Daawo Video: Shacabka Hargeisa oo ka qayliyey taarikada cusub ee Somaliland shaacisay & Dhaqaale lagu soo Rogay

Hargeisa  ( Kalshaale ) Somaliland ayaa dhawaaqday inay dhaqan gelinayso taariko cusub oo ay qaadanayaan dhammaan gaadidka ka howlgala Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasaaradda gaadidka ayaa shaaca ka qaaday in la baddalayo taarikadii hore isla markaasna ay gaadidlayda ay ku rakiban doonaan baabuurtooda taarikadan cusub.

Shacabka magaalada Hargeisa ayaa ka hadlay siday u arkaan Arintan Dhibaatada ay ku keeni karto, Waxayna ka qayliyeen in Mashruuc lacag laga samaynayo aan laga dhigin, “Lacagta dadka laga qaadayo Awood uma leh Wasiirku, Afar milyan ayaa shacabka laga rabaa, in Qofkiiba 60 $  “.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (10)

  1. mohamed abdi jama says:

    Waa nidaam wanaagsan oo dawladnimo nambarkii hore ee baabuurtu muu ahayn nambar jira ee wuxuu ahaa nambar macmamala dadkaygoow dawladdiinu waxa cusub iyo horumarka ay idiin keentaa qaarbay cudur ku ridaa qaata go.aamadda dawladdiina oo iska bixiya kharashka yar eed awalba qaadka ku cunayseen dadkaygoow u dhaqma qaab dawladnima oo iska daaya qabyaaladan aad dhexgelinaysaan dawladnimadii bixiya lacagta nambarka cusub oo qaata qaabka dawladnimo shacabkaygow si xun wax u sheeg sixir ka daran maskaxda caafimaadka qabta waa laysu diidayaa hurdada ka toosa

  2. mohamed abdi jama says:

    Somaliya waxay cadaysay in wasiirkii hore ee duulistu uu u saxeexay hawada jam somland somaliya? Waanadhan muxuu yahay waajibkiisu ma odhankarnaa waa mmas.uul daacadeed ma odhan karnaa qarankan daacab buu u ahaa waa aaffo group raggii ugu cawaaqibka xumaa hadeerna hoosta wax ka qooshaya bal ha la waydiiyo wuxuu u wareejiyey hadallo horena waa laga hayey waa in cadaalada uu soo taagaa ina kaahin kaasoo miidhan adeer qaran iyo qabiil kala doorta

  3. mohamed abdi jama says:

    Waa inaan qaranimada iyo jiritaanka jam somland aan ka jeclaadaa qofka iyo qabiilba iyo qolada aan jecelahay ? Markaasaan ahay mudaadin xalaala laakiin hasaan qabiil iyo qolo iyo qaar iyo qof ku uunsado ? Adeer naftaydana been baan u sheegayaa qarankanna been baan u sheegayaa sidaa ha u garto qofwaliba oo qabyaaladda iyo qolaysigu qofka meel ma gaadhsiiyaan ninka inta xil loo dhiibay qarankiisan khiyaameeyey bal ha is qiimeeyo isagu intaan qofna wax odhan waa in ninkastoo ku kacay fal danbiyeedo ama fal danbi maxkamad la soo taagaa oon loo habran adeer haddii kale been baad noo sheegaysaan nin wuxuu doono sameeyey oo gurigiisa gaadh ilaalinayo dalka hantidiisiina cunay intii kalena xamar u sexeexay yaan lala hadlin adeer xamar nagu dara haday sidaas tahay xaajadu

  4. mohamed abdi jama says:

    Golaha barlamaanka waan ixtiraamaa laakiin waan u khajilayaa labada mas,; uul ee hadlay waxaa hadalkooda ka muuqda xamaasad iyo qiiro qayrul sharciya? Baarlamaanku wadankoo dhibaato shaqo la`aaneed iyo mid dhaqaaleba hayqato ayey lacagta isku kordhiyeen oo muwaadiniinta guryaha ay ku jiraan la jaarka ahi aanay seddexda wakhti dabka wax saaran cunno ah ayey isu kordhiyeen guurtidana u kordhiyeen mudane xildhibaan ma sharci bay ahayd? Markaad isu sexeexday jawaabtu waad qaldanayd weeye xeer dawladdan oo duruufo dhaqaale iyo mid colaadeed ku gaadaamanyahay hadaad arki wayday aday kuu taal waxaynu u baahanahay gole baarlamaan oo aqoon leh iyo wadaniyad kuwan saacaddiina way ka dhacday inay dhaceenna way ogyihiin oo arinkoodu wax ka soo qaad ma leh

  5. mohamed abdi jama says:

    Maryahan jam somland gaar ahaan hargeisa ay ka cabanayaan way jirtaa cudbiga ama suufka dharka laga samaynayo ayaa lagu buufiyaa maado kimiko ah oo marka suufku baxayo caawiqa markaa shirkadaha dharka laga soo iibinaayo way ogyihiin laakiin ganacsatada jam somland ayaan la heshiinayn adeer elsii iyo dawlad ganacsatada daba socota ayaa loo baahan yahay adeer waxay kimikadan cudbiga lagu buufiyey u darantahay dhalaanka seddex jir ka hooseeya iyo waayeelka aad u wayn xalkeeduna waa dharka oo aad maydhaan iyagoo cuqub intaanad xidhan ma leh xal kale

