Raysalwasaraha Itoobiya Abiy Ahmed ” Calanka Itoobiya waa la baddeli karaa

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’isal wasaaraha Itoobiya calanka dartii aan loo baahneen iney rabshado iyo iska horimaadyo dalka uga dhacaan.oo qaar ka mid ah warbaahinta dalka la hadlay ayaa wuuu sheegay in

Bilihi la soo dhaafay muwaadiniinta dalka Itoobiya waxay bannaan baxyada ay sameeynayeen u adeegsanayeen calamo kala duwan oo isugu jira kan dalka oo dhowr nooc ah.

Maalinti shalay ahaydna waxaa magaalada Addis Ababa isku gacan qaaday taageerayaasha jabhadda oromada ee OLF iyo dhalinyara ka soo horjeedda. Taageerayaasha jabhadda oromada ee OLF oo isku dayay calanka dalka meela uu ku buufsanaa iney ku beddelaan calanka jabahadda OLF ay leedahay halkaasina iska horimaad uu ka dhashay.

Booliska dalka Itoobiyana waxay sheegeen iney jiraan dhaawacyo rabshadahaasi ay sababeen.

Sabtida ayaa lagu wadaa iney jabhadda OLF in magaalada Addis Ababa si rasmi ah looga soo dhaweeyo.

Dr Abi Axmed wuxuu sheegay calanku inuu yahay astaan uu dal ama xisbi siyaasadeed uu u adeegsado in lagu aqoonsado, cid walbana waxay xaq u leedahay iney aragtida siyaasadeed ee ay aminsan tahay ay si xor ah u soo bandhigto, xorriyaddaasina waxaa ka mid ah calanka.

Mareykankaba wuxuu calankiisu beddelay ilaa iyo 13 jeer marka Itoobiyana haddii ay muwaaddiniintu dalka raalli ka noqdaan waa la beddeli karaa.

wuxuu ra’isal wasaaruhu sheegay “in loo baahan yahay in laga fikiro oo keli sidi aan dalka horumar u gaarsiin laheen, noolasha dadkana aan wax uga beddeli laheen”.

“Mana aha inaan ku mashquulno waxyaabo aan dalka wax ku soo kordhineyn oo weliba burbur u horseedi kara”.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (7)

  1. Jabhad says:

    Hala bedelo calankii hore ee tthopia hadaan somali

    Nahay wuxuu noo gaystay dhib iyo gumaada qaar

    Dadkeena ka mida way jeclan lahayen in ithopia oo

    Dhan noqoto dowlado yar yar sida puntland iyo

    Somaliland

  2. NuurkaNederland says:

    D I G N I I N..
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    IS ISIS GOOD FOR THE JEWS=ISRAELI.
    ISIS LEADER ABUBAKR ALBAGHDADI EX NAME ELLIOTE SHIMON 100%HE WAS MOSSAD AGENT ISN’T MOSLIMS SURE.
    ISIS WORK=GREATER ISRAELI PROJECT & PLANS.
    ISIS, ALSHABAB, ALQACIDA IWM WAA KOOXO LOO SAMAYSTAY CEEBAYNTA DIINTA ISLAAMKA & IN LAGU BURBURIYO DUNIDA ISLAAMKA.
    INTAAS HADAYNU ISLA FAHANO WAXAA LA WAAYI DOONAA WIIL DANBE OO ISKU KEEN DHEX QARXIYA!!.
    KU QOR GOOGLE AMA YOU TUBE OO FIIRSO XAQIIQDA JIRTA DHALINTA NA HALOOGA DIGO.

  3. Dabshid says:

    What did he say?

    Calanka America lama bedalin ee hadba markuu State ku soo siyaado ayaa Xidig lagu darahayey,

    Yacni Jaziiradda Zansibaar oo ku soo biirtey Soomaaliya ka dibna xidigta SHANTA gees laga dhigey LIX gees ( Bluga ama background waa sidiisii, xidigta saa’idkaa ayaa muujireyso iney siyaadeen SHANTII SOOMAALIYEED oo hadda noqdeen 6 SOOMAALIA).

