Muuqaal: Maxaa kasoo baxay Shirkii Dastuurka ee DF ku Qabatay Garoowe

Garoowe ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Garoowe lagu soo gaba gabeeyay shirka madasha guddiyada dastuurka ee Heer Federaal iyo Heer maamul goboleed kaasoo maalmihii lasoo dhaafay ka socday halkaas.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shirkan oo ahaa mid la tashi lagala sameynayay gudiyada dastuurka dowlad goboleedyada shan cutub oo kamid ah dastuurka kuwaas oo dib u eegis lagu sameeyay ayaa dhinacyada ka shiray arimahan ay ku balameen in la dardargeliyo qabyo tirka iyo dib u eegiska dastuurka Soomaaliya.

Waxaa sidoo kale lagu balamay in la qabto shirka sadexaad ee madasha dastuurka heer federal iyo heer dowlad goboleed kaas oo la qorsheeyay in la qabto bisha Febraayo ee sanadka soo socda, lagana doodi doono cutubyada dasuurka ee ilaa iyo hada dib u eegista lagu sameeyay.

Ugu dambeyn waxaa baaq de deg ah oo ku aadan xalinta khilaafka loo diray madaxda heer federaalka iyo heer dowlad goboleed si loo dardargeliyo dib eegista dasuurka lagana fogaado wax walba oo caqabad ku noqon kara howlaha dib u eegista dastuurka dalka.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)

  1. Land of Punt says:

    Haye Cabdiqaybdiid iyo Xaawo Yarey ma in Puntland wax u yeeriyaan ayey u yimaadeen..?
    Kkkkkkkkk
    Cabdi Qaybdiid waa nin reer Mudug ah oo jecel in colaadii laga gudbo, dhib kasta oo dhacay..
    Wixii dhacayba xalay dhalay laga noqdo! He is welcome to carro Puntland.
    Wixii u qarsan alaa og lakiin waxaan afkiisa ka hayaa anagoo labadeena ah= Somalia oo Reer Puntland wax la wadin meel gaari mayno.
    Wuxuu ku daray haday Majeerteen arimaha Somalia daacad ka yihiin beri ayey dejin karaan oo Somalia dal nabad ah ka dhigi karaan… Kkkkkkkk
    I beleive he know something.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Vivo dhul Udug.




SHORT FILM: ZAKI , BISHAARO

Riix Sanadguurada Khaatumo

QISADA KINSI EE MARAYKANKA

Riix Sanadguurada Khaatumo
Madaxwayne Farmaajo oo Muqdisho Kusoo Wajahan iyo Kulankii La Filayey ee Muuse Biixi oo Meesha ka baxay
- Feb 20, 2019
Jabuuti ( Kalshaale )  Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ...
Muuqaal: Faarax Macalim oo ka Qayb galay dood uu TV-ga Kenya uga hadlay Xiisada Somalia iyo Kenya (Daawo)
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamanka dalka Kenya, Faarax Macallin ...
Daawo: Faratoon oo ka hadlay Safarka Muuse Biixi ku aaday dalka Itoobiya
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Sidii aanu Horay u baahinay Waxaa maanta magaalada hargeisa ka ...
Muuse Biixi oo Hargeisa ka dhoofay iyo Kulamada la Filayo ee Addis-Ababa
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa ...
Wargeysyada dalka Kenya oo weeraray dowladooda, Kana Faalooday Xiisada Soomaaliya
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Qormooyin isdaba joog ah ayay wargeysyada gudaha ka qoreen khilaafka ...