MUUQAAL: C.wali Gaas oo Khudbad Ka jeediyey Shir ka Furmay Garoowe

Garoowe ( Kalshaale ) Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Madaxwaynaha maamulka Puntland ayaa maanta furay Shirweynaha Hanaanka Dimuquraadiyadda, Maamul Wanaagga iyo Horumarinta ka qayb galka Bulshada ee go’aamada Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gaas ayaa xusay in Soomaaliya ay ka jirtey dimuquraadiyadd dhabba 1960 -1969 , Madaxweyanaha ayaa sheegay in haddii xiligaa Soomaaliya sidaa ku socon lahayd ay gaadhi lahayd horumar dhan walba ah, waxaana uu Madaxweynuhu shacabka Soomaaliyeed ku booriyey inay ka shaqeeyaan sidii ay wax uga qaban lahaayeen dimuquraadiyadda.

Cabdiweli Gaas ayaa tilmaamay in Soomaaliya meesha keliya ay ee doorasho hal qof iyo hal cod ahi ay ka dhici karto tahay Puntland, Waxaana uu u sababeeyey Madaxweynuhu in Puntland ay nabad tahay, isla markaana ugu baaqay cid walba oo danaynaysa in Soomaaliya ka dhacdo doorashadaasi ay yimaadaan Puntland si ay tusaale fiican iyo bilaw wanaagsan u qaataan.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (8)

  1. Kalahage says:

    Wakhtigii waxaa la gaadhay soomaali oo dhan la midayn lahaa adiguna waxaad ka hadlaysaa qayb yar oo soomaaliya ka mid ah.

    Geeska afrika oo dhan baa la rabaa in nabad lagu soo dabaalo Marka dhowna waxaad maqli doontaan hargaysa oo qaadaysa soomaaliyey toosoo…toosoo isku tiirsadayeeey.

    Madaxweyne farmaajona wuxuu ballan qaaday inuu uga tanaasuli doono kursiga wax kasta oo lagu helayo midnimo soomaaliyeed.

    Marka waxaa ii muuqda soomaaliya oo geeska afrika ka muuqata iyo caalamka mudo yar.

    Qofkii qabqable dagaal isu badalaya isaga ayey u taallaa.

    Cid kastaay naftaada u tur.

    Ha yaabina!!!!’

  2. Cadaado says:

    Daanyeer calool buuran Cabdiwali g
    Gas. Gaalka shahaadada jaamacada siiyay, iyo isagaba waa labba nijaas oo daanyeero ah. I feel so fucking bar, and so sorry, the students that this mother fucker stood in front of them, and the fucking tax payers money that paid for not only his schooling, but also his salary. Mother fucker.

    Sida uu walaalkeen Kalahage sheegay, Afrikadda Barri, sida Ethopia, iyo Ereteria, iyo dalal badan ayaa rabba in eey isku darsamaan, amaba midoobaan ugu yaraan xagga ganacsiga, iyo dhaqdhaqaaqa badeecadaha iyo dadka, iyo adeega. Isagana, calool weeyne daanyeer Cabdiwali Gaas, waxuu rabaa, in maantay oo 2018 ah, in uu ka shaqeeysiiyo dhaqan Majeerten iyo wax hooyadood wasooyin dad ah eey ku dhaqmaan.

    Waxaa daanyeero kasii liita ah, Mr. Xaaf, waan qaraab tagnay, iyo nijaasta kale oo eey Majeerteenka ka caqli badiyaan. Nijaas daanyeero ah.
    Dalmida
    God bless Somalia

  3. Garqaad says:

    Aqooneey xaal qaado. Hal qof iyo cod. Qofkii rabo majeerteen ha soo booqdo. Si. Ay tusaale ugu qataan. Kudayo pudland kudayo.

    Waxaan joogay pudland berigii sanduuqdii faroole qardho ciida lagula shubaayay.

    Miskiin orod iska aad maamulkaaga galmudug. Adiga iyo xaaf isku mid ayaad tihiin.

  4. Jabhad says:

    Madaxwanaha ka xishooda waxaa dortay dadka rer

    Puntland galkalyo ilaa bargal oo nabad ah ninka

    Xukuma wuxuu mudan yahay in loo duceeyo

  5. Dabshid says:

    Inkastoo Shahaadooyin badan bug yahiin, hadana aqoontu qaxey rabtaa aqli iyo daacadnimo. Aqoon dabo dhilifnimo iyo hunguri isku darsatey miyaad ka sugeysan inuu dhan u qumo.

    – Hal arin oo uu horumariyey Governor Gaas intuu joogey Puntland waxaa waa NAFTIISA OO UU NAAXIYEY.

  6. somalijecel says:

    ACWW:Somaalaay maxaad sheegteen?
    Ninkani waa isugu toosan tahay reerkiisa ayuu gaardisiinayaa
    @JABHAD waa runtaa nin somali xukumay waa nin waraabe xukumay saa baaraabe ma rabaysmo maxaase lagu diiday Farmajo iyo kuwa la midka ah iyana in loo duceeyo ee loo habaarayaa kkkk?

    @Garaad aqaantu waa xirfad la barto laguna shaqayso,ha jirto in garaadka qofka ay waasicin karto balse dadka qaar wey uga dartaa oo takabur iyo kibir bay galisaa markaa ayuu sidi qof waalan u dhaqmaa.
    Anigu Somalida aad baan ula yabaa waxaad maqlaysaa Pro,Dr,Sheekh etc kuwaasi waxaa ay u haystaan kuwo wax badan dhaama.
    2002 kii intaanan soo galin UK ayaa waxaa yimid Kismaayo AU Pro Maxamed Adan Sheik gar ayaa loo geeyay niman celi marexan(jifadiisa)aqoon ayaa la badaayay in uu ku kala saaro ceeb ayaa ka dhacday oday reer baadiye ah oo dhaqan somaliga yaqaan ayaa 30min ku kala saaray.
    Inta Pro,Dir,Sheikh dalkaan u gaysteen walaahi kuwa aan aqoonta lahayn uma aysan gaysan bal fiiri Pro Gandi Pro GAS dal dawaladi ka jirto ayay iyagoon madaxweynihii la tashan ciidan Kenya soo galiyeen Sheikh hebel carab lacag ka soo qaato dadkii iyo dalkii baabi,iyay.Pro AU Maygaag waxaa uu sheegay in uu ka mid ahaa dadkii hab qabaail ah wax uga sameeyay SNM you count them waa daalee Pro Samataro mar walba waa critic ma arkin labadaa nin oo maalinna positive ah
    Iskuma xirna aqoonta qofka iyo caqligiisa caqliga waa deeq illahay bixiyo waligiin yaan la idinku sirin Pro Dr etc

  7. Land of Punt says:

    Qofka marka qabiil indha tiro xitaa mala analyze.
    Gaas eray been ma sheegin, meel Puntland ahayn doorasho one man one kama dhici karto.
    Galmudug ka billow dhulka 50% Shabaab u talisa, ma Xaradheere, Ceeldheer, Ceelbuur etc miyey sanduuq geyn karaan, Dhuusamareeb in geyn karaan ayaa shaki iiga jiraa.
    Hiiraan ka daran, Jowhar ilaa Xamar Shabaab baa haysta, Jubbaland Madoobe xitaa Jilib ma tagi karo oo Kisnaayo u muuqata.
    South West shabeelaha hoose Shariif sakiin afka ka sheegta xitaa Afgooye iyo Qoryooley ma arag sidii loo doortay.
    Xamar madaxdoodii ayaa Ugandese xalane ku waardiyeeya ma goobo cod bixin furi karaan, sow Shabaab qarxin mayaan.
    Waan ognahay dooro 2020 in been gaalada lacag looga cuno tahay oo wadankaan 2 sano doorasho adag tahay.
    Puntland runtii waa ka dhici xitaa maanta la joogo oo waa rag ka adag amnigooda.
    Sida caruurta in been la idinku seexiyo ayaa rabtaan marka run maqashaan oohin.
    Kkkkkkkkkk
    Weligiin been ku noolaada, Tukulush miyaa in soo carfo laga sugaayey.

  8. Land of Punt says:

    Mideeda ninkaan dadkii doortay ayaa ku jecel warkiisa dhageysanaya ee idinka maxaa dhiiga idinku kariyey?
    Nin gobolada xukumo ku dhex lugaynaya oo jidad iyo airports dhisanaya Gaas baa la hayaa! Nin shaqadiisa ka adag, inkasta oo bulsho loo talinkaro la isku dhaafay!
    Dalka hoos halaga soo dhiso, marka gobol walba nabad iyo kaladambayn ka jirto ayey dal noqon karaan.
    Reer Puntland dhinacoodii waa kasoo baxeen.
    Gobolada qasan halagu mashuulo.
    Dabaalo




Daawo: Maxaa dhexmaray Madaxwayne Mustafe Cagjar iyo Waxgaradkii Beesha Dhulbahante ee JIG-JIGA Soo Gaadhay
- Nov 16, 2018
Jigjiga  ( Kalshaale ) Madaxweynaha deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa magaalada Jigjiga kusoo dhoweeyay ...
Jen. Indho-cadde oo ka hadlay halka ay Shabaab ka helaan Dharka Ciidamada Dawladda iyo Hubka
- Nov 16, 2018
Muqdisho  ( Kalshaale) Gen Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-cadde oo kamid ah saraakiisha ciidamada dowladda, ...
Galmudug : Wararkii ugu dambeeyay dagaal ay ciidamada DF ka gaadheen guulo oo dhacay
- Nov 16, 2018
Laascaanod ( Kalshaale) Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo ...
MUUQAAL: Gabadh uu dhalay Wariye Soomaaliyeed oo Caan ah oo Shaqo ka Heshay Xafiiska Duqa London (Daawo)
- Nov 16, 2018
London ( Kalshaale ) Xafsa Cabdixaafid Maxamuud oo ah Gabadh Soomaaliyeed oo 17-jir ah ...
MUUQAAL: Qaramadda Midoobay oo War kasoo saartay [Saldhiga Berbera] Iyo Xiisada Puntland iyo Soomaliland
- Nov 16, 2018
Laascaanod ( Kalshaale ) Warbixintii ay sii deysay kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunaqabateynta ...