Daawo: Cabdi Iley oo Maxkamad lasoo Taagay iyo Su’aal Toos loo waydiiyey “Waxaa ii yimaada Niman ii Hanjaba”

Jigjiga ( Kalshaale ) Madaxweynihii hore ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar ayaa markale maanta la hor geeyey maxkamad, Iyadoo Dhageysiga dacwadiisa dib loo dhigay muddo 14 cisha ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cabdi ayaa ku eedaysan inuu gaystay dil, xadhrig aan loo meel dayin, jidh dil iyo ku takri fal awoodeed, eedahaas oo uu isagu beeniyay in uu geystay.

Madaxweynihii hore ee deegaanka Somalida Cabdi Maxamuud Cumar oo Maanta Maxkamadda Addis Ababa lasoo taagay oo laweydiiyey in ‘lajidh dilo’ waxa uu Ku Jawaabay; Waxaa ii yimaadda Niman ii hanjaba”.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (60)

  1. Garqaad says:

    Waa lay hanbay kulahaa. Wixii aad dadka ku samey jirtay in laguugu sameeyo ayey ahayd.

  2. Mr BaHaL says:

    Waar ninkii wali sawkan nool ee hadlaya.Ninkan naga qariya aragiisa.

    Ethopiya Aka Oromo,waar ninka meel naga saara oo naga qariya aragiisa.

    Waa maxay wuu noolyahay iyo cunto ayuu cunaa.Aduunka kale u dira.

    Waa dhaqan Daarood.Inuu Jeel ku dambeeyo ,baxsi ku dambeeyo ama la dilaa Madax isku sheeg Daarood ka soo jeeda oo sida jirka u dhinta waa wax la sugayay.

    Dalmida

  3. NuurkaNederland says:

    KA XXAAXAABIHEE

  4. Dabshid says:

    gabdhuhuu naasaha ka gubijirey waa arin ugub ah, markuu 80 jir xabsiga ku gaaro isha kale halaga gubo.

    dhaqan xumaa abeeso ku cuntey.

  5. Aarka hargaysa says:

    Nacalaa aabahaa iyo wixii iskakaa dhalay ayaad dhaqanxumida kawadatay

  6. Land of Punt says:

    Cabdi Cumar anigu meelo kale ka fiiriyaa.
    QGobolka Somalida afka Ethiopia ka sheehato ayuu ks dhigay gobol hore u marsan danahooda ayaga u rag ah Amxaaradii iyo Oromadii ilaa Dirir-Somalida ka xoogay karbaashay.
    Somali simay iyo midgaan wax la dhaho ma jiro oo Gabdho reer Cabdille ah Gabooye ku daray..lool
    Askartiisi ayaa Habargidir xadka Sparo dhigtay layday ama OLNF cali Baysteen dilay ku nici maayo.
    Tuulo Cumar dego xitaa digada ka dhigeen dadku dileen oo weliba waa Ethiopia ku doodeen, daanyeertii Liyuu, laakiin puntland cadaysay in dhul Somalia yahay ina Iley xanaaqay oo raali gelin bixiyey.
    Askartaan badowda ah wixii sameeyeen looma eedayn karo.
    Waxaan ku xaduusan in taalo Ahmed Gurey iyo Sayidkii taalo u dhisay iyo in Somali nasab ku kala sareyn.
    He was visionary man.

  7. Land of Punt says:

    Dabshid
    Nin intlectual ah ma tihid waxaa ku aqli dhaaba kan geela raacda!!!!!!!
    Ma kula tahay Cabdi Cumar waqti gabar inadeertiis ah naasaha ka gubo haystay…?
    Mase aaminsan tahay in raali ka ahaa..
    Mise adiga dacaayadda Kablalax waa gaal god kuugu jira ee gudinta ii keena.
    Kkkkk
    War xun tashiil.

  8. Xaange says:

    Waxaan maqli jirey doqotu cadka ciidda laagu tuuro cay bay moodaa. Haatan cmc soomaalida DDSI inta uu u geystey iyo inta uu taray iyo horumarka uu gaarsiiyey maaha wax isu dhigma.
    Idoor, hawiye iyo inta sumad laaway ee meeshan ka alalaasi maxaa idiin soo kordhi hadii laxiro iyo hadii ladilo sow marwalba nin Absamaa ogaadeen oo waliba reer cabdillaa meesha uguma sareeyo bal aanu aragno kori inay hoos idiin dhaanto ilaa qayaamaha sidaa ayaa dhalfo wiil laandheeraa oo reer cabdilaa idiinku taagnaa weligiinba Ama oromo noqda ama irir noqda bal diqsiyoow ururoo bal car haan buji kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. Garqaad says:

    Xaange.

    Hadda ma waxaad iga dhaadhicineysa absame ayaan fifacayaa. Sow maahidiin kuwii tigreega ka iibin jiray ee dhihi jiray maaha somali ee wexey barteen afsomaliga?

    Annagu waxaa na deeqdo absame oo xurnimo ku nolaado.

    Absame qof aan ahayn ma xukumi karo ddsi oo absamuhu haduu sidaas laandheere u yahay mey difacaan midkaan gabdhaha qaldan jiray. ee sayidkii loogu magac daray? Mise wexey laandheere yihiin markeey Somalida arkaan. Ama hunguriga la sheego?

  10. Wiil somaliyed says:

    Cabdi dadbuu xaqdaro kuxidhi jiray kujidhdili jiray kudhicijiray isagase xaqbaa laguxidhay wuxuu gasytayna wali lagama goynin marka website yada ubarooranaya ee nuuxayaysiunaya dabiile laqabtay maxay ugahadli waayeen 2000 kun ee jeelka uuku ciqaabayay ????

  11. Laalays says:

    Caawa ma soomaali koonfureed baa meesha isku jafaysa!kkkk

    @ Dabshid Soomaali Koonfureed waxay god dheer ku dhacday markii aad 5 maamul samaysateen ama sanka laydinka geliyay.

    DFS waxay noqotay dawlad hoose oo ilka la,a dhaafina Xamar qayb ka mida. Waxa qudha ee nafta ku hayaana waa cashuurtaa yar ee Xamar ka soo gasha.

    Xada waxaan arkay waraaq ay maamulada soomaalida kooffureed dawladooda hoose/DFS ugu cadeeyeen in aynaan la shiri doonin ilaa ay madasha joogto cid sadexaad oo u damaanad qaada!kkk

    Cajiib.com!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  12. Laalays says:

    Xada= Hada

  13. Xaange says:

    Garqaad
    Absame difaac aniga iigama baahna oo ilaahay baa laandheere ka dhigay ee waxaan layaabay alalaaska idinka baxaya.
    Mida ah rag baa la dhiibey waa run oo waa la dhiibey balse tigree iyo xabashi walaa oromo wax umaanu dhiibin ee maamulkii DDSI baa loo dhiibey iyagaana soo dalbaday sheegayna inay dembi soo galeen. Maamuladana sideedaba waxaa ka dhexeeya dambiile qofkii ah in la isu gudbiyo.iskadaa DDSI xitaa maamulada soomaalida ayaa isu dhiiba qokii dambi soo gala oo soo aada maamulka kale meel uu maamulo in lasoo qabto.Marka niman absamaa baa loo dhiibey absame kale

  14. Land of Punt says:

    Dadbaa ku oran Jaale Siyaad dsdbuu xaduuqay oo weliba dhacab diyaarado, qabiil Isaaq, shacabka Majeerten oo xoolo dhaqato ah sun berkedaha loogu oo xoolo, saqiir lu dhinteen, godkii Jilicow habeenkii cabaad rag xiniinyaha laga garaacayo ama koronto lagu xiray.
    Waa sheeko dhacday laakiin Jaale Siyaad ma arkaayey waxa ciidankiisa samaynayaan.
    Cidna difaaci maayo Ina Iley iyo Siyaad Bare lakiin kacaankii reerkayga wax waraabe ku samayn reerkayga ku sameeyey.
    Siyaad Bare uma haysto inkasta ogaa in Majeerteen xasuuq ku socday.
    Gun ayaa cabaada, Majeerteen xabaalo qufaya arki maysid.

  15. Land of Punt says:

    Somalijecel
    Ma ila socotaa, doofaaryahow quule cunka badan.?

  16. Dabshid says:

    Land of Punt

    Max’ed Siyaad ma xasuuqin Majeerten ee Ceelasha ayaa laga duugey, xoogaa Jareerweyne ah xidid ayaa looga dhigey, laakiin majiro xasuuq dhacey.

    -Nin dagaalamo ayaa la xasuuqaa bal noo sheeg meeshay Jabhad Majeerten ka dagaalantey.

  17. Dabshid says:

    Laalays

    Maamul beeleed waaye waxa ka dhisan Koofurta

  18. Laalays says:

    Xaange,

    Marka hore iga gudoon salaan Tuka- Raqaysan!kkk

    Labaad waxaad qortay;

    ” Mida ah rag baa la dhiibey waa run oo waa la dhiibey balse tigree iyo xabashi walaa oromo wax umaanu dhiibin ee maamulkii DDSI baa loo dhiibey iyagaana soo dalbaday sheegayna inay dembi soo galeen”

    Inta afsoomaaliga ku hadasha Xaange anaa looyar igu ah arintaa, waxaad qortayna waa been.

    Dadka u Dhashay DDSI waxaa laga gudbiyay

    1. Somaliland
    2. Jubaland
    3. Jabuuti
    4. NFD Kenya
    5. Puntland
    6. Galmudug
    7. Xamar
    8. Koonfur Galbeed

    Intaas oo meelod oo ay ku nool yihiin dad afsoomaali ku hadla baa dadkaa laga dhiibay. Qaar waa lagu qasbay dhiibitaanka dadka, qaar waa iibsan jireen, qaarna siyaasad iyo wax is dhaafsi baa ku kelifay.

    WAXAAD QALDANTAY MARKA AAD QORTAY DADKAA DDSI BAA LOO GAYN JIRAY OO DALBATAY!!!

    WAAYO; ILAY OGAADEEN IYO SOOMAALI DEGA KIILKA GUMAAD, KUFSO IYO CABUDHI MOOYEE AWOOD KALE MA LAHAYN.

    SIYAASAD WAXBA KAMA OGAYN, WUXUU AHAA KIRIISHBOY LAGU SHAQAYSTO.

    HADAAD DAAROODNIMO UGU FAANAYSANA DEE ADNA CEEB KALE AYAAD DUSHA SII SAARATAY!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  19. Land of Punt says:

    Raali ahaada, degdeg wax ku qorayaa ma kontarooli karo waxa qoray..
    Shaqo ku jiraa,,
    Kkkk
    Cafis

  20. Laalays says:

    Waar Xaange,

    Nimankaan Hawiye ee Dabshid & Garqaad iska daayoo, maxaa saxiib loo lu go,yseen.

    Intaad gudi dagaal oo u eeg tii US Army General Norman Schwarzkopf iyo Powell Gulf war kii aad samayseen baa bil dhan hanjabaad, hayaay iyo hoo xoolaha cun wadeen. Xataa gudoomiya gudida dagaalga ee dawlada Puntland waa wale ayuu maray in dagaal dhacayo!kkk

    Dagaal kaan sugaynay wuxuu noqday:

    XAANGE OO ADHI QABIILO MASAAKIINA LAGA SOO QAADAY CIDDAN KA DHIGTAY ISAGOO HORKACAYA LEHNA ; HOOB JAC, HOOB JAC, DIGTOONOW!kkk

    Xoolihiina intaa ku dhamaystay!kkk

    Maxaa laga faa, iiday huuhaadaa iyo tolay yaa Daaroda hada;

    1. Isu socod-ka dadka, ganacsiga reer Puntland iyo Somaliland oo xumaaday.

    2. Dhaartii boqolaa lagaga tegi jiray oo sicir barar ku dhacay!

    3. Iyo Boosaaso oo kiilooga hilib-ku $20 gaadhay!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  21. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Garqaad adeer intaadan wax qorin TIRI ilaa 127jeer. *Maadaa huba inuu HALYAY Cabdi Maxamuud Cumar uu Dadka u gaysan jiray xadgudubyo. *YAA RAQ JOOG. WBT

  22. Ahmed Somali says:

    ASC.
    LOP adeer cid damaq Somali leh adaa barxadda ka joogee Intaan hoose ha u degin ee adkayso Somalinimadaada MARKA aysan joogin IS RIIX-RIIX; “Mise adiga dacaayadda Kablalax waa gaal god kuugu jira ee gudinta ii keena”. *Adeer iska jir inaad u degto heerka Garqaad. WBT

  23. Garqaad says:

    Axmed somali.

    Adeer hadaad ku qanci weysay gabadhii liveka ula soo taagnaa wuxuu ku sameeyay Anna igu qanci meysid. Iska wado howshaad.

    Qumaya ridka in la geeyo ayuu istahilaa.

    Waxaad iiga warantaa ninkii. Waare ahaa. Waqtigisii waa dhacay Mays tiri?

  24. Ahmed Somali says:

    ASC.
    LOP adeer bal fiiri gunnimada ka muuqata qoraalada; Dabshid & Aarka Hargeysa. WBT

  25. Xaange says:

    Laaleys
    Salaan jenraal caarraysan iga hoo.
    Marka labaad cmc isagaa baarqab ka ahaa DDSI baarqabnimadii inay la taraaraxday shaki kuma jiro.
    Arinta tukaraq Gaas baa diidey inay dhan u dhacdo isagoo beesha caalmka iyo doorashada iyo waxyaaba caynkaa ah qiil uga dhigaya ee ha u qaadan in la idinka cabsaday.Teeda kale waxaaba noo yimi gob nasiye aka Jeneraal caarre oo leh ii daaya jeegaanta anaa meel saarayee idinku gob baatihiinoo guntu gacantiine ma qabatee kkkkkkkkkkkk

  26. Garqaad says:

    Axmed somali.

    Caawa xaalkaagu ok ma yahay mise lop. yuusan is xumeyn ayaad is leedahay.

    Car baraxleey isoo dhaaf.

  27. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Wiil Somaliyed, soo dhawow adna MA WAXAAD ku soo birtay kuwa HALYAY Wadani Iley xagxagana?. WBT

  28. Laalays says:

    Xaange

    kkk

    Waar niyow caawa runtaad qayb ka sheegtay!kkk

    Hambalyo, Xaqiiqdu waxay tahay:

    1. Gaas dagaal kuma soo qaadi karo Somaliland isagoon mushahar siin karin /maamuli karin ciidanka Booliska ee Garowe.

    2. Kornayl Caare Sool iyo Sanaag idiin Xorayn maayo, hadaa idinba xorayn kari weydeen.

    Ama waanu soo qaban ama isaga iska soo noqon!kkk

    Foolxumo taarikheed iyo jabhado aynaan caado u lahayn inaan iska dhex abuurno baad hordhac u noqoteen oo runtii arin dhaxal xumo keenaysa ah.

    Abaalkaana waanu idiin hayn!

    Thanx!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  29. Ahmed Somali says:

    ASC.
    LOP, adeer horta QUULLE abidka ma dhadhamisay? adeer wuusan macayne WAA laysku laynlahaa. *Quulle wuxuu ka mid yahay nimcada ILAAHAY SWT nagu deeqay ANNAGANA dhereg baa na gaarsiisay in laga faano

  30. Laalays says:

    Garqaad

    Hoe is het jongen? Ik wil je een ding vertellen!

    Axmed _zoomaal is een zotte , gewetenloze oude rat!

    Waxaa yaqaan dadka meeshan kaaga soo horeeyay oo dhan.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  31. Laalays says:

    Xaange,

    Gaas Uusbuur, gaas- dhagoolaa uu tolaay Daarood difaacaay ugu qaylo dhaantay MA U SHEEGAY inuusan dagaal qaadayn?

    @ Idoor Yare waad akhriyi Kartaa, qoraalka Xaange oo ah qofka Puntland ugu caqliga badan ee kalshaale soo gala.

    Gaas dhul kuu xorayn maayee, Jabhadaa Caare ku biir adoo og in aan hogaan kugu soo qaban beri.kkkk

    Ama dadkaaga iyo Dalkaaga Somaliland dhinac ka raac.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  32. Xaange says:

    Laaley
    Jabhadaha in la isku hubeeyo hadda may bilaaban sowdinkii Jeneraal Cadde nagu soo hubeeyey walina nimaka buuraha ku jira taakuleeya.
    Tukaraq nimakii lahaa baa ku mushaara qaadanaya meel dheer majidho.
    Ciidan puntland mushaar looma waayin booliska Garoowana niman xilal laga qaaday baa boolo xooftaynayey ee maba ahayn wax dhaqaale ku saabsan.Wiilal ay dhaleen ama qaraaba yihiin oo habeenkii dariiqa dadka ku baadha ayaa laga kari waayey wax ka qabta kabacdina shaqdaa laga eryey

  33. Laalays says:

    Dhalfo liqe,

    Maxaad yeeli waakaa afhayeenkii rasmiga ahaa ee Gaas mr XAANGE yidhi dagaal Tukaraq ka dhacahaya ma Jidhee! kkkk

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  34. Land of Punt says:

    Ahmed SomAli
    Adeer love you adeer!
    Somalida odayaasha hadii 100 adoo kale ah ku jiri lahaayeen Somali meel dheer gaari lahayn.
    Aqligaaga dad yar haRay Hawiye.
    Hawiye waxaa noo harin Dabshid, Garqaad iyo Cadaaöpödo, Iidoor waxaa noo harin Laalays Amxaar? Saaxiibadiis.

  35. Laalays says:

    Xaange

    Taariikhda haka been sheegin dhibkii Cade iyo cida ka soo horjeeday markaa si sharaf leh baa waxgarad ka Somaliland ugu guntatay inay heshiisiiyaan. Waana ku guulaysteen. Meelkasta iyadoo duuban baan ka heli.

    Kuwa buuraha waa inamadiinii reer Puntland ama ilama Daarood ee aad odhan jidheen waa 100 wiil. Marna aduunka beeso kaga qaadan jirteen ah argagaxiso lee la dhagaalamanaa!kkk

    Gaas waxa uu walaahi ku fashil may inti Puntland aduunka waxoogay lagaca uga heli jirtay;

    1. Budhcad badeed ka abuurmay Puntland, aduunka xakameeyay. waa ku daysay.

    2. Hooyada Federaal-kaan nahay waa ku daysay!

    3. Alshabaab Galmudug la socda iyo Xassan sheekh oo la socda ayaa na soo weeraray waa ku daysay!

    4. Somaliland baa argagaxiso noo keentay waa ku daysay!

    5. Sool baan xorayn waa ku daysay.

    6. Doorasho one man one vote buu Puntland ugu balan qaaday. markuu ka soo bixi waayayna shacabka Puntland buu denbiga saaray, oo yiri iyagaa ka habsaamay!kkk

    Adeer Gaas waxa idiin haboon inaad kabriid ku qabataan!kkk

    Ceeb lee idiin keenay keliya

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  36. Garqaad says:

    Lop

    Axmed somali waa oday hawiye. Gobanimo u hadalka. Dadnimada. Wadani nimada.Waa wax uu fir u leeyahay. Anigu hadaan qaldamo waa iga daba yimaado oo meel fadhiiso I yiraa.

    War bal noo keen oday darood oo axmed somali. oo kale ah oo qaladaadkiina farta ku fiiqo. Anigu waxaan doono ayaan qori karaa maxaa yeelay oday igu soo boxo ayaan leedahay. Laakiin adigu markaad tiraa car baraxleey isoo dhaaf oday yac ku yiraa malihid.

    Midda kale sxb sarbeebta axmed somali ma fahantid laakiin inta yar oo amaanta ah ayaad ka fiirisaa. Ma sidaas ayaad ciyaal xamar ku tahay.

  37. Laalays says:

    Garqaad,

    Ben je helemaal gek geworden?

    Waar Axmed_Zoomaal Hawiye maaha ee ka daa reerka xashiish-ka aad u soo ururi-nayso.!

  38. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Garqaad adeer, LILLAAHI waan ka helay “CAR Baraxley ii soo dhaaf” *Horta fasax maka haysata LOP?. *Waare odayga 4raad baan wadaagna WUXUU ku kacayna waa Daanyeernimo (Cadaado I cafi fasax kaama hayste). *Adeer is deji oo fudaydka jooji MA H/JECLO & Cayr bey wax kuu galeen? GABADH baad ka hadlaysa UMANA JEEDID wuxuu Cabdi ILEY mashaariic u suubiyay Ogadeenya, siduu u dhisay Magaalada Jigjiga siduu Beelaha laga badanyahay Boqolaal guri lammaanno ugu dhisay Wuxuu beero u islaaxay ISKA daa cid kale kartidaa waxaan gaarin weli Farmaajo/Khayre inkastoon u Malayn nay DAMAQAA leeyihin. *Adeer waxaa miska ii saaran oon midi u haysta KII II AARGUDILAHAA adna kii intaa oo qoys haqab tiray baad DABAAN mariid leh la daba taagantahay
    Soo kor adeer. *Waa xaq in loo hiilliyo gabar la fara xumay WAA dhaqan xumo laydinka bartay MISE waadan arag sawirka gabar lagu kufsanay Dariiqa isku xira Xamar & Afgooye dhexdiisa?. *Dersi lagaa bartay WAAGI ay dabaysha shaydaan socotay cid kale haku eedeyn. *Intaa hanoogu ekaato XABAALO qodoow dambe BES. ILAAHOW DARIIQAAGA XAQQA NAGU TOOSI. WBT
    ***KA dabatuur, waxaan ka codsana akhyaarti curisay hal ku dhegyada; Gaweeto, Car baraxley ii soo dhaaf, Daayeernimo & kuwo kalaba inay ii ogolaadaan isticmaalkooda. ALLAA WEYN OO MAHAD LEH.

  39. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Garqaad, waxaan kaa halmaamay LOP damaqa Somalinimo baan wadaagna MARKA waa igu qasab inaan weheshado MAADAAMA aad naga badantihiin. WBT

  40. Laalays says:

    Axmede-Zoomaal

    waxaad qortay waa sidan oo kale; @#%&^_+)(!++!!!!!!!**&^+()#####@^*(&^%$#$%^&*()_+_)(*&^%$#@#$%^&*()_+_)(*&^%$#@#$%^&*()_+_)(*&^%$!_)(*&^%$#@!@#$%^&*()_(*&^%$#@!!@#$%^&*+_)(_(kkkk

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  41. Garqaad says:

    Axmed somali.

    Horta nin weyn miyaadan ahayn mashaariic ayaad ka hadleysaa. War ninkii gabdhaha yiri xabsiga halagu fuul fuulo. Ninkii ragga xabsiga isku qaawiya yiri. Hadda maaha waxaan anigu iska qoro ee yuotubiga ka fiirso

    Ninkii yiri waxaan nahay itoobiyaan waxaan ku fanaa itoobiyaanimo waxaan u mahad celineynaa ilaaheygii itoobiyaanka naga dhigay. Ayaad nabtaa in aad sanka naga geliso.

    War ninkaas dadkii uu ku faani jiray ayaa haysto ee annaga maxaa naga galo.

  42. Jabhad says:

    Inta ku wirsanaysa xariga abdi omar waa dad aan

    Weli bislayn qabyaladii somalia ay ku dumiyeen

    Ayey somali galbeed ka adeen war amxarka somali

    Makala jecla ee qabyaalada iska daaya lool

  43. Land of Punt says:

    Wiil somaliyeed
    Hooyadaa siilka uraya ka was.
    Daanyeer doofaar dhalay.
    Waxa Somalia ka jira ogeyn.
    Daanyeer

  44. Land of Punt says:

    Axmed SomaLi
    Kkkkk
    Adeer Quule, Yicib, Moxog, Waanbe iyo gocoso..etc visa ju xaynmaayo..waa mitt dhaqankeena ah. Rag baan iska celinayey🙄

  45. Land of Punt says:

    Adeer Quule, Yicib, Moxog, Waanbe iyo gocoso..etc cidna ku caynmaayo..waa wax dhaqankeena ah. Rag baan iska celinayey🙄
    Sorry

  46. Wiil somaliyed says:

    Land of punt
    Khaniisadii kudhashay een cidkaadhashay garanaynin wase markambe afkaaga hooyaday wax hakaga sheegin iskamasiibto ayaa kudhashay wadada istaagta ee ilma khaniisyohow

  47. Land of Punt says:

    Caawa waa xad dhaafay, sorry.
    Wiil Somaliyeeed.

  48. Garqaad says:

    Lop

    Caawa weekend waaye xaalku ok maaha.ayaan filayaa. Caawa oo kale laysmu qabto miyaad leedahay.

  49. Cadaado says:

    Asc, dhamaantiin.
    Meesha caawa caadi maahan, kkkk, anniga sida Garqaad weekend waaye kuma dhahayo land of punt, waad kacsantahay.

    Ahmed Somali, waa ok, ereyga daanyeer qof istaahila marka aad aragto waad u isticmaali kartaa, xataa saaxiibkeen land of punt, oo waxaan arkay isla annigii iiga yeerayaa, kkkkkk.

    Garqaad, brother maxaa kutirri, land of punt, cid iyo oday aan kaaga dacwoona malihid! Miyaadan arag midka barwaani queen, oo aanan walaahi qof ka munaafaqsan, ka dhaqan xun aanan waligeey arkin, qofka kaliya oo aan arkay isaga oo u digaya, amaba celinaya, waxaan ka arkay walaalkeen shiiq C/Raxmaan, kkkk. Anniga xataa C/Raxmaan waa i saxay, mar shaydaan iga xoog badiyay.
    Dalmida.
    God bless Somalia

  50. Garqaad says:

    Cadaado. Salaan sare mudane.
    Kkkkkkkkk wiil qardho miyaa odaygiisa ah wey u egtahay.

    Lop wuxuusan fahmin sarbeebta axmed somali.

    Axmed somali aad ayaan u kala aragti duwanahay. Weliba mar walbo wuu I magaa oo wuxuu igu dhahaaa garqaad waa qabyaaliiste. Aniguna sidaas isuma arko. Marka kaftan laga taga reebo. Inta badan hadalkiisa ma coleysto waayoo aragtidiisa waan ku xishmeynaa. Laakiin in uu lop. Oo 24 saac lasoo taagan car baraxleey isoo dhaaf. In uu ugu yeero haraagii SYL Anna iigu yeero qabiiliste uma arka cadaalad. Laakiin waxaan u arkaa in uu lop seexinaayo.

    C/raxmaan. waa nin culus waxaan u aqoonsaday macalin. Mana garanaayo Reerka uu yahay. Laakiin waa nin I deeqay.

    Warka isii meeshii galmudug ahayd ninkii barlamaanka ee gacal ahaa deeqada ayaa lagala baxay. Kama aanan nixin waayoo waxaa iskaga darsamay galmudug iyo villa xamar.

    Next governaha galmudug waa in loo doortaa mudane tiiceey. Ninkii Reer galmudug baray sida loo nolaado.

  51. Cadaado says:

    Garqaad, sidoo kale waan kusalaamay, brother.

    Haa annigaba Ahmded Somali kuma raacsani,in uu land of punt uu dhaho waa haraadigii SYL, adiga oo ka wadanisssan land of punt uu kugu sheego qabyaaladiista gacan baa iiga taagan cadaalad daraddas. Sidaas oo eey tahay,Ahmed Somali, waan ixtiraamnaa dhamaanteen, laalays boog dhuuqe ma’ahanee.

    Meesha Galmudug, waxaad moodaa in aan ku kala aragti duwanahay, brother. Suufiyada Dhuusamareen isbaarada dhigtay. Iyo mr. waan qaraab tagnay, Xaaf, in eey villa Mogadishu ku dsrsamaan, ayaa laqaatay intii eey ku darsami lahaayeen Garoowe, iyo daanyeer Abdiwali Gaas.

    Tiiceey. Nin culus waaye,waqtigiisa ayuu suggi. Kolay odayaashaan qarriban waa ka maskax fiicanyahay.
    Dlamida.
    God bless Somalia

  52. Mr BaHaL says:

    Qof aan damiir lahayn ayaa Ina Ilay qabyaalad ku taageera.

    https://youtu.be/iNOMlPo2VDA

    Dalmida

  53. Land of Punt says:

    Kulligiin waa in barataan waxa indheer garad lagavwado ama yahay!
    Ahmed Somali wuxuu anoo leh:
    Viva Somaliland beesha Isaaq waa walaahay ma rabo in idilno.
    Wuxuy arkay beeshayda Cumar Maxamud hadday Sacad gardaro ula yimaadaan walaahi dhinaca Sacadka ayaan xabadda ka ridin,
    Viva Galnudug.
    Adeer Ahmed wuxuu arkay anoo madax Hawiye ammaanaya.
    Wuxuu arkay anoo rag iska dhicanaya mooyee in qabiil Somali necbqhay jirin, qabiilkan in la tirtiro jeclahay.
    Idinka afkiinu ma karaa vivo Puntland, vivo majeerteen..kkkkkkkkkk
    Thats the deference. Ahmed Somali waa aqriya between the lines. Dadka doodaya waxa aaminsan yihiin.
    Markaan leeyahay” Car Baraxley iisoo dhaaf” murti baa ku jirta Ahmed Somali fahmay.
    Vivo federal lagu liibaanay.
    Vivo adeer Ahmed Somali
    Vivo Dhul Udug.
    Vivo Maryooley oo isaaya ha isdilininee.
    Happy weak end.
    Dabaalo Maryooley
    Kk

  54. Land of Punt says:

    Wiil Somaliyeed
    Sxb waxaa iga xanaajiyey Cabdi Cumar oo qadiyad Somalinimo Amxaaro iyo Oromo u eryanayaan oo wixii dambi Ethiopia keligiis la xiray in adoo dhulkaad kasoo jeeda farxayso.
    Wuxu kaweyn dad Ina Iley dhibaayeeyey ee waxaa socda bikro jabis Somalida loo sheegayo waxaad ahayn ayuu Ina Iley idiin sheegay.
    Iska noolaada laakiin waa in guul wadow Ptomo qaadaan.
    Yaan maqlin: Golyo markaan iri darkii inay gashaan sheegay, goolgooladkii hore 90 inay go’daan sheegay. Doofaar Oromo ah.
    By Wiil Waal.

  55. Land of Punt says:

    Cadaado
    Aniga vivo Galmudug
    Vivo Somaliland
    Vivo Hirshabeele
    Vivo Hawiye iyo Isaaq, weliba ku celcelin.
    Adinka weligiin afkiina masoo martay vivo Majeerteen, Harti, Darood iyo Puntland.
    Maalinta arko rag aan ogahay oo vivo Majeerteen leh!! Maalintaas Dhagdheer dhimatay. Ahmed Somali taad waa ogyahay.
    Ma nin sidiina qiyaali ku nool moodeen.
    Daanyeero
    Kkkkkkkk

  56. Cadaado says:

    Asc. Dhamaan markale,
    Land of punt, oo hadda mawaxaad naga dalban, in aan dhahno viva Majeerteen iyo viva puntland? Saaxiib,afkeeyga beenta ma yaqaan. Mana soo marsiin karra wax been ah. Daanyeernimadaas la’iguma soo karrin, thanks to my parents.

