VIDEO+Sawirro: Ardaydii ugu Badnayd oo ka baxay Jaamacadda Bariga Afrika ee Buuhoodle iyo Munaasibad wayn

Buuhoodle ( Kalshaale ) Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn waxaa maanta Lagu Qabtay Munaasibad Balaadhan oo ay ku Qalin Jibiyeen Dufcafadii Afraad ee ka baxday Jaamacadda Bariga Afrika Faraceeda magaalada Buhoodle.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Munaasibad oo ahayd mid si Balaadhan loosoo Agaasimey  waxaa kasoo Qayb galay  Madaxda ugu Saraysa Jaamacadda Bariga Afrika,  Aqoonyahano Soomaaliyeed oo ka kala yimid Gudaha dalka iyo  Dibadiisa,  Waxgaradka Buuhoodle iyo Marti sharaf kale.

Dufcadan oo ahayd tii afraad ayaa waxaa ay barteen culuumta kala duwan ee Bixiso Jaamacadda Bariga Afrika oo kamid ah kugu Tayadda Fiican dhinaca Waxbarashada ee Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA IYO MUNAASIBADA 

Maamulaha Jaamacadda Bariga Afrika Qabteeda ee Buuhoodle  Dr. Cabdishaafi Axmed Cali ayaa Dedaal badan ku bixiyey Sidii Deegaanka Kor loogu Qaadi lahaa waxbarashadiisa, Waxaana maanta Muuqata in la gurtay Midhaheeda. HAMBALYO.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (8)

  1. NuurkaNederland says:

    HAMBALYO.

  2. sugulle aadan says:

    dadka ugu qalin jabinta badan somalia waa buhodle iyo laasocaanood hadana umada iyaga baa ugu danbeeya

  3. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Intaan anaanufay waxaan arkay C/Weli Gaas oo Wasaaradda kallumaysiga arrimo quseeya ka furi Garowe WAXAAN isweydiiyay MA WAADIYADI-BAA Bad isu bedelay? oo hadday Garowe heshay imkaaniyaadki kaluumaysiga MAXAY heli; Garacad, Eyl, Bender Bayla, Xaafuun, Caluula, Qandala, Boosaaso & kuwo kale oo iga maqan. *Waxaa caadadeenna inaan marba meel ku habsano inta kalane waa ISDEBER. WBT

  4. BARAWANI KING says:

    MAASHALLAAAAAAAAAAAAAAAAAO, MAASHALLAAAAAAAAAAAAAAAAHO

    ILAAHEEEY HA IDIN XAFIDO.
    ILAAAHEEY HA IDIN XAFIDO

    Bal eega quruxda iyo sharafta ka muuqata. Walaaahi waa hablihii laga bixin jidhay 100 halaad iyo baarqabkoodii iyo qorigii lagu ilaalin lahaa.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  5. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    MAXAAD KA TAWAAN ISKUULKA LA DHAHO ABAARSO SCHOOL – SECONDARY, INTERMEDIATE AND PRIMARY SCHOOL…..

    ABAARSO SCHOOL wuxuu ku yaal meel u jidha 18km dhinaca waqooyee ee HARGEYSA.

    ABAARSO SCHOOL waa isku dhex yaal (Hablo iyo wiilalba), lagu yidhaahdo afka qalaad — CO-EDUCTION. Skuulko waa BOARDING. Waa la seexdaa oo maalinta jimcaha ayaa banaanka loo bixi karaa. Guryaha wiilasha iyo gabadhaha garabka ayee isku hayaan. Ilaaliyaal kala ilaaliya wiilasha iyo gabdhaha lagama yaqaan.

    Skuulka waxaa dhigtaa 230 Arday. 60% waa gabdho. Halka wiilasho yiheen 40%.

    Tayada tacliinta aad baa loo amaanay. Hase yeeshee, waxaa ku dhex jidha, wax yaabo aan la qaadan karin oo dhaqankeena iyo diinteena ka soo hor-jeeda.

    Macalimiinta wax ka dhiga waxaa weeye 39. 30 Waa ajnibi. 25 waa rag. halka 5 ay tahay naago.

    Skuulka yaa maalgeliya?

    Waxaa maalgeliyaa, rag uu ugu horeeyo ANDERSON COOPER oo ah khaniis caalamiya oo la qabo. Waxaa qaba oo naag u yahay Raisulwasaaraha LUXUMBURG.

    ANDERSON COOPER waxaa soo furay ilaa 5 nin oo ninka hadda qaba ka horeeyey.

    Waxaa xaqiiqo ah in Mr. ANDERSON COOPER uu booqday muddo 4 jeer ka badan. Waliba waxaa uu lacag ka soo uruuriyaa HAY’ADO Masiixi ah ama jaamacado.

    Sida la ii xaqiijiyey macalimiinta wax ka dhiga rag dhamaantood waa KHANIISIIN. Naagahuna waa LESBIANS. Waa naagaha is-qaba.

    Waxaa kale oo la ii sheegay, sanad walba hablaha waxaa ku uuroobaa ilaa 10 gabdhood, hadaysanba ka badnayn.

    Inta badan, wiilasha waxaa la badhaa sida loo waso ragga, ama sida iyaga loo wasi lahaa.

    LA YAAB……

    Anigu lama yaabin ninkaas COOPER waxaa uu ka sameenayaa HARGEYSA..

    Waxaan aad ula yaabay nimankaan culumada, wax-garadka ISAAQ isku sheegayaa.

    Sidee ugu ogolaadeen in caruurtooda lagu fasahaadiyo iyaga oo u jeeda.

    SHUYUUKHDA oo ay ka mid yiheen:

    ++ SHEEKH DIRIR
    ++ SHEEKH MUSTAFA
    ++ SHEEKH BURCAAWE
    ++ SHEEKH BERBERAAWE

    oo har iyo habeen taagan Televishyada oo dad wacdiyaha.

    Halka caruurtoodii oo diinta Islaamka lagu barbaarin lahaa ay gaalo ku gaalaysnayso meel u jidha 18KM.

    Marka, waxaa iska cad, shiyuukhdaase in ay diinta ku qaraabtaan oo aysan diyaar u ahayn in ay u hiiliyaan.

    IIDOOR WAGASHLEE, diin la’aanta soomaali waa ku tiqeeen.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  6. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Aqoon waxaa jirta miro dhasha & mid madhasha. *Tan Madhashada waa tan C/Weli Gaas & Xasan sheekh Maxamuud. *Aragtidayda 2baduba waxay Somalia u joogaan inay hantida Dadweynaha dhacaan. *Gas wuxuu rabaa inu XAALUFIYO qasnada ummadda Puntland dabadeedna ku noqdo Maraynkanka HALKAANA cimrigiisa ku dhammaysto. *Xasan Sheekh Maxamuud isagu maba qarsado boobka hantida Somaliyeed oo waxaa la soo sawira saro dhaadheer uu ku leeyahay Somalia & dibaddaba. *Caqligiisu hadduu keenay inuu qabto shirar beeshiisa ah muxuu u sheegi? away Somalidi kale? XISBI aan wax ku dhacaan suubsade I taageera?. *Qaladka ugu weyn uu gelaa WAA habacsanaanta Mudulloodu arkee maba garan inay tahahay beesha HAYYINKA AH oo Somalia isku haysa. Ciddi doontaba haygala doodo anaa caddaymo siine. *Waa yaabe WAA kan xoolo uruusi ku jire MA sahay uu Aaqiro u qaadanba MISE wuxuu rabaa inuu ubadkiisa ku fasahaadsho?. *Xasanow haddaad iska dhaadhicisay inaad xariif tahay ogoow inay 2ba kala yihiin Furbizia & Inteligenza. *Adeer caga dhigo NIN KASTOO SALLAAN DHEER U KACA SIIBASHA XIGIYE hana ku hammin inaad mar 2baad Madaxweyne noqoto oo waxaan weli bogsoon dhaawacii aad ummada Somali u geysate; Ka ganacsi gabdho Somali, Qaybinti Gobolka Galgaduud, Dayrinti Khaatumo State of Somalia & Kuwo kaloo badan. *Waa taariikh qoran. WBT

  7. Land of Punt says:

    Ahmed Somali
    Adeer waa ku salaamay.
    Rag badan oo qalinka umadda ku dhaca oo marka la doorto shaqadooda ugu muhiimsam tahay siday joobkooda u buuxsan lahaayen.
    Tuug waa buuxan,nina wax kuma hubo dhacay älaakiin..shaki waa jiraa.
    Jimce wanaagsan

  8. Land of Punt says:

    Maasha allah dhalinyarada reer Buuhoogle.
    Ciid iyo Hawd waa dhulka ugu saxo fiican.
    Harti heshiiya oo weliba Dhuloos dhexdiina.
    Dhalinyaradaas nabad, shaqo iyo in reer dhistaan u baahan yihiin uma baahna dagaal in la geliyo.
    Vivo reer Buuhoodle oo weli calankii Bluele ku labisan.
    Camey shaqo fiican hayaa.




Daawo: C.wali Gaas oo kulan la qaatay Golaha deegaanka Boosaso (Muuqaal)
- Sep 24, 2018
Boosaaso ( Kalshaale)  Madaxwyanaha Puntland C.wali Gaas ayaa kulan la qaatay xubnaha cusub ee ...
Askar ka tirsan Puntland oo Bosaso lagu dilay, Warar dheeraad kasoo baxaya
- Sep 24, 2018
Boosaso ( Kalshaale ) Magaalada Bosaso ayaa la sheegayaa in lagu dilay labo askeri, ...
Daawo Video: Eng. Yariisow “Waxa Jira XILDHIBAANO doonaya inay la baxaan kuwii Axmed dawlo Muqdisho ku gubay
- Sep 24, 2018
Muqdisho ( Kalshaale)  Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar cismaan Yariisow ayaa Maanta waxa uu ...
Muuqaal: Cabdi Shire “Waan ka seexan Waayey Ninkii la gubay, Waa in AROOS Qaran loo sameeyo Wiilka iyo Gabadha’
- Sep 24, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac oo kamid ah Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ...
MUUQAAL: Xildhibaan Aamina ” Waa in maxkamad lasoo taago dadkii Dilay ee ku gubay Axmed Dowlo Xamar (Video)
- Sep 24, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Xildh Aamina " Waa in maxkamad lasoo taago dadkii ka danbeeyay ...