MUUQAAL: Dhalinyarada Gaalkacayo oo Dhigay Banaanbax Xoogan (Daawo)

Gaalkacyo ( Kalshaale ) Magaalada Gaalkacyo Waxaa ka dhac Isku soo bax ay soo Qaban qaabiyeen Dhalinyaradda magaalada Gaalkacyo, Kuwaasi oo siwayn uga Cadhooday Dilka loo gaysanayo Haldoorka magaalada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

” Maaha wax loo dulqaadan karo in maalin walba aqoonyahannada iyo haldoorrada bulshada gudaha magaalada Gaalkacyo si micno darro ah laysaga dilo “

Sidoo kale Dhalinyaradda ayaa eedayn dusha uga tuuray Odayaasha magaalada oo   aan Ogolayn in Shareecada la Waafajiyo dadka gaysta dilalka Haldoorka Bulshada.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (3)

  1. Land of Punt says:

    Alshabaabka madaxa soo duubta iyo nijaasta soo dirtay waxaa looga adkaan karaa in macal caruurta iyo hooyooinka hub la siiyo,
    Qof masaajid kasoo marka toogtaan waa in dadka meesha ka dhow oo dhan bastoolado lasoo baxaan oo kun xabadood ku dhacdo daanyeer wax dilay.
    Hadda waxaa laga yaabaa in hal nin 10 jeer wax dilay goobtana ka fakado oo inta dadka dhex ordo nabad Baraxley ku galo.
    Galkacyo waa in Wildwest noqotaa, qofka la tuhmo shoot first and ask quetions later.
    Meesha qabyaalad iyo diin baa la isku dhexwalaaqayaa.
    Mudaharaad kaa celin maayo dad fowdo wax aan ahayn aqoon, shantaada ayaa kaa celin karta.

  2. Land of Punt says:

    Qodka wax dilaya hadduu ogyahay in dhimanayo inta 100 dolar qaato waxsoo dil ma yeeleen.
    Mid la qabtay oo Eelay ahaa wuxuu sheegay in 150$ la siiyey, qof dhan naftiisa 150 dolar oo ku qadeeyo ayaa kala qiime badan.
    Magaalada dhan oo la isdhexyaacayo waa in waxlaga bedelaa oo darbiyo iyo silig la badiyaa si sahal ugu gudbin koofurta,
    Magaalada bar waa in secret Securiy, Pista la qoraa., waa haddii nabad la rabo.
    Hadda inta dadka madaxa ku dhuftaan ayey ilaa Xaradheere xagee u socotaa la oranaynin.
    Nabad baan rabnaa kute, ma cadowga ku dilaya ayaa nabad kaa raba?
    Meesha ciidan ku horfadhiya oo la dagaasho ma joogo waa nin terrorist ah adna waa terror u isticmaajo, markaas ayuu ku afgaranayaa.
    Inta ka horeysa iska mudaharaada oo wada Qiiro Jabanka.

  3. Cadaado says:

    Land of punt,
    inkastoo sida aad tirri aan kugu raacsanahay in qof kasta hub qaato Kaalgacyo iyo meel kasta, oo argagixisada alshabaab iska dhaaf qofka ahee, xataa qofka looga shakiyo daanyeerniimadooda oo kale, in la dillo. Waxaan kaloon kugu raacsanahay waxyaabo badan oo aad kor kusheegtay.

    Laakiin, waxaan ku xasuusin in arrinkaan eey tahay doorooyinkiinii oo gurriga imaaday si eey idinkugu dhalaan waxii aad u dhigteen, nahmean, “the chickens have come home to roost” Waa munaafaqnimadiinii waxa meesha kasocda. Waliba la’isma gaarin.

    Mar hadii dowladnimada Somaliya aad kajeclaateen maamul qabiil, iyo in aad kaligiin calamo been ah tolataan, adinkana ma noolaaneeysaan, Somalida kalena ma noolaanayaan. Halawada dago.

    Hadii kale, ka daaya dowlad kasta oo Somaliya leedahay in aad qastaan, oo dumisaan adinka oo si qabiil ah u abaabulan. Iyada oo waliba dowladaas dhexe aad xilal iyo jagooyin muhiim ah ka heeysaan. Laakiin, ma rabtaan. Kuwa iyo dadka kale ee Somaliyeedna waa daanyeero oo ma fahamsanna.
    Dalmida.
    God bless Somalia.




War deg deg: Mooshinkii Laga keenay Madaxwayne Farmaajo oo Bur-buray
- Dec 11, 2018
Muqdisho ( Kalshaale )  Warqad qoraal ah oo kasoo baxday xafiiska xoghayaha joogtada ah ee ...
MUUQAAL: Qalbi-dhagax oo Booqday Jeel-ogaadeen iyo Dad lagu xidhay oo Arimo Naxdin leh ka sheegay (Daawo)
- Dec 11, 2018
Jigjiga  ( Kalshaale)  Cabdikariim Sheekh Muuse ( Qalbi-dhagax ) iyo Masuuliyiin ka tirsan Dawlad ...
Daawo Awliyo oo Afka Furtay “Mooshin Ma jiro, waa Shirqool Imaaraadku soo Maleegay” Hanjabaad Culus (Waraysi)
- Dec 11, 2018
Muqdisho ( Kalshaale )  Siyaasi AMB. Awliyo ayaa Waraysi uu bixiyey kaga hadlay xaalada ...
MUUQAAL: Ololaha Doorashada Puntland oo Xiiso yeeshay iyo Xaflad lagu Qabtay Minnesota
- Dec 11, 2018
Garoowe  ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka lagu ...
Xasan Sheekh Iyo Siyaasiyiin uu kula Kulmay Hoygiisa Muqdisho maxay ka wada Hadleen?
- Dec 11, 2018
Muqdisho ( Kalshaale )  Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho kula ...