    America first 13 British Colony, I think 25 or 27 states, ilaa haddoo ay yahiin 51 states.

    Alaska ! ayaa ugu dambeysay state ku soo biiro oo ay ka xoogeen Canada iyo daafaha Russia.

  4. Dabshid says:

    Jabhad

    Iftiin la’aan waa aqoon la’aan.

    Dowladaha yar yar ee Ethiopia waxey la midyahiin Soomaaliya, ee maahan qabiilo sida Majeerten iyo ama Dir Waqooyi.

    Oromo = Soomaaliya
    Axmaaro = Soomaaliya
    Tigree = Somaaliya

    Jufada uu ninkaan Cusub uu ka yahey Oroma ayaa almiino la Sima Daarood.

    * Wax barta, wax barta aan Barwaaqo gaarnee.

    So Calanka uu ka hadlahayo waa Calan Axmasro, wuxuu la midyahey Tanzania iyo Kenya oo ku soo biirey Soomaaliya oo u doodahayo in CALANKA BLUEGAA la bedalo maadaama uu yahey Calan ONLY QOWMIYADDA SOMALI.

  5. Kalahage says:

    Dabshid

    Macallin xidigta kaliya ma ahee markii hore meesha uu xidigaha ku leeyahay waxaa ku taallay calaamada ingriiska oo kale.

    Markii denbe ayaa la badalay.

  6. Mr BaHaL says:

    Anuu ma jecli calanka Somaliya ee Bluuga ah,wax taarikh ah kuma laha Somaliya calankaasi e 70 ka hor ayay dhalinyartii S y l soo qaateen.

    Calammada Somaliya ku le taariikhda waa Calankii Cadal Empire oo laga taagay dhulka maanta la yidhaa Jibuuti Areteeriya,Ethopiya iyo Somaliya.Iyo Calankii Ajuuraanka oo laga taagay Somaliya.Taariikh ayay labadaa calan ku leeyihiin aduunka.

    Wax jeebka laga soo baxay oo bilaa taatiikh ah ayaa Somaliya calan looga dhigay.Aaafbaan uga xumahay meesha la dhigay Ummada Somaliyeed.Waa Umad uu Inangumeed hogaan u noqday.Ooo uu maro yar oo tii Ugaadhsatada ah uu calan uga dhigay,Dee waataa isku haysta Carabbaan ahay,Tgereebaan ahay iyo dhulka waa la yimid iyo Geedbaan saarnaa.

    Geedbaan maan saarnayne,Gusjayga ayaad saarnayd

    Dalmida

  7. Dabshid says:

    kalahage

    waa run calanka Britain ayaa dhexda uga yaaley.




Daawo: Maxaa dhexmaray Madaxwayne Mustafe Cagjar iyo Waxgaradkii Beesha Dhulbahante ee JIG-JIGA Soo Gaadhay
- Nov 16, 2018
Jigjiga  ( Kalshaale ) Madaxweynaha deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa magaalada Jigjiga kusoo dhoweeyay ...
Jen. Indho-cadde oo ka hadlay halka ay Shabaab ka helaan Dharka Ciidamada Dawladda iyo Hubka
- Nov 16, 2018
Muqdisho  ( Kalshaale) Gen Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-cadde oo kamid ah saraakiisha ciidamada dowladda, ...
Galmudug : Wararkii ugu dambeeyay dagaal ay ciidamada DF ka gaadheen guulo oo dhacay
- Nov 16, 2018
Laascaanod ( Kalshaale) Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo ...
MUUQAAL: Gabadh uu dhalay Wariye Soomaaliyeed oo Caan ah oo Shaqo ka Heshay Xafiiska Duqa London (Daawo)
- Nov 16, 2018
London ( Kalshaale ) Xafsa Cabdixaafid Maxamuud oo ah Gabadh Soomaaliyeed oo 17-jir ah ...
MUUQAAL: Qaramadda Midoobay oo War kasoo saartay [Saldhiga Berbera] Iyo Xiisada Puntland iyo Soomaliland
- Nov 16, 2018
Laascaanod ( Kalshaale ) Warbixintii ay sii deysay kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunaqabateynta ...