Muuqaal: Xisbiga Waddani ” Itoobiya Kama Qayb Galin Balaadhinta Dekadda Berbera” Maxaa iska badalay Heshiiskii

Hargeisa  ( Kalshaale ) Xisbiga wadani ayaa sheegay ka hadlay SHirkadda DP World oo mar kale dhagax dhigtay dekedda magaalada Berbera, Iyadoona Muddo Saddex sano ah aysan ka Qaban wax Muuqda.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Xubno ka tirsan Shirkadda DP World ayaa ka Qayb galay munaasibad ka dhacday Berbera, waxaana Xisbiga wadani oo Su’aal ka keenay Sababta itoobiya meesha uga Maqan tahay, Iyadoo markii hore uu Heshiisku ahaa Saddex Geesood.

Shirkadda DP World ayaa dhowaan waxaa dalkeeda kasoo saartay Dawladda Jabuuti.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (6)

  1. Aarka hargaysa says:

    Reer waddani dawakhaada joojiya daahfurka baladhinta dakada qasab maaha inuu tago madaxwaynuhu se shir saxaafadeed Kani xafladii madaxtoyada kahor ayuu dhacay saxeexii shirkad ii qandaraaska qaadatay saxeexii amuurihii oodhani waa Kan daawasho wacan oo yaan Isha laysku qaloocin

  2. mohamed abdi jama says:

    Xisbiga wadani waa meel joogsade cadhada kulmiyuu diinta uga baxayaa wadani ? Dekeda yaa leh qasab maaha inay yimaadaan jaarkeenu ee farxaddii horumarka dalkeena la qaata wadani

  3. mohamed abdi jama says:

    Waxaa kale oo xusid mudan inay jam somland ogaato cadaawada iyo hinaasaha somaliya ? Somaliya waa ardul xasad ilaaha naga kaxeeyey baa mahad leh

  4. mohamed abdi jama says:

    Caqli xumada somaliya saldhiga ber bera way diidan yihiin saldhigga turkigana waay ogolyihiin qaramada midoobay baanu tusnay una turjunay? Waa sidaad sheegeyseene caqli ma leh somaliya ? Caqli baanu u ahayn oo tiibay doonayaan mana dhacayso oo dal gaaraan nahay

  5. mohamed abdi jama says:

    Somaliya siyaasad xumo waxay ka taagantahay halka ugu xun ee ugu hoosaysa sida saldhiga iyadana u fasay inay yeelato jam somland ay ugu diidayso? Dekeda ber bera waxa leh jam somland saamiga iyo goobjoognimadu waa kala laba ? Yaa muqafaliin raggii hagi jiray bahashaa maqan oo xorobay dal kale ah




Muuqaal Xiiso Leh: Kulankii dhexmaray Sheikh Maxamed Idiris iyo Ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga wax ka barta
- Oct 22, 2018
Ankara ( Kalshaale ) Kulankii dhexmaray Sheikh Maxamed Idiris iyo Ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga ...
Daawo Video: Cabdimaalik Coldoon oo Soo bandhigay Qaabkii uu Burco uga Baxsaday iyo Siduu ku gaadhay Jigjiga
- Oct 22, 2018
Jigjiga ( Kalshaale) Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo dhowaan Qaab dhuumasho ah kaga baxay ...
DAAWO: Xisbiga Wadani “Muuse Biixi Maskaxdiisa Waxaa ka dhex guuxaysa Jabhadnimo, oo kama Tegayo” (Video)
- Oct 22, 2018
Laascaanod  ( Kalshaale ) Xisbiga Wadani ayaa Eedaymo culus dusha uga tuuray Madaxwaynaha Somaliland ...
Daawo Qosol: Madaxwaynaha Dibad wareega ah ee Somaliland oo sheegay inay Dumarku la taliyaan,
- Oct 22, 2018
Hargeisa ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Dibad Wareega ah ee Somaliland Mustafe Maxamed Martin ayaa ...
Madax Goboleedyada oo ku Hanjabay inay madaxweyne cusub u doorayaan dalka Iyo Khudbadii Madoobe (Daawo)
- Oct 22, 2018
Garoowe  ( Kalshaale ) Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa ku hanjabay inay dooranayaan madaxweyne, ...