Daawo: Dawladda Qatar oo Soomaalida ka Farxisay iyo Amiirka oo Qaabilay Safiirka Cusub ee Soomaaliya (Daawo)

Muqdisho ( Kalshaale ) Amiirka dalka Qatar ayaa Waraaqaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Cusub ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Qatar Mudane C.risaaq Faarax Cali, Waxaana Aamiirku Aqbalay Codsi uga yimid madaxwaynaha Soomaaliya, oo ku aadanaa in shaqooyinka loo Furo bulshada Soomaaliyeed.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dawladdaha Soomaaliya iyo Qadar ayaa waxay leeyihiin Xidhiidh diblumaasiyeed oo soo Jireen ah, Waxaana Dawladda Qatar ay Taageera Soomaaliya dhinacyo badan, Waxaana Safiirka cusub oo kasoo shaqeeyay waxna kusoo Bartay dalalka Khaliijka.

Ugu danbayntii Safiirka ayaa Wuxuu la hadlay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Qatar, oo kamid ah Jaaliyaddaha loogu tix gelinta badan yahay, Wuxuuna u soo bandhigay Qorshihiisa.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)

  1. Kalahage says:

    Carabtu waxay ka mid yihiin wadamada waxoodii horay u cunay Marka boos daydayasho ayey ku jiraan.

    Anaguna waxanagii ayaan hada la soo baxaynaa Marka cabsi weyn ayaa carabta haysa.

    Soomaalida qaar baa aaminsan in irsaaqdoodu ku xidhan tahay carabata.

    Ma oga inay sii shiiqayaan.qaar baan ka maqlayey carabtii baa xidhiidhka loo jaray sidee loo noolaani.




Daawo: Maxaa dhexmaray Madaxwayne Mustafe Cagjar iyo Waxgaradkii Beesha Dhulbahante ee JIG-JIGA Soo Gaadhay
- Nov 16, 2018
Jigjiga  ( Kalshaale ) Madaxweynaha deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa magaalada Jigjiga kusoo dhoweeyay ...
Jen. Indho-cadde oo ka hadlay halka ay Shabaab ka helaan Dharka Ciidamada Dawladda iyo Hubka
- Nov 16, 2018
Muqdisho  ( Kalshaale) Gen Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-cadde oo kamid ah saraakiisha ciidamada dowladda, ...
Galmudug : Wararkii ugu dambeeyay dagaal ay ciidamada DF ka gaadheen guulo oo dhacay
- Nov 16, 2018
Laascaanod ( Kalshaale) Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo ...
MUUQAAL: Gabadh uu dhalay Wariye Soomaaliyeed oo Caan ah oo Shaqo ka Heshay Xafiiska Duqa London (Daawo)
- Nov 16, 2018
London ( Kalshaale ) Xafsa Cabdixaafid Maxamuud oo ah Gabadh Soomaaliyeed oo 17-jir ah ...
MUUQAAL: Qaramadda Midoobay oo War kasoo saartay [Saldhiga Berbera] Iyo Xiisada Puntland iyo Soomaliland
- Nov 16, 2018
Laascaanod ( Kalshaale ) Warbixintii ay sii deysay kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunaqabateynta ...