MUUQAAL: Shacabka Muqdisho “Waa Geesigii Afrika Madaxwayne Farmaajo” Munaasibad Taageero loogu Muujiyey
Muqdisho ( Kalshaale) Shacabka soomaaliyeed oo ku dhaqan Muqdihso ayaa qabtay Munaasibad taageero loogu muujiyey Madaxwayne Farmaajo, waxaana kala soo qayb galay Masuuliyiin ka tirsan Dawladda.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Yariisow oo ka qeyb-galay munaasabada ay bulshada Gobolka Banaadir ku taageerayeen dadaallada Nabadoonnimo ee bariga Afrika ka sameeyey Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku baaqay in meel looga soo wada-jeesto horumarka iyo dib-u-dhiska dalka.
Dadaallada Madaxweynaha ee lagu adkeynayo nabadda iyo walaaltinimada bulshada ku wada nool bariga Afrika, ayaa la sheegay inay markhaati u tahay in Soomaaliya ay markale qaadatay doorkeedii dib-u-heshiisiineed, isla markaana ay tani marag u tahay fulinta balanqaadkii Dawladda.
Cabdi gaas runahaantii waa nin dhimirka wax uga dhiman yihiin xitaa qaab ahaan markaad fiiriso waxaad moodaa handicap waxaana cadayna hadba meel isu qaadka isagana waxaa ka sii waalan qoyskanuu ka dhashayeen odhan karin gaas wakhtigii kaa dhamaa anna waxba kuuma qaban karno nabadeey ma jirto waxay leeyihiinuun gaasaw na jihaadi goqyahan wasiiradiisa ah ee sidii gabdhihii carmalka ahaa ku cadaaday xoolaha iyo hantida umadda iyagu wixii ay cuni karayeen cune waanay ka muuqataaye nabadeey dhaha gaas farmaajo xaq buu kugu leeyahay ee ha noqon heeryadiisa cune wax hanbayso kolay gaasuun baad tahaye
SALAAAMU CALEEKUM
MOORIYAAN MOORIYAAN DHASHAY…
HAWEYOOOOW, waa beenteen waxaad sheegaysaan.
CARUURTA iyo NAAGAHA masaakiinta ee xaafadaha ka soo ururinaysaan joojiya.
SOOMAALI WEYN kugul u dhiga, markaasna u qoordhiibta…
Ka xaal mariya dhibtii aad SOOMAALI WEYN u gaysateen, kuna dhawaaqa sidaan oo aan ahayn afka baarkiis:
+++ SOOMALI WEYN KA XAAL MARIYA DADKII AAD KU LAAYSAAN MUQDISHU, CAFISNA WEYDIISTA….. ILAAH WEYNI DENBI AAD KA GASHO ISAGA, WUU KAA CAFIN KARAA, HASE YEESHEE, DENBI AAD QOF MUSLIMA KA GASHO ILAAH KAAMA CAFIN KARO. QOORTA DHIBTA OO CAFIS WEYDIISTA SOOMAALI WEYN..
++ XOOLIHII MAGUURAANKA SIDA GURYAHA, BEERAHA WAA IN DIB LOOGU CELIYAA DADKII LAHAA…
++ MOORIYAANTEE DADKA XASUUQDAY OO MUQDISHU ISKA DHEX MUSHAAXAYAA, SIDA:
++ MOORIYAAN CABDI QAYBDIID
++ MOORIYAAN MUUSE SUUDI
++ MOORIYAAN INDHA-CADDE
++ MOORIYAAN AXMED JUMCAALEE, OO BILLYANS KA SAMEEYEY WAX UU DHACO IYO DAWLAD LA’AAN.
++ MOORIYAAN ABUUKAR CADAANI
++ MOORIYAAN CABDI QAASIM IYO XULUFADIISA AL-ASLAAX
IYO KUWO KALE OO BADAN..
MOORIYAAN HAWEYE ISMA DHAAMAAN… ODAY DHAQAMEEDKOODO, WAA:
++ TIMAJADHE, XAAD
++ AXMED DIIRIYE, ILAAHEEY KUUMA NAXARIISTO, ISAGA OO DEGAN GURI MASAAKEENEED OO NINKII LAHAA HOOS KU DUUGAN YAHAY UU JAHANAMO AADAY.
MOXAMED IBRAHIM CIGAAL AUN — aan ka qortay….
+++ WALE REER AAN OGAHAY MA GUUDHAAN, WAAYO, YEESHEE BAA KU CUNTAY DAWACO..
WA BILAAHI TAWFIQQ
Nimankan aad u yeedhato ee shabaab niman kuusoo jeeda ama muraad kaa leh maahane markii doorashadii soo dhawaatay baad tuugsi bilawday shabaaba shan jirka garoowe joogaa ku fahmaya ee barribaa darane oo kolay xawaaraysaye miyirsoo farmaajana abaal u celi iyo mahad naq in tolniimo iyo in dhalashaba wuu ku siiyaye gaasoow caga dhigo somaliyaad ka mid tahay siyaad waa dhintay rag is dilayna waanu ahayn alle ha u naxariirso dalkana iyo raaskaagaba waxbuu u qabtay ee qof aan mahad aqoonin oon qofna soo barin ma bari karo anigu hadeer la shaqee ayaa maha kuu dhiman farmaajo iyo khayrlaawe abaal bay kugu leeyihiine
Madaxweyne farmaajo waa nin Reer muqdisho ah. Guusha u soo hooyo qaasatan Reer muqdisho tariikhda ayey u geleysaa.
Dadkaanu waa gobtii somaliyeed. Mayaqanaan madaxweyne qabiil logu diido. Maya qanaan inteey is aruursadaan in ay kobeyaan sawirada.
@ wiil qardho.
No maseyr. No calaacal. No ilxumo. No more kursi masloxo. Iskaga noloow saxaraha. iska caytan cidi kuu jawaabi meyso.
Raxman
Warkaan meel kalt kuugu qoray haduu ku gefey.
Salaan sare Boowe✊
Allow yaa talada dalka kuu dhiiba, hadaadba aaminsan tahay xukunka hala gaarsiiyo tuulada oo tuuladooda baahida jirta sida ka rabaan ayaga wax laga weydiin toodana socon, that means real democracy for Somalia.
Allow naga qabo mooryaanta Xamar nabadda u diiday oo dalka afduub ku haystay naf iyo maal from 1990.
Farmaajo la sheegayo waa lahayste Ugandese Xalane ku waardiyeystaan inta diyaarad shirgeysa ka imaanayso.
Villa Somalia Ugandesekii waxay yiraadeen amnigaaga kuma sugi karno.
Jidka mino laguu dhigin, hadaan helikopter kugu geyn lahayn basuka kusoo ridin, ee joog Xalane.
Waa run Farmaajo oo villa Somalia jooga hadaad aragto tagsi Murursade ayuu jilbaab kusoo galay Villada.
Maaha madaxweyne sharaf inta magaalada soo shexmara asagoo baabuur daadihinaysa madaxtooyada taga.
Run
Taas yaa moog.
Maxaa isugalay barawani king iyo mama malyun erey wanaagsan ayeey kusoo galan kabacdina dhiiqo dhexfariistaan.
Garqaad
Xamar ma in Hawiye leeyahay ayaad mooday mise Farmaajo Hawiye keensaday!
Kkkkkk
Xamar waxaad yeelan hadaad ugu badato marka xaasimadda laga raro.
Hadda waa Oromo Addis Abeba sheegay ama Kikuyo Noirobi sheegatay.
Aqli lix saac
Ma Daarood aan halyey aheyn ayaa jidha
barawani king slaan sare
Abdi Mooryaan Badan Ayaaka taktay oo shacabka gumaaday sida
mooryaan deelaaf oo ceyr ahaa
mooryaan cirfe oo cayr ahaa
mooryaan carabeey oo sacad ahaa
mooryaan shabeel oo gacan mareexaan ku baxay
abti reerkaan siwanaagsan ayaan ugaranayaa hawiye danbiweyn ayay umada somaliya ka galeen
Hadaad doonto sheego yaa usoo socda?
Somalia maanta waa wada caasimado ma meel i deeqda ayaan ka waayin Dhul Udug.
Kkkkkkkk
Horta wali ma idinku jiraa nin arkey Islaan maseyrtay oo madaxa ciid/camuud ku shubaneyso, xataa Youtube ayaan ku arkey Islaan waxar yar duudsan/xambasrsan oo moodey canugeedii yaraa.
* Odagii wiilkiisu maska qaniiney wuxuu dhahey, aniga iyo adigu ceelkaan ma wada cabikarno
– Farmaajo iyo Reer Bari hadda isma baran.
“” horaan u sheegey in Gurbaanka Majeerten la sugo 2 sano, hadda waa ka soo hormareen waxaana keenay (no siyaaro no sooryo)
– Tolnimo hala fiiriyo oo nimanka haloo juuqo, Xasaruhu maahan meel 6 bilood ka badan la is adkeyn karo.
* Maseyr maaro maleh
maxamuud
Farmaajo iyo Wiil Qardho maxaa kala heysto, hoos ka aqriso waa 8dii Feb-18.
_________________________________________
BARAWANI KING says:
February 8, 2017 at 11:35 am
DABSHID
HARTI DAAROOD, xaq beey u leeyiheen in labada jagooyin ay mid helaan.
HARTI DAAROOD, geed gaaban iyo med dheer weey u fuulayaan in ay mid helaan.
Midda kale, haba soo qaadeen FARMAAJO.
FARMAAJO waa nin SADE DAAROOD ah. Iska daa wax kale, nin SADE DAAROOD ah, lama socdo FARMAAJO, isagaba daa DAAROODKA kale.Marka, meesha ka saar, FARMAAJO. 20 cod heli maayo, oo u badan dumar lacaadifeeyey.
OGSOONAADAA TALABADAAS, 5 sacaadood baa ka dhiman, ee ha lala socdo.
WA BILAAHI TAWFIIQ
Lop
Ookiyaalaha qabiilka hadaad iska dhigto. Farmaajo. Lop. iyo garqaad. Warqada dhalashada xamar ayey ku leeyihiin.
Sideen kaaga xigsan karaa xamar.
Hadaadse aaminsan tahay wixii adeerkaa faroole. kuu sheegay xamar waan kaa xigaa adiga. Maxaa yeelay adigii ku dhashay xundhurtaadu ku duugneyd ayaa qalbiga la.a oo beentii adeerkaa aaminay.
Shacaka Xamar oo dowladda u baahan oo amnigooda sugna sida nabad ugu xamaashaan sharafna dalkooda ugu noolaadaan lahaSteen eedayn.
Shacabku waa daacad belo ka awood weyn oo Shabaab iyo cidda ku shaqaysata atas nolol u diidan.
SALAAMU CALEEKUM
DABSHD:
Ani wale sidee baan mucaarad ugu ahay. FARMAAJO waa miskiin, wuxuu ku jidha xidho HAWIYE. Waliba HAWIYAHA kuwo ugu liita, ee AFAR-QOOBLEEEEEE.
Waxaa wax u yeeriyaa XASAN KHAYRE iyo GABADHA UU QABO iyo MOORIYAAN FAHAD YAASIIN.
Waa nin liita, qof hogaamiyaha kuwa ugu liita ayuu ku jidhaa.
WA BILAAH TAWFIIQ
wiil qardho
farmaajo waa masuulka soomaaliya wuxuuna maamulaa goboladii ay maamulijireen masuuliyiintii hore ilaga soo bilaabo C/llaahi Ciise
Geedaha waxaa ku jiro mid miro iyo daaq leh iyo mid qodax leh oo aan xataa qoryo la shito laheyn.
-Rag waxaa ugu liito nin maqan oo aan la tabin.
Somalida waxaa ka qaldan Halyeeyga ama Geesiga iyo Doqonka waxa u dhexeeya.
Ninkba kii uu doono ayuu Geesi ugu yeedhaa,kii doonanan Donqon ayuu ugu yeedhaa.
Sidaa oo kale waxaa iskaga qaldan wanaaga iyo xumaanta.Hadba sida ay doonaan ayaa wanaag ah,sida ay diidaana waa xumaan.
Hadba waxa ay doonaan ayaa xalaal ah,waxa ay diidaanan waa xaaraan.
Iyaga ayay ku xidhantahay sida la rabo in loo arko.
Tani waa midda aan wali loo haynin qof Somaliyeed oo Dambi loo haysto.Hada la soco 30 sano inka badana waxaa daadanayay dhiig Somaliyeed cidda daadinaysana lama yaqaan.
Dad caadi ah maaha Somalidu – waa dadka duwan dadka aduunka ee wax u kala soocanyihiin.
Cabdi Ilayna waa Geesi.Dumarka Somaliyeed Naasaha ayuu ka jaray.Hadana waaba Geesi.
Arinku waaba sidaa.
Formaajo waa Geesi.Shirarbuu galay oo sidaa ayuu ku noqday Geesi.
Mandela ayuu u dhigmaa.
Dalmida
MAXAMUD:
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
Waryaa MALYUUN yaa waayee? Maba aqaani.
Laakeen, abtow runta xamila. Markii runta la idin sheego aa dhiigo idin ku kacaa.
Maxaan run sheegay, oo been la iiga qaatay.
Qalinkaygu waa xabad……
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
MAXAMUD:
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
Waryaa MALYUUN yaa waayee? Maba aqaani.
Laakeen, abtow runta xamila. Markii runta la idin sheego aa dhiigo idin ku kacaa.
Maxaan run sheegay, oo been la iiga qaatay.
Qalinkaygu waa xabad……
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
CADAADO
Ina gumeed, halkaan ka caaytama. dee Saaxiibooow, REER XAAJI SULAYMAAN waxeey a dhex kaluumaysan jidheen CAYR iyo SACAD WEYNI…ILAAH BAA WEYNEE..
GALMUDUG waa CAYR iyo SACAD… hadii ay is-raacaan, nina loo joojin maayo.
TUULADA CADAADO waxeey ku noqonaysaa sidee ay ahaan jirtay. Tuullo CADAADO, waxaa u hari doonaa 4 mad-madow ee REER XAAJI SULAYMAAN. Shaqadii aad 4 HABAR GEDIR iyo ADEERKOOD aad ku noqonaysaa, oo ahayd in aad xoolaha u qashaan iyo sabtida aad la cuntaan HABAR GEDIR markii ay ducaysanayaan.
DHUUSA-MAREEB oo MAREEXAAN lahaan jidhay, maantay, waxaa ka odayeeya CAYR. Sidigood, MR. XAAF dowladii waa u keenay.
Marka, saaxiiboow, CADAADO, halkaas ka qayli sidee tukki haraaday.
Halkaaga ka caaytan sidee tukki haraaday.
Waryaa, MAXAMUUUD, shacabkiina naga qabsada oo yeesan la aflagaadeen.
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
DABSHID:
La ogaa GURUYO HAAD BEEY NOQOTAY.
Madaxdii DAAROOD, FARMAAJO wuuxuu ka noqday kii ugu liitay.
Bal taariikhdii MADAXDII DAAROOD ila akhriso:
++ MUJAAHID AXMED GURAY
++ MUJAAHID MOXAMED CABDULLE XASAN
++ MADAXWEYNE CABDIRASHID CALI SHARMAARKE
++ RAISUL WASAARE CABDIRIZAAQ XAAJI XUSSEYN
++ JAALLEE SIYAAD MOXAMMED BARRE
++ MUJAAHID CABDULLAHI YUUSUF AXMED.
ILAAAH BAAN KUGU DHAARIYEE, FARMAAJO ma la barbar dhigaa madaxdaas SOOMAALI WEYN soo martay.
FARMAAJO waxaan ku safayn karaa, INA LAYAAAAAAAAAAAAAAAL, daciif ah oo aan go’aan la haayn.
WA BILAAHI TAWFIIQ
axmed gurey hadaad sheegtey, haka tagin OBAAMA.
Obama marka uu dhinta – 50 sano kadib ayuu Daarood noqondoonaa.
Sida Axmed Guray.
Dalmida
Wiil qardho.
Kkkkkkkkk. Axmed gureey ayaa darood ahaa.
War how gefin dienst ibnu somaali.
Berigii axmed guray mabeey jirin wax darood la yiraa.
Markii la sameeyay magaca darood ayaa somali sharaf ugu danbeysay.
Adiguba caqlaad leedahaye carar maxaa dhaamo.
Waa ninkii darood ugu geesisanaa sida la sheego.
SALAAMU CALEEKUM
=== DABSHID
=== MR BAHAL
=== GARYAQAAN
Waxaad wadaan waxii aanu ka baranay walalahayga HAWIYE.
==== KU QABSO — KU QADI MEEYSIDEEE ===
War wax kasta waad kufsateen, ee in yar u kaadiyaa oo TAARIIKHDA yaan la kufsan.
Maantay, ma waxeey taagan tahay, AXMED GUREY, DAAROOD MA AHA????.
Hadda wakhti ma hayo, waa seexanaa, berri baan soo dhigayaa taariikh nolaleedkeesee. Waana u abtirinayaaa.
HABEEN WANAAGSAN…