Dhegayso BBC: Halkee ayay marayaan Wadahadka Jabhada ONLF iyo Itoobiya

Muqdisho ( Kalshaale ) Wadahadalladii u dhaxeeyay Jabhadda ONLF iyo dalka Itoobiya ayaa meel wanaagsan maraya, sida uu BBC-da u sheegay Caddaani Hiirmooge oo ah afhayeenka Jabhadda.

“Waxaan isku afgaranay in aan galno wadahadallo ay daacad ka yihiin anaguna aan daacad ka nahay, isla markaasna laga hadlo waxa ay dadka Soomaaliyeed tabanayeen, ay u dagaalamayeen ee ay ku diidanaayeen Itoobiya,” ayuu yiri Caddaani.

Isaga oo waraysi dheer siiyay Laanta afka Soomaaliga ee BBC ayuu afhayeenku sheegay in laga soo gudbay caqabaddii wakhtiga dheer hortaagnayd wadahadallada ee aqbalidda dastuurka ku saabsanayd.

HALKAN KA DHEGAYSO WARAYSIGA  IYO ONLF 

Dawladdu waxay ogoshahay in dastuurka dib loogu noqdo, qodobka aayo ka talinta, qodobka awood qaybsiga, qodobka xuquuqda dhulka, qodobka faderaalka iyo awooddiisa, qodobka gobollada iyo awooddooda, marka qodobbo badan baa dib u eegid lagu samaynayaa, jabhadihii dagaalamayayna in ay ka qaybqaadanayaan bay sheegeen. ayuu yiri Caddaani.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (2)

  1. Aarka hargaysa says:

    Filinkaasi waa dhamaaday aayaha ogaadeenka katali somali kama talin kartid

  2. khaatumo haanoolaatoo says:

    indhahaago shan ah bay wax waliba usocon sidi
    logutala galay cuqdad u dhimo kkkk




Daawo: C.wali Gaas oo kulan la qaatay Golaha deegaanka Boosaso (Muuqaal)
- Sep 24, 2018
Boosaaso ( Kalshaale)  Madaxwyanaha Puntland C.wali Gaas ayaa kulan la qaatay xubnaha cusub ee ...
Askar ka tirsan Puntland oo Bosaso lagu dilay, Warar dheeraad kasoo baxaya
- Sep 24, 2018
Boosaso ( Kalshaale ) Magaalada Bosaso ayaa la sheegayaa in lagu dilay labo askeri, ...
Daawo Video: Eng. Yariisow “Waxa Jira XILDHIBAANO doonaya inay la baxaan kuwii Axmed dawlo Muqdisho ku gubay
- Sep 24, 2018
Muqdisho ( Kalshaale)  Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar cismaan Yariisow ayaa Maanta waxa uu ...
Muuqaal: Cabdi Shire “Waan ka seexan Waayey Ninkii la gubay, Waa in AROOS Qaran loo sameeyo Wiilka iyo Gabadha’
- Sep 24, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac oo kamid ah Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ...
MUUQAAL: Xildhibaan Aamina ” Waa in maxkamad lasoo taago dadkii Dilay ee ku gubay Axmed Dowlo Xamar (Video)
- Sep 24, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Xildh Aamina " Waa in maxkamad lasoo taago dadkii ka danbeeyay ...