MUUQAAL: R/wasaare Khare Booqday Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho Isagoo Shacabka Toos u waraystay

Muqdisho ( Kalshaale ) Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta Kormeer shaqo ku tagay Garoonka Diyaaradadaha Muqdisho ee Aadan Cabdulle Cismaan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu u kuur galay hanaanka shaqo ee Garoonka,  Wuxuuna Booqday  Qaybaha kala duwan ee Garoonka, Halka laga dhoofo,  Waaxda Socdaalka , Goobaha lagu soo dejiyo Alaabta Xamuulka, Wuxuuna Masuuliyiinta ka waraystay Sida ay shaqadu u socoto.

Dhinaca kale shacabka kasoo degaya iyo kuwa ka dhoofaya garoonka ayuu ka waraysay Waxyaabaha ay Garoonka kala Kulman.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (12)

  1. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Mudane Cabdi Maxamuud Cumar. nooloow adeer Taariikhda kuu hiillin doonte MAANTA wax ma garatadu hayska kaa xagxagtaane. *Adeer hortaa Ogaadaynya wax jira ma ahayn maantana waxay ka hormartay Gobollo badan oo Somaliyeed, hortaa cidna uma dhisin guryo umana suubin AROOS wadareed beelaha laga badanyahay.
    *Adeer iska samir RAQ JOOGTI hakugu digate. *Reer caqli gaweeto Dembigiisi wuxuu noqday askartiisi ayyaa ruux dishay OO askarta maalin kastaba XAMAR dadka ku disha MA WAXAA soo amray Formaajo/Khayre? yaa reer caqli gaweeto?. WBT

  2. Dabshid says:

    Ahmed Somali

    Adeer are you okay?

    Dalkii goormaa kuugu dambeysay qurbaha laguma raagee.

  3. Dabshid says:

    Waa maqaal ay Guardian Newspaper (The biggest West Newspaper after New York times ) ay ka qortey weerarkii Mareykanku ku qaadey Beertii madaxweynahii hore Aadan Cadde

    https://www.hiiraan.com/news4/2018/Sept/160073/us_led_raid_of_somali_ex_president_s_home_blamed_on_bad_intelligence.aspx

  4. Laalays says:

    Axmed Zoo_maal waa asaasaq, markuu yaraana nacas ahaa!kkk

    7 sano ka hor baan halkaan idiinka sheegay.

    Hadaan mar qudha gacan ku dhiga laa walaahay ina Ilay buu kaadida kula cabi lahaa Addis Akaki Prison.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. NuurkaNederland says:

    MAX KASOO QAAD MA leh.
    IGU SAWIR KASOO QAAD.
    WELI QOL SHAN MITIR AH OO ISKOOLA XITAA MAYSAN DHISIN.
    MAXAA DAWLADA?
    WAR MEESHA ISAGA TAGA DHEX WEJI XUMADIINA.
    WAXAANSE LAYAABAA KUWA SACABKA UGARAACA EE DHAHA SAAS QEEYE SAAS WEEYE BARA BARA BARA.
    SHAME ON YOU.
    OK.
    HA ILAAWIN DIGNIINTAYDII:-
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    IS ISIS GOOD FOR THE JEWISH.
    ISIS THEY NEVER ATTACK ISRAEL!!.
    WHY? ISIS MADE IN ISRAELI!!.

  6. Laalays says:

    Khayre ma meelaha bilicdu ka muuqato keliya lee booqdaa.

    Weli ma arag meel qarax ka dhacay Xamar oo uu booqday!

  7. Dabshid says:

    Kheyre wuxuu rabaa sawiro qurxan oo uu gashado Albumka.

    Maraan tagey beerta xoriyadda
    Maraan salaamey ciyaal banooni dheelahayo
    Maraan kadis ku tagey dekedda
    Maraan booqdey diyaaradaha Airport
    Maraan tagey Beerta Shiikh Sayid.

    Sawirka xeebta liido ha hilmaamin.

  8. Kalahage says:

    Boog dhuuqe

    Mayd canaante ina iley markuu noolaa waad ka cabsan jirtee ma Marka la xidhay ayaad ka daba yuusaysaa.

    Ina iley waa laga yaabaa inuu denbi galay balse kuwa xidhay ayaa ka daran.

    Cidna ku taageeri mayno kana yeeli mayno inuu qof soomaali ah iska haysto denbi ha galo ama uusan galinee.

    Haduu denbi galay dadkiisa ayey u taallaa itoobiyaan xun ka yeeli mayno inay soomaalida qaarba wax ku eedeeyaan.

    Afkaaga xunka ahna ka jeedi @adeer Axmed s kollay wax damiir leh ma tihidee.

    Wax buu cabiray wuxuu cabiray wax ka dheh hadii kale qalbi caruurnimada meesha la dhaaf.

  9. Dabshid says:

    Dowladdaan waxaa la dhahaa Dhameystirkii Qabyo Xassan Shiikh

    Haka sugin iney Xariga ka jaraan
    -Jid,hospital, Deked,maamul goboleedyo,airport, schools, degmo, CUSUB.

    – Dhameystirkii Heshiiskii diyaaradaha Wajeer iga dheh.

  10. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Laalays Qalbi Axmaar WAX ma ogide ILAAHAY SWT wuxuu isiiyay 5qaarkood 2ba mitir sanka u saaranyahay ee qalbigaaga ha gelin WAA oday soo gote juujuub. *Aanba faane FIRKOODANA dagaal looma tilmaamo. *Waxaa tiri; ” ina Ilay buu kaadida kula cabi lahaa Addis Akaki Prison. Haddaba sow adigu is puma caddeyn inaad QALBI AXMAAR tahay?. WBT

  11. Laalays says:

    Axmed Zoo_maal

    kkk

    Muwaadin Itoobiyaana baan ahay. Hadaan nasiib u helo inaan kugu arko dal Itoobiya ka taliso waa iga dhab inaan kaadidaada shaah subixii kaaga dhigi laa.

    @ Kalahaya waar horta maxaad noola qabsataa, markaan meesha wax kusoo qoro. Waxaad qorto kama jawaabnee na amaan geli naa-naabyow!kkk

    Mise habartayda Barawaani queen aka badhicad baad ka hinaastay.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  12. Laalays says:

    Waar yaa haya @Abwaan Deeq majnuunkan hanaga qabtee?

    @Abwaan sida ugu degdega badan isa soo xaadiri. Meesha dad wareersan oo adiga mooyee cidkale fahmayn baa qabsadee.kkk

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk




Daawo: C.wali Gaas oo kulan la qaatay Golaha deegaanka Boosaso (Muuqaal)
- Sep 24, 2018
Boosaaso ( Kalshaale)  Madaxwyanaha Puntland C.wali Gaas ayaa kulan la qaatay xubnaha cusub ee ...
Askar ka tirsan Puntland oo Bosaso lagu dilay, Warar dheeraad kasoo baxaya
- Sep 24, 2018
Boosaso ( Kalshaale ) Magaalada Bosaso ayaa la sheegayaa in lagu dilay labo askeri, ...
Daawo Video: Eng. Yariisow “Waxa Jira XILDHIBAANO doonaya inay la baxaan kuwii Axmed dawlo Muqdisho ku gubay
- Sep 24, 2018
Muqdisho ( Kalshaale)  Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar cismaan Yariisow ayaa Maanta waxa uu ...
Muuqaal: Cabdi Shire “Waan ka seexan Waayey Ninkii la gubay, Waa in AROOS Qaran loo sameeyo Wiilka iyo Gabadha’
- Sep 24, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac oo kamid ah Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ...
MUUQAAL: Xildhibaan Aamina ” Waa in maxkamad lasoo taago dadkii Dilay ee ku gubay Axmed Dowlo Xamar (Video)
- Sep 24, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Xildh Aamina " Waa in maxkamad lasoo taago dadkii ka danbeeyay ...