Daawo: Amiin Caamir oo Sawir kusoo Koobay Qorshaha madaxda maamulada

London ( Kalshaale ) Hogaamiyeyaasha maamulada Koonfurta Soomaalida ( Jubaland,  Galmudug, Puntland, Hirshabeelle iyo Koonfur-Galbeed) ayaa dhowaan shir ay ku yeesheen magaalada Kismaayo waxay ku shegeen inay Hakiyeen Wada shaqayntii kala dhaxaysay Dawladda Soomaaliya.

Waxaana isku soo aaday Culaysyo dhammaantood kasoo Food-saaray dhinaca Doorashada iyo Qaar ay  Dano kale ugu Lammaanyihiin.

Hadaba Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa Sawir Cajiib ah kusoo Koobay Qorsheyaasha kala duwan ee Hogaanka maamuladii ku shiray Kismaayo.

Madaxwaynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo Shacabkii uu madaxwaynaha u ahaa ay dhowaan bilaabeen inay la dagaalamaan Al-shabaab, ayaa sawirka lagu muujiyey in Qorshihiisu yahay ( Qadhaab / Wax cunis ) “Dhismaha Jidka Xamar iyo Jowhar waan Hakiyey, waa ka Qaraabanaa “.

Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo lagu eedeeyo maamulkiisa inaanu Kismaayo dhaafin, Dhuxushana uu dhoofiyo ayaa Sawirka lagu muujiyey “Shaqada Dhuxusha iyo Shabaab Muran ha iga Gelin “.

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaalle Xaaf ayaa Qorshihiisu yahay inuu Wakhtiga Kororsado ” Afar-sano oo Kororsi ah , Muran ha iga gelin “.

Madaxwyanaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan  oo Doorasho kusoo Wajahan tahay  ayaan Marnaba diyaar u ahayn in laga guulaysto ” Doorasho Xalaal ah , Iska Iloow “.

Madaxwaynaha Puntland C.wali Gaas  oo Afar Bilood uga hadhsan tahay Xilkiisa , ayaa Qorshaynaya inuu Doorasho kale kusoo baxo “Waa inoo Shaqqo Joojin, waa inoo Isbaaro, waa inoo Fowdo “.

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (11)

  1. Maxamud says:

    Amiin caamirow war qaboobidaa waxdheef dad waa wareeriyee

  2. NuurkaNederland says:

    KKKKKKKK.
    WAR RAGAANI WAA RAG USOO SHAQO TEGEY SHACABKA SOMALIYED EE DHIBAN.
    WAA WADA DAMBIILE(CRIMINAL).
    HA ILAAWIN DIGNIINTAAN:-
    IS ISIS GOOD FOR THE JEWISH.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ISIS LEADER ABUBAKR ALBAGHDADI EX NAME ELLIOTE SHIMON 100% HE WAS MOSSAD AGENT ISN’T MOSLIMS SURE.
    ISIS WORK=GREATER ISRAELI PROJECT & PLANS.

  3. Dabshid says:

    Kkkkkkk

    Aniga iyo saaxiibkey @ somalijecel ayaa horey u sheegnay aqliga iyo maskaxda reer Bari ma dhaafsana “” CADYAHOW KU CUNEY ama ku ciideeyey””

    Waliba markey arkaan nin Reer Diini ah oo ama Madaxweyne ah ama Rasalwasaare ah, isma oga oo Fooxa mingisku kala og maleh.
    Maseyr maaro maleh.

    -Anigu awalba ma sugeyn midnimo Soomaaliyeed ilaa North Soomaaliya soo laabaneyso. Garab Sagaaro iguma filna.
    Koofur iyo Waqooyi waa Sagaaro aan kala qeybsamin.

    – No More kursi maslaxo.

  4. Dabshid says:

    Waare miyaa jidka Xamar iyo Jowhar hor istaagikaro taas waad la kuftey Aamirow ee waxaad dhahdaa – nin aan ogeyn wuxuu rabo.

  5. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    MAXAAD KA TAWAAN ISKUULKA LA DHAHO ABAARSO SCHOOL – SECONDARY, INTERMEDIATE AND PRIMARY SCHOOL…..

    ABAARSO SCHOOL wuxuu ku yaal meel u jidha 18km dhinaca waqooyee ee HARGEYSA.

    ABAARSO SCHOOL waa isku dhex yaal (Hablo iyo wiilalba), lagu yidhaahdo afka qalaad — CO-EDUCTION. Skuulko waa BOARDING. Waa la seexdaa oo maalinta jimcaha ayaa banaanka loo bixi karaa. Guryaha wiilasha iyo gabadhaha garabka ayee isku hayaan. Ilaaliyaal kala ilaaliya wiilasha iyo gabdhaha lagama yaqaan.

    Skuulka waxaa dhigtaa 230 Arday. 60% waa gabdho. Halka wiilasho yiheen 40%.

    Tayada tacliinta aad baa loo amaanay. Hase yeeshee, waxaa ku dhex jidha, wax yaabo aan la qaadan karin oo dhaqankeena iyo diinteena ka soo hor-jeeda.

    Macalimiinta wax ka dhiga waxaa weeye 39. 30 Waa ajnibi. 25 waa rag. halka 5 ay tahay naago.

    Skuulka yaa maalgeliya?

    Waxaa maalgeliyaa, rag uu ugu horeeyo ANDERSON COOPER oo ah khaniis caalamiya oo la qabo. Waxaa qaba oo naag u yahay Raisulwasaaraha LUXUMBURG.

    ANDERSON COOPER waxaa soo furay ilaa 5 nin oo ninka hadda qaba ka horeeyey.

    Waxaa xaqiiqo ah in Mr. ANDERSON COOPER uu booqday muddo 4 jeer ka badan. Waliba waxaa uu lacag ka soo uruuriyaa HAY’ADO Masiixi ah ama jaamacado.

    Sida la ii xaqiijiyey macalimiinta wax ka dhiga rag dhamaantood waa KHANIISIIN. Naagahuna waa LESBIANS. Waa naagaha is-qaba.

    Waxaa kale oo la ii sheegay, sanad walba hablaha waxaa ku uuroobaa ilaa 10 gabdhood, hadaysanba ka badnayn.

    Inta badan, wiilasha waxaa la badhaa sida loo waso ragga, ama sida iyaga loo wasi lahaa.

    LA YAAB……

    Anigu lama yaabin ninkaas COOPER waxaa uu ka sameenayaa HARGEYSA..

    Waxaan aad ula yaabay nimankaan culumada, wax-garadka ISAAQ isku sheegayaa.

    Sidee ugu ogolaadeen in caruurtooda lagu fasahaadiyo iyaga oo u jeeda.

    SHUYUUKHDA oo ay ka mid yiheen:

    ++ SHEEKH DIRIR
    ++ SHEEKH MUSTAFA
    ++ SHEEKH BURCAAWE
    ++ SHEEKH BERBERAAWE

    oo har iyo habeen taagan Televishyada oo dad wacdiyaha.

    Halka caruurtoodii oo diinta Islaamka lagu barbaarin lahaa ay gaalo ku gaalaysnayso meel u jidha 18KM.

    Marka, waxaa iska cad, shiyuukhdaase in ay diinta ku qaraabtaan oo aysan diyaar u ahayn in ay u hiiliyaan.

    IIDOOR WAGASHLEE, diin la’aanta soomaali waa ku tiqeeen.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  6. xassan yare says:

    mooryaan dabshid calaacal reer diini iyo reer bari waa dadwada dhashay fudeedkaas aadla dhex carareesid maqabaan waqtigii mooryaanta waa uudhamaaday iska samir

  7. Mr BaHaL says:

    Waar waxan waa iska dhaqan Daarood oo hunguri ku dagaalama e yaan lagu daalin.
    Wallaahi inta aan Daarood meel la saarin in aanay Somaliya hagaagidoonin.

    Taasi ku soo toosa oo ku seexda.

    Waayo?
    Bal dib u raaca ilaa inta la raadinayay xornimada iyo intii xorta la ahaa.

    Wax la cuno oo kaliya ayay raadinayaan,oo aan la shaqaysan/

    Maad aragtay Daarood Beero qodanaya?

    Maad aragtahay Daarood magaalooyin dhisanle?

    Ma jirto.

    Waa dugaag ku nool dhiiga Samaale.

    Dalmida

  8. BARAWANI KING says:

    MR. BAHAL.

    War soomaalida aad ka hadleeyso yaa waayee??

    Ma somaali baa jidha, aan ka ahayn DAAROOD ISMAACIIL JABARTE.

    Ma HAAWEYDA HAWIYE mase IIDOOR WAGASHLEE, baa soomaali ah.

    Mase SAMAROON baa ka soomaalaysinimaysan DAAROOD ISMAACIIL???

    Waryaadihee, ma anaa waalan, mase meel kale baa looga heesaya MR. BAHAL…

    MR. BAHAL, bax waryaa, SAMAROON afka ha noo gelineeee…

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  9. xassan yare says:

    DAWLAD WAA LOO WADA BAAHAN YAHAY, HAYEESHEE WAA LOO SII KALA BAAHI BADAN YAHAY.
    MAJEERTEEN ama daarood ismaaciil WAA DAWLAD KU NOOL.
    Mooryaanta HAWIYE IYO XERToodana Sida bay ugu badisaa, .

  10. Mr BaHaL says:

    Barawaani

    Ma rabin inaan ka hadlayo waxyaabaha qaarkood,laakiin maanta runta ayaan farta kaa saarayaa.

    Jabarti waa dadka la yaso ee ku nool Areteeriya,waxaana loo yasaa inay Amxaarka la shaqaystaan oo diidan midnimada wadanka Areteeriya.Yemanta Jabartiga waa dadka Adoomadaha ee xoolaha ka qala Yeman ee loo yawqaan Midgaha.

    Edaab yeelo oo meel fadhiiso.

    Dalmida

  11. Land of Punt says:

    MR Bahal
    Kkkkkkkkk
    3 sano ka hor ayaa soo qortay Jaberti waa ninka Yementa ariga u qala oo musqulaha u dhaqa. Taas ma ilowday?
    Daanyeer.
    Horta waxaas war kama hayo xitaa in same Jaberti laga hadlayo laakin Somalia waxaan ogahay in Darood Ismacil Jeberti ka atoire yahay weligiisna ka ahsaa ilaa maanta la joogo.
    From Kismaayo to Gaarisa to Jigjiga to Laasqoray to Raas Gardafui to Garacad.
    Dal Somalia maxaa haray?
    Daanyeer.
    Kute ugaarssato ma raga doonyahoodu 16 centuary Hindiga uga ganacsan jorden Sanzibariyin Habargirta ku muslimiyey.kkkkkk.
    Niic waa dayn weysay hadda ayaa taariiqda ku barin!
    To be continue……




Daawo: C.wali Gaas oo kulan la qaatay Golaha deegaanka Boosaso (Muuqaal)
- Sep 24, 2018
Boosaaso ( Kalshaale)  Madaxwyanaha Puntland C.wali Gaas ayaa kulan la qaatay xubnaha cusub ee ...
Askar ka tirsan Puntland oo Bosaso lagu dilay, Warar dheeraad kasoo baxaya
- Sep 24, 2018
Boosaso ( Kalshaale ) Magaalada Bosaso ayaa la sheegayaa in lagu dilay labo askeri, ...
Daawo Video: Eng. Yariisow “Waxa Jira XILDHIBAANO doonaya inay la baxaan kuwii Axmed dawlo Muqdisho ku gubay
- Sep 24, 2018
Muqdisho ( Kalshaale)  Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar cismaan Yariisow ayaa Maanta waxa uu ...
Muuqaal: Cabdi Shire “Waan ka seexan Waayey Ninkii la gubay, Waa in AROOS Qaran loo sameeyo Wiilka iyo Gabadha’
- Sep 24, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac oo kamid ah Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ...
MUUQAAL: Xildhibaan Aamina ” Waa in maxkamad lasoo taago dadkii Dilay ee ku gubay Axmed Dowlo Xamar (Video)
- Sep 24, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Xildh Aamina " Waa in maxkamad lasoo taago dadkii ka danbeeyay ...