Cusbitaalka Gargaar Hospitaal Lasanod oo Maanta Xadhiga Laga Jarey .

Cusbitaalka Gargaar Lasanod oo ka mid noqon doona goobaha Caafimaad ee adeega bulshada ayaa maanta xadhiga laga jarey ,
Waxaana ka soo qayb galey Munaasibada Xadhiga Looga qaar ka mida haldoorka bulshada gobolka Sool Maamulka heer degmo iyo Wasaarada Caafimaadka gobolka Sool .

Cusbitaalka oo ay fureen dhalinyaro dalka iyo dibadaba wax ku soo bartey isla markaana ku kharash gareeyey
dhaqaale badan si Cusbitaalku uu helo qalab casri ah oo loogu adeego bulshada Dhinaca Caafimaadka ,

Adeegyada Cusbitaalku uu u hayo bulshada Sida ay sheegeen Maamulka Cusbitaalka Waxaa ka mid ah :

1: Qaybta Dhalmada iyo Dhallaanka .
2: Qaybta Bukaan Jiifka iyo Bukaan Socodka .
3: Qaybta Shaybaadhka .
4: Qaybta Daawooyinka .
5: Qaybta Gargaar ka deg deg ah oo shaqaynaysa 24/7 Todobaadkii .
6: Qaybta Qalliimada .
7: Qaybta Cudurada guud ee Caruuta .
8: Qaybta Daryeelka gaar ah

Cusbitaalka ayaan Waxaa sidoo kale ka hawl gelaya Hawl wadeeno Caafimaad oo u isugu jira Dhakhaatiir kala duwan ,
iyo Shaqaale Caafimaad , Sidoo kale , Waxaa ka mid ah Dhakhaatiirta ka hawlgeli doonta .

Drs Amiira Kulmineera oo ah dhakhtarad ku takhasusey Cudurada Dumarka Daaweyntooda iyo Qalliimadooda .

Dr Xudeyfa Dr Bile oo ah khatra ku takhasusey Cudurada guud iyo kuwa ciyaalka iyo Dhakhtar ku Takhasusey Sanka Cunaha iyo Dhegeha

Sidoo kale , Cusbitaalka ayaa shaqaynaya si Joogto ah 4 kii Saac , Waxaana ay sheegeen in Sadexda Casho ee ugu horeeya
Kaadhku Bilaasha , adeegyada kalena 50 % Qiime dhimis yahay .


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (6)

  1. Dabshid says:

    Shacabku waxey u maahanyahiin nabad iyo midnimo horumar horseedo.

    Qaran iyo midnimo waxaa lagu gaarikaraa
    Waqooyi mid ah oo la xaajooto Koofur mid ah.

  2. Laalays says:

    Maansha allaah. Nabada ayaa ah hooyada horumarka. Hambalyo reer Laascaanood.

  3. Laalays says:

    Dabshid

    kkk

    Waar niyooy adna caadifad midnimo ayaa ku madax martay!kkk

    Hadaan caadifadaada kuu raaco, hal su, aal oo aan kaa weydiiyo maka jawaabi kartaa? Oo ah.

    Koonfur Somaaliya maku soo celin kartaa sida ay ahayd 26-06-1960/01-071960?

    Hadii jawaabtaadu haa tahay markaa haynoo ahaato!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. Laalays says:

    Ninkaa musharaxa ayaa si daacada u qirtay, in aan Soomaaliya maamul ka mida madaxweyne u tartami karin ilaa laaluush aad bixiso. Markuu wiil dhalinyaro ah weydiiyay;

    Balanta hal cod iyo hal qof hadaad ku fashilanto 2 sano gudahood ma is casilaysaa

    Musharax wuxuu dhahay maya oo imaad dooranba!kkkk

    oo ah codkaaga kursiga kuma helin ee odayaal iyo xildhibaano ayaan iibsaday!kkk

    Musharaxaa inigu bilada daacadnimada ayaan siiyay!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. Laalays says:

    Linki-gaan ilaawee waa kaa;

    puntlandnews.net/2018/10/05/daawo-musharixii-ugu-horeeyey-oo-lacago-badan-u-balan-qaaday-barlamaanka-puntland/




Ku-simaha madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo Guddiga Doorashada oo War Kasoo saaray Xaalada Baydhabo
- Dec 14, 2018
Baydhabo ( Kalshaale ) Ku-simaha madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ahna guddoomiyaha Baarlamaanka Cabduqadir Shariif ...
Daawo: Dowladda Qatar oo shaacisay inay Bilaabayso dhismaha dekada Hobyo
- Dec 14, 2018
Doha  ( Kalshaale ) Wasiirka wasaaradda gaadiidka, isgaarsiinta iyo dekada dawladda Qatar, Jassim Bin ...
Xaalada Baydhabo oo kacsan iyo Xildhibaan lagu dilay , Wararkii u dambeeyay
- Dec 14, 2018
Baydhabo ( Kalshaale ) Wali xiisad ayaa ka taagan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ...
MUUQAAL: Cali Xaraare oo barnaamij uga hadlay Xaalada Baydhaba iyo Mukhtaar Roobow
- Dec 14, 2018
Garoowe  ( Kalshaale ) Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamij  Gaar ah oo Cali ...
Daawo: Aqalka Sanatka Maraykanka oo isku raacay in Maxamed Bin-Salman uu ka dambeeyey dilkii Khashoggi (Video)
- Dec 14, 2018
London ( Kalshaale ) Xubnaha aqalka senators-ka Maraykanka ayaa u codeeyay in milatariga dalkaasi ...