  6. mohamed abdi jama says:

    Wasiirka wasaaradda ganacsiga adeer ganacsatada waa inaad u dalabtaan ganacsatada dharka kuwan sumaysani dharkan sunta lihi way ka jaban yihiin kuwa aan kimikada lahayn way u sheegayaan kabaniyadu ganacsatada iyagaa doortay waayo way jaban yihiin adeer wasarada ganacsigu ha kontarosho ganacsiga

  7. mohamed abdi jama says:

    Waxaan madaxda jam somland ka codsanayaa inay ka joojiyaan gaadiidka tic ta loo yaqaan ama tik ama bajaaj guud ahaan jam somland gaar ahaan gobolka maroodi jeex waa gaadiid dhib badan u leh caafimaadka bulshada iyonabad gelyada bulsgada jam somland dalkan iyo dadkan maslaxaadiisa xil baa inaga wada saaran waa gaadiid dhib iyo hadimo mooyaane aan dheef u lahayn shacabka jam somland hadaad diideen joojinteeda ka daaya gobolka maroodi jeex sababahaas aan soo sheegay dartood

  8. mohamed abdi jama says:

    Maxaabiista jam somland dhaqan celinta iyo xirfadda loo sameeyey waa waxyaalahaan ku dhaliilayey joornaalka foorre een u qoray si uu iigu baahiyo annoo muwaadin ah xaq ugu lahaa joornaalka foorre inuu ii baahiyo sida dadka kaleba uu ugu baahiyo waa danbiyadaan ka tarsanayo foorre run ahhaana waxay ahayd qalad aanan iloobi doonin waligay oo uu joornaalka foorre iga galay annoo jecel inuu sababeeyo waxa ku kalifay qarintaas ii gaarka ah annoo muwaadin ah u daacada salkiisa iyo dadkiisaba iiga soo jawaab foorre fadlan waxaad iga gashay qalad aad u wayn

  9. mohamed abdi jama says:

    Qofka muwaadinka ahi xaq buu u leeyahay cashuurta laga qaado in wax loogu sameeyo dawladdana gar iyo xaq baa loogu leeyahay inay fuliyaan ummadda cashuurta laga qaado wixii xaq loogu yeesho taasi waa taaa tan kale ee ah xaggee lacagta la gaynayaa ? Run ahaantii waxaa jiea hayaddo dawladdu leedahay iyo laba gole oo u xil saaran arimahaasi xisbiga wadani marwalba ha ka fogaaso wixii ku keenaya sumcad darro sida tan lacagta xaguu geynayaa kaga doos golaha barlamaanka haddii shaki galay xusbiga wadi pk tan nom baabuurka gobolka uu ka yimi 8qanno ka hor baan u sheegay in gobolada dalka la kala siiyo nom marka baadhitaan loo baahso nabad gelyo si degdega loogu helo faldanbiyeedkii dhacay yurub baad ka timi anna waan joogaa nom of regain buu leeyahay gaadhigu haddii loo baahdo degdeg loogu guulaysto tan aanada eed sheegayso marwo faadumo ma leh samayn amni darro wax tar mooyaane waxyeelana malaha marwo faadumo siciid maaha shaanbadayn qabiil ama gobol ee waa horumar aynu gaadhnay manshallah

  10. mohamed abdi jama says:

    Dilka iyo aanada waa inay dawladdu dishaa qofkii qof dila waxaan u sheegay 2011kii si loo xakameeyo aanada dil qofkii qof dila ma jirayso aano xalal aan u leenay dilalka qaar way jireene foorre jornal ha sheego sidaan wax ugu bayaamiyey dawladda




Daawo: Maxaa dhexmaray Madaxwayne Mustafe Cagjar iyo Waxgaradkii Beesha Dhulbahante ee JIG-JIGA Soo Gaadhay
- Nov 16, 2018
Jigjiga  ( Kalshaale ) Madaxweynaha deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa magaalada Jigjiga kusoo dhoweeyay ...
Jen. Indho-cadde oo ka hadlay halka ay Shabaab ka helaan Dharka Ciidamada Dawladda iyo Hubka
- Nov 16, 2018
Muqdisho  ( Kalshaale) Gen Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-cadde oo kamid ah saraakiisha ciidamada dowladda, ...
Galmudug : Wararkii ugu dambeeyay dagaal ay ciidamada DF ka gaadheen guulo oo dhacay
- Nov 16, 2018
Laascaanod ( Kalshaale) Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo ...
MUUQAAL: Gabadh uu dhalay Wariye Soomaaliyeed oo Caan ah oo Shaqo ka Heshay Xafiiska Duqa London (Daawo)
- Nov 16, 2018
London ( Kalshaale ) Xafsa Cabdixaafid Maxamuud oo ah Gabadh Soomaaliyeed oo 17-jir ah ...
MUUQAAL: Qaramadda Midoobay oo War kasoo saartay [Saldhiga Berbera] Iyo Xiisada Puntland iyo Soomaliland
- Nov 16, 2018
Laascaanod ( Kalshaale ) Warbixintii ay sii deysay kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunaqabateynta ...