MUUQAAL: Cali Xaraare oo Barnaamij Ku lafa guray xiisada Dawladda dhexe iyo Maamulada kadib Shirkii Kismaayo

Kismaayo ( Kalshaale ) Wariye Cali Xaraare ayaa Barnaamij Xasaasi ah oo dhinacyo badan Taabanaya ayaa wuxuu ku eegay Khilaafka Maamul Goboleedyada Soomaaliya iyo Dowladda Dhexe Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Kadib Shirkii Kismaayo waxaa Xiisad xoogan kasii dhex Qaraxday Qaar kamid ah maamulada, Kadib markii Masuuliyiin ka tirsan maamuladu ay ku gacan saydheen Go’aanadii Shirkii Kismaayo, Waxaana Galmudug ka Bilowday Galmudug Mooshin ka dhan ah Madaxwayne ku xigeenka iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo ka horyimid Shirkii Kismaayo.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (10)

  1. mohamed abdi jama says:

    Qomiyada oromada iyo jam somland waxaa ka dhexeeya is fahan soo jiray ilaa 1977kii oo aanu ka wada hadalnay siyaasiyiin oromo ah oo kala jooga daafaha aduunka iyo guud ahaan qaarada afrika waxay ii sheegeen inay u hayaan ixtiraam iyo xaqdhawr jam somland iyo dadkeedaba oo ay u magan galiyeen oromada ilaa sanaddii 1977kii waxaan ka wada hadalnay inaanay oromodu wax dhiba u gaysanayn jam somland siyaasad ahaan iyo dhaqan ahaanba waana aanu isla qaadanay somaliyey wixii ay kala helaan is hiigsanayaan waana run hadalkaygaasi? Inshallah

  2. mohamed abdi jama says:

    Faarax macalin waa siyaasi wayn oo culayskiisa leh waa in jam somland soo dhawaysaa si fiicanna loo fahmaa waxa uu ka hadlaayo faarax macalin anoo huba siday ila tahay inaanu la socon wax lid ku ah qaranimadda iyo gooni isutaaga jam somland hadaan intaa kaga baxo faarax macalin aan u galo mr alberto oo ka socoda qaramada midoobay waa inay jam somland hor dhigtaa mr alberto ajande habaysan iyo siyaasad cad oo ay ka leedahay horumarinta beeraha jam somland adeer waysdiista wax habasan oo dhamays tiran qalab ahaan farsamo ahaan awood ahaan riigag biyoodo ceelal baliyo jidhaamo warro harooyin iyo qodida kilaalo biyoodo sibinaaro shaqaalaha wasaarada beerah cagafyo kuwa wax abqaala iyo kuwa wax carro gediyaba adeer isnoomeeya oo lacagyar ood cuntaan wax idiin tarimaysee wax ummadda faqriga ka saara waydiista

  3. mohamed abdi jama says:

    Ummadana beero baddan u qoda oo caawiya oo beerasareen qamadi hadhuudh arabilhi sinsin baradho basal toon barbaroon kaarood saladh bisbaas akhdarbidiin gaal baamiyz iyo siidhka khudaar fara badan oo kuwan la mida oynaan aqoon faaidona u leh shacabkeena waydiistoo jaahilnimadan aad beeraysaan afarta xabo ee hadhuudha iska daaya waar caqligu ha shaqeeyo sareenka iyo qamadida iyo khudaarta oo kun nooca beera oo joojiya basashan iyo tamaadhan dibadda ka imanaysa lhudaarta raashinka lagu kariyo ee daruuriga ah hadaad beertaan waxaa inoo baaqanaysa balaayiin doolar oo lacag adaga intakhudaar raashinka lagu kariyo oo kaliya hadaad soo saartaan dhaqaalaheenu cirkuu isku shareer adeer wasiiradow is tustusku ma fiicna ee ummadiina wax u tara cid wajigayga aragtay ma jirto laakiin cidwaliba fikirkayga way aragtay ma rabo istustus anigu khudaarta cunada lagu kariyo awooda saara biyo badanna uma baahna mr alberto riig biyoodo iyo mishiinada biyaha soo tuura oo baraago waaweyn ku shuba waydiista inshallah

  4. mohamed abdi jama says:

    Ugu danbayntii idinkoo iga raaliya beera khudaarta kuwa la cuno awooda saara oo dadkeena u keenaya caafimaad iyo vitamino kala duwan sida rumaanka cabbe caadka saytuunka liin macaanta papay ga cabbe lafka iyo xabxabka shamaamka muuska waan ogahay muusku inuu dhib badanyahay ee hadana isku daya canbe lafka waxaa beeray reer awdal aad baan idiin hanbalyaynayaa wax badan inoo beera war idinkafarxiyaan idiin hayaaye inshalla papay ga xoog ubeera fafaa.iidadiisa alleluunbaa yaqaane nafteenuna way u baahantahay ninka cunaaama gabadhaa cuntaa ma gabawdo mana bukooto khudaartan tufaaxana isku daya wuu inoo baxayaaye inoo beera beeralaydaay ha caajisina maqaaxi aad qaad iyo qabyaalad ku cuntaan beerihiinood qodataan baa ka khayr badan inshalla waanhanbalyeynayaa beralayda

  5. mohamed abdi jama says:

    Qoys walba ama guri lasta oo jam somland lu yaalaa gurigiisa hortiisa ha lu beero geed canbe papay ah oo uu cuno dhaqsana ugu baxa biyaha faralka ood ku waraabisaa ku filan canabkana wuu fududyahay dadka dayrarka lihi canabka ha neerteen hadh fiican po hadhacana wuu leeyahay waanay cunidoonaan canabka biyaha aad ku faraxalataan buu ku baxayaa sida papayga

  6. mohamed abdi jama says:

    Waxaa hadlay mudane gacan oo ah xubin golaha guurtida ah gacan xilka uu hayo iyo waxa uu ka hadlayway kala fogyihiin? Isagoo guurtiya oo xilka dalkan jam somland u sareeya ayuu qabyaalad ka hadlay!!!? Waxaa xeerkiisu yahay gacan hadaan timmaamo iska qaar ay mudane muuse biixi hayb guud wadaagaane haduu madaxwayne muuse biixi keeno shan wiil oo uu dhalay inaanu mudane gacan oo guurti ahi qabyaalad iyo waad dhashay ku djaleecayneuu ku dhaleeceeyo wasoiradaadu iyo jananadan dawlada lu joraa waa fadjiid wax ma tarayaala? Eeg faraqa u dhexeeya siduu u hadlay iyo sidaan wax ugu sheegay inuu si qabyaaladaysan u hadlo guurtinimadaan u saamaxayn mudane madaxwayne xukuumaddu sibinaaro caalamiya ayey u baahan tahay shicib iyo dawladdba dadka waa wada qabyo guurti qabyaalad ka hadlay waxaan ka jeclaa mudane gacan adoo colaada sool iyo ceel afwayn oo ah shaqadaadii ka hadla iyo isbedelka geeska afrika aaaax gacanoow aaaaax jajanaka ciidanku iyo wasiir sacad mudane biixi oo aan madaxwane ahayn bay xilalka hayeen ma dulmi samee oo haday u qalmaan xilka ka qaad baad leedahay mudane guurti ? Run ahaan magaca xubinadaada guurti waad ku ciyaarta

  7. mohamed abdi jama says:

    Waxaan doonayaa inaan u keeno golaha guurtida ee lasoo dopran doono sharciyada golaha guurtidu u dhaqmo waayo ma garanayaan wixii loo doortay qhabkiina ma oga shaqada guurtida adeer dalkan iyo dadkani wali waa qabyo la yaabimaayo looma sheegin shaqadoodu waxay tahay caajiskii baa ka batay mudane gacan iyo barlamaankaba laaluush baa la siiyaa baarlamaankana way voteyan xitaa hadduu lid ku yahay qaranimada aaax ciil waynaa horaa loo yidhi baadiyi nimaan lahayn bay ag joogtaa?)

