MUUQAAL: Somaliland oo ka hadashay dagaalkii Tukaraq iyo Khasaare kasoo Gaadhay, “Dulqaadkii wuu dhamaaday”

Laascaanod ( Kalshaale ) Somaliland ayaa ka hadashay dagaalkii dhexmaray Habaynkii Xalay Ciidamada Somaliland iyo Puntland, Waxayna sheegeen inuu dhankooda kasoo gaadhay Khasaare, Waxayna Xaqiijisay inuu Hal Askari uga dhintay.

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Somaliland Maxamed Muuse Abees oo Faah faahin ka bixiyey sida wax u dhaceen, ayaa Sheegay inuu Somaliland hada Dulqaadkii ka dhamaaday, Wuxuuna xusay inay Puntland Weerar kusoo Qaaday Ciidanka Somaliland.

Dadka deegaanka Tukaraq ayaa xaqiijiyay in uu jiro dagaal kooban oo labada dhinac Puntland iyo Somaliland ku dhex maray jiidaha hore ee dagaalka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAAL SOMALILAND  OO KA HADASHAY 

Wararku waxay sheegayaan in madaafiic la isku adeegsaday kadib markii ciidanka difaaca Puntland ay weerar ku qaadeen saldhig ay Somaliland kaga sugan tahay aagaga hore ee dagaalka deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (24)

  1. Guluf says:

    Meesha laba qabiil baa iskuhaysta iskadaaya igad iyo cidkale waa african. Waxa iskatago beesha jegernata iyo beesha harti. Jegaanta oo rabta inay cidanjeedagabileey iyo hargaysa mushaahar. Kusiiso gabalka sool. Oo ay yiraahdaan sool .java jecel iyo habar AWAL jegaanta baa maamulaya. Iyo harti oo leh dhulka harti kataga nasab mwadaagtasn hakubaryootamina citiraafka iyo beenta. Dadkan waa in laxoreeyaa. Kooxyar oo dhulbahante oo la joogta jegernata lacag yar sIi yaan. Laakiin Aduunka wacay doonayaan inay lacag badan kagahelaan sool
    Hayadaha caalamiga. Puntland wat fahantay dadkoodii oo magacooda lagu qaraabsnayo. Jegernata. Waa qabiil 200km dega dhulkaa kuyar muda dheer .sool waa dhul barwaaqo ah tasaa keentay inay jacayl dheer uqaadaan. Hadii jegaanta lajabiyo somalida waa dadka. Toos iyirahda wa la I xasuuqay wa lid ilay. Waa la weearray. Waa dad u jilicsan dagaalka runta Markay tagto. Cabaadka hargaysa way taqaan. 100 sano tariikhda hadaad baadho waligood msguulaysan. Waxay ka qaadaan dagaalka. Markii lajabiyo waxay yiraahadaan walalayaala walaalayaal walaal.

  2. Mustafe Daacad says:

    Dulqaad ayaa dhamaday iyo wanala gaaday afmiyaaa dagaalba waa gaadmo kkkkkkkkk Nimanka dhufeysyada kujira hadala haadin o hurdo loodiidin sidee dhulkooda lagu celin karyaaa halkaas kaga wada kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Anigu idoorla dhiigoda marabo balse dhulkooda hadeyku noqon wayaan dhigoodu waa xalaal dulqaad laheyne hadaad buuro haysan sodaaya viva Puntland kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. sOmalilander says:

    Daacad

    Dagaalka Kufsiga Halaga Daayo Ama Sida Raga Haloo Dagalaamo!!

    WBT!

    🤔🤔🤔

  4. Halgan says:

    Diinta islaamka waxaalal in ladilo ninka dhulkiisii kayimid. Oo degaan dad leeyihiin cidankeensaday. Waayo ddkaas qaybkamida hadaysan kurabin waa inaad dhulkaa ga ku ekaata. Hadii kale gaal murtada oo soo duulaybaadtahay. Dhulbahante harti. Ah darooda. Somaliya kablalalx a.waan qaadan cadI lagoosan kudarsado. Waa xaraana .jegaanta. culimadooda Marka ciidanka jegaanta ladilo bay hadlI doonaan inta kahoraysa masajida ka khudbeeya. Ogaada hada inay yiraahdaan cidanka haharawal iyo habar jecel halasoo celiyo. Ma oranayaan. Culimda qabiilkaas hortooda waxay hadli doonaan Marka ladilo oo dhigo da labanayso way ilaaween dagaalada hore ee darood dhexmaray.

  5. Guulwade says:

    Habarjeco.habar AWAL meesha isagataga intaan sida sayid maxamed alaah ha unaxariisto .waxaan hubaa qofkii jano donaya ha kujihaada labadaa qabiil. Dagaalka laascaano waa meelaha janada laga raadiyo. OGAADA FIIRI GAARA. QABIILADA ASSOO DUULAY.JEGAANTA. WA EHLUNAARIIN DHULKOODII XADKOODII. DEHAAMKODII. MAGALOYINKOODA. QOYSASKOODII UGA SOO TAGAY INAY DHUL IYO SHACAB XOOG KUDUL JOOGAAN OO GUMAYSTAAN DHIIG OO DA WAA XALAAL .HARTI PUNTLAND DHULBAHANTE. RAG IYO DUMAR LAAYA. DILA JIRKA UGALAWAAYO SHARCI GAALO QOFKII SHARCI LADHIGA DIINTA BAARA WA GAAL U EKE LAMID..

    • Ahmed Somali says:

      ASC.
      ALLAAH. gunsana ninka yiri DUMARKA HALA DILO. *Waa adduunyo gadoom loo tartama HOOYO hala dilo. *Nacas fulaya oon rag iska celikarin oo ku gurya noqday DILKA HOOYO. WBT

  6. sOmalilander says:

    Halgan Aka Guulwade ama waddaniboy maanta waxaad hilmaantay diricii kaleee ahaa KACAANBOY, don’t forget that too!

    Kkkkkkkkkk

  7. xassan yare says:

    Sheekooy kunac naacnaacda maala joojiyo kolka hore waanala gaaday kuye
    Oo ma maqaaxi ayaa lafadhiyay kolkii hore miyaad ilaawdeen in dhul harti leeyahay aad soo weerarteen kolkii hore waleeee puntland ayuu dulqaadkii ka dhamaaday idoor laangaab halkii aad galilaheyd day dayo koleyba dhul ku qariya ma haysid gobol iyo badhkaada ayaa laguugo oodi kibirka iyo gaala jacelka maala joojiyo

  8. sOmalilander says:

    Xassan yare

    Dhulka waanu ognahay inuu yahay dhul hartiye dee xoog baanu ku joognaaye mahaysaa tabar aad nagaga kiciso?! Kkkk nagadaa baroorta boowe yaan qosol indhuhu na casaane Lol!

    😂😂😂

  9. BARAWANI KING says:

    salaamuu caleekum

    HARTI DAAROOD, wax iska dhiciya ama iska jooga guryiheen, oo u shaqeeya IIDOOR WAGASHLEEEE.

    Nin gurigiiisa la haaysto, ama ha soo ka xeeyo, ama xoog ha looga qabsado, waa DAYUUS, aan raganimo lahayn.

    150 annagoo ah oo qoriga noogu weyn aanu wadano uu ahaa DABO-JEEX, ayaanu HABAR GEDIR, kaga furanay tekniko, madaxdoodina suuqyada jeednay.

    Ninkii garanayaa baa garanaya, MUUSA DHUXULOOOW, waxaan filayaa HABAR GEDIR waa is-taqaan. KOLONEEL ma nxina annaga aa garanaynaa.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  10. Mustafe Daacad says:

    Somalilander
    Dagaal waa dagaal ama hayarado ama haweynado lakiin waxa hubaal ah in cidama idoorka mar walba laga adagyahay ola jabiyo mar walbana cida calaacasha waa idinka.
    Tusaale.weerara walba cidanka Puntland ayaa qaada halka idinku aad tagantihiin goorma ayeynaso werarayan o hurdo la.aan idinku dhacday lakin askarigena wuu iska seexdaa wayo cabsi maqabo o dhulkisii ayuu joogaa dhankasta tolkii ayaka xiga 4 dhinac kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Iga qor dhulkaan sijoogitan kuma harin awalna ragg ciniyihis ayadku joogtay hadana iyagii ayaku nacay viva geesiyasha halka kaga wada iyagaa iska carari doonee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  11. xassan yare says:

    Somallander

    Waleeee waad ogtahay xiniiyaha aadku joogtid waa xiniinyo HARTI AKA dhulooos
    Bal wakaa dhulooos Gacmaha isqabsada Sii joog dhulooos Dulqaadkiii Qol madoob Ayay Ku Soo Xidheen Bal Sii Joog Aan Aragno

  12. Zaki says:

    Weli puntland miyay tukaraq ka samri la’dahay tamarna u weyday ay kusoo ceshato.

    “Naftu way ka maagtaa Godka lagu maquunshoo,

    Maaray ka dhigtaa Inay maahda caal waa ,
    Meermeerka badisoo

    Marmarsiiyo keento”.

    HARTI BAA DHUL KA DHEXEEYAA BEENOWDAY OO SIDII WASIIRKII WARSANGELI LOOGU BAHDILAY BAA U MARAG AH.
    HARTI DHUL MA KALA LEH SOO DHAMAATAY
    KKKK

  13. Aarka hargaysa says:

    Dagaalka yaan lacebeeyn waxani waa is muujin farawayne oo lomagacaabay taliyaha cidamada kaydka pudhlayn ayaa rasaas rida dagaal iyo raganimo waa ta lagaaga qaaday dhulkii aad taqaanay ilaa tukoraqi ugudan baysay kkkkk anigu balan ayaan kuqaaday inaanan meeshan wax ku qorin hadii tukoraq pudhlayn gacanteeda kusoceliso car car wakaase laascanood iyo taleex warkeeda daayoo

  14. Abwaan deeq says:

    @Aarka hargaysa

    @fadlan mar ruqaansada tuulada @garowe @hadalbay deysan weydaye.

  15. mohamed abdi jama says:

    Jam somland is dejiya dhib weyni ma jiro oo lala qayliyaa waa degaankeena gudihiisa isu dul qaata maaha cadaawe laakiin fikirkaa cadaawe leeyahay isdejiya oo yaan cadhadu idinka badanin

  16. mohamed abdi jama says:

    Waxaan idin leeyahay caadifadu ma fiicna hogol tusaalayn iyo tanaasul walaaltimo oo dhexdeena ah baynu u baahanay maalin aan ka wanaagsanahay ma jirto ? Qaar bay dhib ku tahay nabadaa labada beelood ee walaalaha ah lagu guulaystay waana debeda xuduuda jam somland? Caqli badan yeesha oo isu tanaasula isuna dulqaata dhexdeena ? Waad ogtihiin meelkasta ha joogee cadaw dibadeed waan ka adagnahay laakiin gaadmadii sokeeye ee gudaheena dul qaad muujiya

  17. mohamed abdi jama says:

    Hana ku dhaaranina in garoowe la qasanayo? Intaadan wax falin ka fiirso baa la yidhi? Dagaal maaha maanta ee waa maskax iyo dulqaad dhamaantiin shicib iyo dawladba dulqaadka ogaada siiba maanta? Marfaa la saamaxaa nin kaa gardaran oo kugu gafay? Dulqaata iyadaan khayr ku ogahaye

  18. Land of Punt says:

    Mohamed abdi jama
    Waa iga qoslisiisay, kkkkkkkk
    Waxaad u hadlaysaa sidii qof laga gardaran yahay oo asaga la dulmayo.
    Dadbaad leedahay qasab aan dhulkiina wadan kale uga dhigo.
    Bal noo sheeg dhul lagaa qabsaday ilaa maalintii Laascaanood qabsateen idinkaa duulaan ahaa ilaa Garoowe joogtaan.
    Dal goosanaya oo hadda difaaciisa wiilal u dhintaan ma arko oo riyo, reerka dhulka degena badabkood Calanka dul suran ayagaa raba ee qasab kuma dulsurna.
    Laakiin dulqaata iyo niicda meesha kalatag,
    Hasha geela cunta hadana cabaadaysa.

  19. Land of Punt says:

    Abwaan deeq
    Markaad dhulkaagi rag ku wareejisay miyaad kaygii kusoo qalqaalinaysaa..?
    Garoowe iska daaye riyaha Ciise Maxamud goofka daaqaan geeri baa ka horeysa in ninkale calan surto.

  20. Land of Punt says:

    Zaki
    Maamul goboleedyada waxaa lagu heshiiyey la joobiyo wixii wada shaqayn kala dhexeeyey dowladda dhexe ilaa waxa la isku qilaafsan yahay oo ah wax xisid ah laga heshiiyo, waa wax fiican in gobolada talada wax ku leeyihiin oo dowladda dhexe sida rabto yeelin mustaqbalka.
    Sidee marka isla dowladdii dhexe Puntland shir ugu qabsan meesha ma fowdaa waxaa sheegen iyo waxa samaynayaan is lahayn.
    Adiga ma qaabiil kici baad isleedahay.
    Harti iska dhaaf Somali lagama xigo Puntland laakiin Hartigu waa degaan.

  21. Land of Punt says:

    War meesha ninkaan wasiirka ah keligiis maaha.
    Xaawo yarey, Cabdi Qybdiid, Cabdi Xoosh, Faroole iyo 10 qof kale meesha qorshe diwladda ka waday.
    Dowladda dhexe ma Farmaajo iyo Khayre kelia miyaa?

  22. Zaki says:

    “Reerka dhulka degena badabkood Calanka dul suran ayagaa raba ee qasab kuma dulsurna”.

    Land
    Hadalkaas adaa qoray ee haddii arinku sidaa yahay maxaa puntland dhibay ee rafaadka baday ee ay faraha ugala bixi la’dahay dhulkaas?.
    Ka jawaab

    Midda arinka wasiirka anigu cidna kicin maayo mana kicin karo ee fikir uun baan dhiibtay dhibso ama ha dhibsan.
    Puntland iyadaa u madax-bannaan hawleheeda wax iga quseeyaana ma jiraan ee aragti ii muuqatuun baan cabiray,lkn wasiirkaasi hadduu mj ahaan lahaa sidaasi ma Ku dhici lahayd.
    Maya sidaan filayo.
    Halkaa ka garo cidda iska leh puntland ee qiimaha iyo qadarinta Ku leh.




Muuqaal Xiiso Leh: Kulankii dhexmaray Sheikh Maxamed Idiris iyo Ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga wax ka barta
- Oct 22, 2018
Ankara ( Kalshaale ) Kulankii dhexmaray Sheikh Maxamed Idiris iyo Ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga ...
Daawo Video: Cabdimaalik Coldoon oo Soo bandhigay Qaabkii uu Burco uga Baxsaday iyo Siduu ku gaadhay Jigjiga
- Oct 22, 2018
Jigjiga ( Kalshaale) Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo dhowaan Qaab dhuumasho ah kaga baxay ...
DAAWO: Xisbiga Wadani “Muuse Biixi Maskaxdiisa Waxaa ka dhex guuxaysa Jabhadnimo, oo kama Tegayo” (Video)
- Oct 22, 2018
Laascaanod  ( Kalshaale ) Xisbiga Wadani ayaa Eedaymo culus dusha uga tuuray Madaxwaynaha Somaliland ...
Daawo Qosol: Madaxwaynaha Dibad wareega ah ee Somaliland oo sheegay inay Dumarku la taliyaan,
- Oct 22, 2018
Hargeisa ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Dibad Wareega ah ee Somaliland Mustafe Maxamed Martin ayaa ...
Madax Goboleedyada oo ku Hanjabay inay madaxweyne cusub u doorayaan dalka Iyo Khudbadii Madoobe (Daawo)
- Oct 22, 2018
Garoowe  ( Kalshaale ) Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa ku hanjabay inay dooranayaan madaxweyne, ...