Muuqaal: Somaliland Iyo DP World oo Heshiis Lagu Balaadhinayo Dekadda Berbera Kala Saxeexday & Khudbadihii

Hargeisa ( Kalshaale ) Ballaadhinta dekedda Magaalada Berbera ayaa si rasmi ah u bilowday sannad ka dib markii heshiis ay ku kala saxeexdeen Somaliland iyo Shirkadda DP WORLD.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Munaasabado arrintaasi la xidhiidha ayaa shalay iyo maanta lagu kala qabtay Hargeysa iyo Berbera. Munaasibad arrintaasi lagaga dhawaaqay kana qaybgaleen masuuliyiinta u sarraysa DP World iyo Somaliland, ayaa lagu qabtay Hargeysa.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)

  1. Zaki says:

    Guul usoo hooyatay Somaliland.
    Maxay na yeeleen kuwii qarsan waayay xinka,xiqdiga iyo xasadkooda.
    Maantaba waataa dekeddii oo la ballaadhinaayo lana casriyaynaayo.
    ISHII BUKTAAY KU BIKAACSO.

    Dhulkeena bulshooy inaan dhisanaa

    Ninkay dhibaysee cidlada ka dhurmaa

    Midnimo dhimatuu ku sii dhaganyee dhegaha ugu rida inaanay dhacayn.
    Kkk
    Haye Aaway dawladii lahayd dekedda berbera lama horumarin karo.
    Kkk
    HALAAD NIN KU BARATAY HAL KU SEEGAY MAAHA.




Muuqaal Xiiso Leh: Kulankii dhexmaray Sheikh Maxamed Idiris iyo Ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga wax ka barta
- Oct 22, 2018
Ankara ( Kalshaale ) Kulankii dhexmaray Sheikh Maxamed Idiris iyo Ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga ...
Daawo Video: Cabdimaalik Coldoon oo Soo bandhigay Qaabkii uu Burco uga Baxsaday iyo Siduu ku gaadhay Jigjiga
- Oct 22, 2018
Jigjiga ( Kalshaale) Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo dhowaan Qaab dhuumasho ah kaga baxay ...
DAAWO: Xisbiga Wadani “Muuse Biixi Maskaxdiisa Waxaa ka dhex guuxaysa Jabhadnimo, oo kama Tegayo” (Video)
- Oct 22, 2018
Laascaanod  ( Kalshaale ) Xisbiga Wadani ayaa Eedaymo culus dusha uga tuuray Madaxwaynaha Somaliland ...
Daawo Qosol: Madaxwaynaha Dibad wareega ah ee Somaliland oo sheegay inay Dumarku la taliyaan,
- Oct 22, 2018
Hargeisa ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Dibad Wareega ah ee Somaliland Mustafe Maxamed Martin ayaa ...
Madax Goboleedyada oo ku Hanjabay inay madaxweyne cusub u doorayaan dalka Iyo Khudbadii Madoobe (Daawo)
- Oct 22, 2018
Garoowe  ( Kalshaale ) Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa ku hanjabay inay dooranayaan madaxweyne, ...