafaw says:

    dawladani waa dawlad al islaax itixaad macal alshabaab,yaabka waxaaba kujira cali zubeer oo itixaad ah ,@ dhamaan kalshaale ,ninkii itixaadka ahaa cali zubeer oo wasiir ah

  3. Laalays says:

    Gaafaw,

    Maya, Cali Zubeer Al shabaab buu ku biiray. Anaa arinkaa kuu huba.

  4. Mr BaHaL says:

    Gaafow

    Mr Cagjar waa nin Somaliyeed oo Madaxwayne u ah Umada Somaliyeed ee Ogaadeeniya ama Somali State.Maaha nin ku kooban Beesha Ogaadeen ama daba dhilif u ah Amxaar iyo Tegree.Karbaashkii ayaad u xiisteen,annaguna waan ka raysanay lol

    Mr Cagjar ha guulaysto.Waan garab taaganahay.Tartan ayuu kula jiraa Ummadaha kale ee Ethopiya idinkuna waxaad rabtaan inaad ku koobtaan Reer iyo xaafad yar oo la yidhaa Qabribayax.

    Waaba nin Irir Samaale ah marka la eego dhaqankiisa, lol.

    Dalmida




War deg deg: Mooshinkii Laga keenay Madaxwayne Farmaajo oo Bur-buray
- Dec 11, 2018
Muqdisho ( Kalshaale )  Warqad qoraal ah oo kasoo baxday xafiiska xoghayaha joogtada ah ee ...
MUUQAAL: Qalbi-dhagax oo Booqday Jeel-ogaadeen iyo Dad lagu xidhay oo Arimo Naxdin leh ka sheegay (Daawo)
- Dec 11, 2018
Jigjiga  ( Kalshaale)  Cabdikariim Sheekh Muuse ( Qalbi-dhagax ) iyo Masuuliyiin ka tirsan Dawlad ...
Daawo Awliyo oo Afka Furtay “Mooshin Ma jiro, waa Shirqool Imaaraadku soo Maleegay” Hanjabaad Culus (Waraysi)
- Dec 11, 2018
Muqdisho ( Kalshaale )  Siyaasi AMB. Awliyo ayaa Waraysi uu bixiyey kaga hadlay xaalada ...
MUUQAAL: Ololaha Doorashada Puntland oo Xiiso yeeshay iyo Xaflad lagu Qabtay Minnesota
- Dec 11, 2018
Garoowe  ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka lagu ...
Xasan Sheekh Iyo Siyaasiyiin uu kula Kulmay Hoygiisa Muqdisho maxay ka wada Hadleen?
- Dec 11, 2018
Muqdisho ( Kalshaale )  Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho kula ...