MUUQAAL: Mukhtaar Rooboow oo Baydhaba ka wada Olole Xoogan iyo war uu kasoo saaray Gudiga doorashada

Baydhabo ( Kalshaale ) Kulan ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka qeybgalay Musharax Madaxweynaha Koofurgalbeed Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur, Wuxuuna walaac ka muujiyay dib u dhaca ku yimid Magacaabista Guddiga doorashada Madaxtinimada Koonfur Galbeed oo aan la magacaabin weli,iyadoo ay soo dhowaatay xilliga doorashada.

Hase yeeshee Musharax Muqtaar Roobow ayaa dhowaan wasaarada amniga dowlada federalka qoraal ka soo baxay lagu sheegay in uusan ka qeybgali karin doorashada Koofurgalbeed,Hase yeeshee illaa hadda waxa uu ku adkeysanayaa Muqtaar Roobow oo xilal kala duwan ka soo qabtay Al-Shabaab inuu ka qeybgalayo doorashada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA IYO HADALKA ROOBOW

Sidoo kale qaar kamid ah xildhibaanada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo kulanka ka hadlay ayaa waxa ay sheegeen in dib u dhinaca ku yimid magacaabista Guddiga doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ay ku dhaliilayaan Madaxa Koonfur galbeed oo ay sheegeen inuu ka meer meerayo magacaabida gudigaas.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (2)

  1. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Waan ku dhici, ku dili, ku kufsan DABADEEDNA i dooro aan ku maamule ROOBOOW kaliya laga hayya. Idaacadaha waxaan ka maqalnay inuu DAD badan Gobollo kala duwan ku laayay HADDABA hadday Jirto AGOONTI uu aabayaashood gumaaday MUXUU ka yeeli?. *Caqli Gaweeto iga dhex. *Ayyan dhaweeyd waxaa la sheegay in Hiiraan lagu arkay Magaalo Samada heehaabaysa dabadeedna BUFFF la waayay meelay martay. *Ma laga yaaba inay siday lana tagtay CAQLIGI duulkii degana min LOWYACADDE ilaa RASKIAMBONI?. ***CMC Ilay nooloow Adeer. WBT

  2. C/Raxmaan says:

    Waa yaab inuu Rooboow isa soo sharaxa ! Lkn waxaa kun jeer kasii xun Shariif Sakiin. Qofkastoo isku daya inuu la tartama Sakiin = Way la gooriyee. Sidaa darteed waxaa dhaama Rooboow oo ku soo daalay QAWRACA dadka .




Ku-simaha madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo Guddiga Doorashada oo War Kasoo saaray Xaalada Baydhabo
- Dec 14, 2018
Baydhabo ( Kalshaale ) Ku-simaha madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ahna guddoomiyaha Baarlamaanka Cabduqadir Shariif ...
Daawo: Dowladda Qatar oo shaacisay inay Bilaabayso dhismaha dekada Hobyo
- Dec 14, 2018
Doha  ( Kalshaale ) Wasiirka wasaaradda gaadiidka, isgaarsiinta iyo dekada dawladda Qatar, Jassim Bin ...
Xaalada Baydhabo oo kacsan iyo Xildhibaan lagu dilay , Wararkii u dambeeyay
- Dec 14, 2018
Baydhabo ( Kalshaale ) Wali xiisad ayaa ka taagan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ...
MUUQAAL: Cali Xaraare oo barnaamij uga hadlay Xaalada Baydhaba iyo Mukhtaar Roobow
- Dec 14, 2018
Garoowe  ( Kalshaale ) Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamij  Gaar ah oo Cali ...
Daawo: Aqalka Sanatka Maraykanka oo isku raacay in Maxamed Bin-Salman uu ka dambeeyey dilkii Khashoggi (Video)
- Dec 14, 2018
London ( Kalshaale ) Xubnaha aqalka senators-ka Maraykanka ayaa u codeeyay in milatariga dalkaasi ...