  8. mohamed abdi jama says:

    Waxaan aad ugu qoslaa reer miqdisho kuwa u qora qoraalka ypu tupe ka ee seexda waxay soo qoraan israil baa jam somland cod dheer ku taageerta ma pgyihiin inay ka awood badantahay cidwalba oo hadayrabto immika ay aqopnsan karto ? Waxay lale opnay garashadeeda lahayn in lhamiijkii nalagu diri joray aan ka mid nahay oon ku biornay dawmadaha khaliijka yihuudii iyo khaliijkii colka ahaana ay saaxiibo nafta isku bixoya yihiin waar meeshan spmaliya way qudhuntay waxan wax u qoraa waa finisj waa qaar ay u dhamaatay iyo cid kastoo qortay waa qaar aan wacyiga iyo soyaasadda caalamku halka ay marayso ogayn oo seexday

  9. mohamed abdi jama says:

    Waxaa fajiciso iyo amakaak farxadeed igu riday dooxada nugaal ama xudun ii ii kowa intaan abuurnaa waaba boqcad janatul fardawsa ah ka mida adeer anigu xudun baan degeyaa nin doonaaba hauska hadlee hadaan ka gudbo kaftanka waa waxaanan sinaba loo gafi karin nimcada iyo kharka yaala xudun ee aynu ka qatanahay haddii la habeeyo oo aan la kaashano wadamada deeqda bixiya iyo kuwan carbeed oon biyahan farsamayno kinaalo casriya u samayaano labeenta ciidana hakino dalagyada aynu ka beerno dadkaygoow talaahaanku dhaartee intay ka bataan jam somland ayeynu wadamada jaarka iyo kuwa carbeed een xuduud badeedada leenahayba u dhoofinaynaa waxaa maskaxdayda ka bixi waayey fardihii caynba caynka ahaa adeerow xudun i dejiya w

  10. mohamed abdi jama says:

    Cid kasta waan la kaashanaynaa horumarka degaanadeenan barwaaqaysan ee barakaysan itaynu helayno caawimada guud qofkasta fikirkiisa ha geliyo xudun iyo biyaheeda sidaan u badbaadin lahayn laasqoray ilaa lawyacado haday kalifayso in shaqaale looga kzenayo hagaajiya xudun waan samaynaynaa xoog iyo xikmadba waa inaan gelinaa dalkeena waxay igu tahay riyo wax kastoon sheego maan filayn waxaan aan ka arkay xudun iyo dhulkeena jam somland waa qasab inaan wax wada qabsanaa khudaarta laga beeraa jam somland oo dhan way ka badantahay fadhiga aan ka kacno dawladdana waxaan ka codsanayaa inay soo fara gashato sidii loo barwaaqayn lahaa hab caalami iyo mid dawladeedbainshallaah waxaynu u dhaqaaqno eebana inoo sakhiro waligeen kumaynaan qadin hadaynu nahay jam somland laasqoray ilaa lawyacaddo aan iskaashanno oo isku duubnaanno yaan layna kala fadhataysan raas kaliyanu nahay jam somland waa isku jeeni




Daawo: Maxaa dhexmaray Madaxwayne Mustafe Cagjar iyo Waxgaradkii Beesha Dhulbahante ee JIG-JIGA Soo Gaadhay
- Nov 16, 2018
Jigjiga  ( Kalshaale ) Madaxweynaha deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa magaalada Jigjiga kusoo dhoweeyay ...
Jen. Indho-cadde oo ka hadlay halka ay Shabaab ka helaan Dharka Ciidamada Dawladda iyo Hubka
- Nov 16, 2018
Muqdisho  ( Kalshaale) Gen Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-cadde oo kamid ah saraakiisha ciidamada dowladda, ...
Galmudug : Wararkii ugu dambeeyay dagaal ay ciidamada DF ka gaadheen guulo oo dhacay
- Nov 16, 2018
Laascaanod ( Kalshaale) Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo ...
MUUQAAL: Gabadh uu dhalay Wariye Soomaaliyeed oo Caan ah oo Shaqo ka Heshay Xafiiska Duqa London (Daawo)
- Nov 16, 2018
London ( Kalshaale ) Xafsa Cabdixaafid Maxamuud oo ah Gabadh Soomaaliyeed oo 17-jir ah ...
MUUQAAL: Qaramadda Midoobay oo War kasoo saartay [Saldhiga Berbera] Iyo Xiisada Puntland iyo Soomaliland
- Nov 16, 2018
Laascaanod ( Kalshaale ) Warbixintii ay sii deysay kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunaqabateynta ...