MUUQAAL: Jabhadda Macawisleyda oo Dhoolatus sameeyay iyo Taageerada ay ka Heleen Dawladda Soomaaliya

Balcad  ( Kalshaale ) Masuuliyiin ka tirsan Dawladda Soomaaliya ayaa gaadhay deegaano ka tirsan Shabeeladda dhexe oo Mudooyinkii ugu dambeeyay Jabad la baxday Macawisley ay ka waday Abaabul ka dhan ah Al-shabaab.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhankooda Jabhadda ayaa Waxay taageero u muujiyeen Dawladda dhexe ee Soomaaliya, waxayna sheegeen inay Jabhad u Noqdeen sidii Ay Al-shabaab deegaanada Shabeelada dhexe uga sifayn lahaayeen, Waxayna Codsi u direen Dawladda dhexe iyo Hirshabeelle.

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka soomaaliya oo madasha ka hadlay ayaa dhankooda Bogaadin u diray Jabhadda Macawislayda, Waxayna sheegeen inay Dawladda Soomaaliya taageero dhowaan ka heli doonto Jabhadda Macawislayda.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (2)

  1. Garqaad says:

    Maloo quuriwaayay magacii shaalaleyda. Weli dadbaa buufis ka qabo shaalaleydii.

    War nimanku maaha macisley ee shaalaley.

  2. xassan yare says:

    Mooryaan abidkii ma daahiro




SHORT FILM: ZAKI , BISHAARO

Riix Sanadguurada Khaatumo

QISADA KINSI EE MARAYKANKA

Riix Sanadguurada Khaatumo
Madaxwayne Farmaajo oo Muqdisho Kusoo Wajahan iyo Kulankii La Filayey ee Muuse Biixi oo Meesha ka baxay
- Feb 20, 2019
Jabuuti ( Kalshaale )  Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ...
Muuqaal: Faarax Macalim oo ka Qayb galay dood uu TV-ga Kenya uga hadlay Xiisada Somalia iyo Kenya (Daawo)
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamanka dalka Kenya, Faarax Macallin ...
Daawo: Faratoon oo ka hadlay Safarka Muuse Biixi ku aaday dalka Itoobiya
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Sidii aanu Horay u baahinay Waxaa maanta magaalada hargeisa ka ...
Muuse Biixi oo Hargeisa ka dhoofay iyo Kulamada la Filayo ee Addis-Ababa
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa ...
Wargeysyada dalka Kenya oo weeraray dowladooda, Kana Faalooday Xiisada Soomaaliya
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Qormooyin isdaba joog ah ayay wargeysyada gudaha ka qoreen khilaafka ...