Daaawo: Barnaamij Xiiso leh “Xiisada DF iyo Maamulada , Shariif Xasan iyo Nairobi & Jaalle Siyaad bare iyo Gaas

Laascaanod  ( Kalshaale ) Waxaanu halkan idiinku soo Gudbinaynaa Muuqaalka Warbixin Xiiso badan oo Lagu Lafa Guray  Warbixintii Ergaygii Qaramada Midoobay ee Soomaaliya  Micheal Keating  ee ku aadanayd Arimaha Soomaaliya.

Waxaa sidoo kale  looga hadlay Arinta  maamulada Dalka Soomaaliya  oo Doorashooyin ay kusoo Wajahan yihiin,   Khilaafka kala dhexeeya Dawladda Soomaaliya, inaan loo baahnayn Gacan Saddexaad iyo Sida lagu xalin karo  Arintaasi.

Barnaamijka oo Xiiso leh waxaa sidoo kale lagu soo bandhigay Xog ku saabsan  Madaxwaynaha maamulka Koonfur Galbeed  Shariif Xasan sheekh Aadan  oo lacag looga dhacay Nairobi iyo sida ay wax u dhaceen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA IYO BARNAAMIJKA 

Ugu dambayntii waxaa looga hadlay Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre oo 1995-ka ku geeriyooday Nigeria ,  Wuxuuna sheegay inay tahay wax laga Xumaado in maanta ay dad Soomaaliyeed ay maanta Qof dhintay ay haystaan 24-sano kadib. “Qof Meyd ah oo aan is difaaci karin,     in la dhibaateeyo oo wax laga sheego, waa wax laga xumaado “ ayuu yidhi Isagoo ka jawaabaya Hadalkii C.wali Gaas, Wuxuuna sheegay in maanta waxa Soomaaliya ka khaldan ay Masuul ka yihiin dadka maanta Jooga.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)

  1. Nuurkanederland says:

    Aabe siyaad wuxuu ahaa Somali dhabb ah!
    Kuwase hadeer joogaa waa waa tuul ay niman samaysteen.
    Ha ilaawin digniintaydi.
    (ISIS=Israel Secret Intelligence Services.)
    Isis they never attack Israel.
    Is Isis good for the Jewish.
    Isn’t Muslims!.




Daawo: C.wali Gaas oo kulan la qaatay Golaha deegaanka Boosaso (Muuqaal)
- Sep 24, 2018
Boosaaso ( Kalshaale)  Madaxwyanaha Puntland C.wali Gaas ayaa kulan la qaatay xubnaha cusub ee ...
Askar ka tirsan Puntland oo Bosaso lagu dilay, Warar dheeraad kasoo baxaya
- Sep 24, 2018
Boosaso ( Kalshaale ) Magaalada Bosaso ayaa la sheegayaa in lagu dilay labo askeri, ...
Daawo Video: Eng. Yariisow “Waxa Jira XILDHIBAANO doonaya inay la baxaan kuwii Axmed dawlo Muqdisho ku gubay
- Sep 24, 2018
Muqdisho ( Kalshaale)  Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar cismaan Yariisow ayaa Maanta waxa uu ...
Muuqaal: Cabdi Shire “Waan ka seexan Waayey Ninkii la gubay, Waa in AROOS Qaran loo sameeyo Wiilka iyo Gabadha’
- Sep 24, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac oo kamid ah Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ...
MUUQAAL: Xildhibaan Aamina ” Waa in maxkamad lasoo taago dadkii Dilay ee ku gubay Axmed Dowlo Xamar (Video)
- Sep 24, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Xildh Aamina " Waa in maxkamad lasoo taago dadkii ka danbeeyay ...