    Waa yaab, hadii aad isku aragto wadanni. Saaxiib. DNG da kumaba jirto wadanka Somaliya in aad jeclaato. Qabiilkaada iyo beenta aad isku sheegtaan ayaad jeceshahay.
    Dalmida
    God bless Somalia

  57. Land of Punt says:

    Cadaado
    Waa taas waxa Ahmed Somali ka hadlayey in qabiilayste tihiin! Run ma qarsoonto.
    Kkkkkk
    Jacayl Majeerteen iyo run sheegaan laguma soo korin..kkkkjjj
    You are victim of your parents.
    Waa sheekadii Dabshid; saqiir Majeerteen sir la’aan ma dhinto..
    Kkkkkkkkr
    You are hater! Hate will not set you free.
    I can promise that.
    Cidna in noolow Majeerteen dhahdo kaa sugi mayso oo aniga iskaa xitaa caruurta ayaa og in cuqdad idinku raagtay.
    Waa farqiqa u dhaxeeya gun iyo gob.
    Kkkkkkkk
    Vivo Galmudug iyo Cadaado towm.
    Shacabkiina nolol i doona.
    Run

  58. Cadaado says:

    Land of punt,
    Warka raqiiska inta aad iska deeysid, show me the money. I tus in aad Somaliya ka hormarineeysid qabiilkaada Majeerteen, hadii kale nacnacda naga dhaaf.

    Dillema, ayaa ku heeysta. Kala doorasho. Jahawareerka ku heeysta, xataa Cabdiwali Gaas calool weeyne iyo kuwa kaloo adeeradaa oo aqoonyahano sheegta ayaa si hoose u og in waxa idin heeysta eey tahay “dilemma” Iskuma garab waddi kartid, ismana waafaqayaan in aad qabiilkaada ku wardisid, dalka Somaliya iyo dadka aan qabiilkaada aheeyna aad jeclaato, oo aad tiraahdo viva waxaas iyo blah blah.

    Waxa kaliya oo aan ogahay, oo aan ku dhaaran, in viva da aad sheegeeyso ee beenta kaa ah, eey tahay, in waxii Majeerten kazoo harra, aad siiso Somalida kale. Taasna ma shaqeeyneeyso.

    I am far from being a victim by my parents. Waalidkeey kheeyr badan Ilaaheey hasiiyee, walaahi in eeysan waligood i barrin in aan qabiil nacco. Kaliya waxeey ku dadaaleen wasbarashadeeyda maadiga iyo diinta Islaamka. Taas oo ii ogolaaneeysa in aanan si sahlan la’ii qaldin, oo wax walba critical exam ku sameeyo, oo aan imtixaano.

    Anniga viva dada ma’aaminaya, ee neefta ha’iska qasaarin, saaxiib.
    Dalmida.
    God bless Somalia.

  59. Land of Punt says:

    Cadaaso
    Qabiilkayga iyo gobolkayga hadaan jeclaado ma Somaliada kale ayaan necbahay.
    Adiga jacaylkaaga makala qaybsamo.
    Adoo Galmudug jecel Somaliyana ma jeclaan kartid?
    Aniga jacaylkayga waa u qaybi karaa, puntland San u badiyee.kkkķl

  60. Land of Punt says:

    Cadaado
    Money waadan ogeyn ee you can even make in Galmudug.
    Qoraxdaas iyo xeebtaas billions ka samayn kartaa. Hadaad qabiilka iyo aqliga gocosada iyo in wax sop sarqnkarto aaminto.
    Run




Daawo: C.wali Gaas oo kulan la qaatay Golaha deegaanka Boosaso (Muuqaal)
- Sep 24, 2018
Boosaaso ( Kalshaale)  Madaxwyanaha Puntland C.wali Gaas ayaa kulan la qaatay xubnaha cusub ee ...
Askar ka tirsan Puntland oo Bosaso lagu dilay, Warar dheeraad kasoo baxaya
- Sep 24, 2018
Boosaso ( Kalshaale ) Magaalada Bosaso ayaa la sheegayaa in lagu dilay labo askeri, ...
Daawo Video: Eng. Yariisow “Waxa Jira XILDHIBAANO doonaya inay la baxaan kuwii Axmed dawlo Muqdisho ku gubay
- Sep 24, 2018
Muqdisho ( Kalshaale)  Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar cismaan Yariisow ayaa Maanta waxa uu ...
Muuqaal: Cabdi Shire “Waan ka seexan Waayey Ninkii la gubay, Waa in AROOS Qaran loo sameeyo Wiilka iyo Gabadha’
- Sep 24, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac oo kamid ah Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ...
MUUQAAL: Xildhibaan Aamina ” Waa in maxkamad lasoo taago dadkii Dilay ee ku gubay Axmed Dowlo Xamar (Video)
- Sep 24, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Xildh Aamina " Waa in maxkamad lasoo taago dadkii ka danbeeyay ...