Duufaano halis ah oo kusoo Wajahan Mareykanka iyo Warar kasoo baxaya

London ( Kalshaale) Saraakiisha xaaladda deg degga ah ee gobolka North Carolina ee dalka Mareykanka ayaa dadka uga degaya inay soo geba gebeeyaan diyaargarowgooda duufaanta Florence ka hor inta aysan la iman roobab xooggan iyo dabeylo nolosha halis gelinaya.

Duufaanta Florence ayaa dhowr maalmood waxay ay tahay cabirka halista ah ee 4 ayada oo wadata dabeylo sacaaddii jaraya 220 KM, waxayna kusoo siqeysaa xeebta bari ee Mareykanka.

Dadka cimilada saadaaliya ayaan fileyn inay wax iska beddelaan heerka awoodeed ee duufaanta ka hor inta aysan khamiista ama jimcaha ku dhufan xudduudka ay wadaagaan gobollada North Carolina iyo South Carolina.

Waxaa sidoo kale jira walaac ku saabsan in marka duufaanta timaado xeebaha ay dhaliso roobab fatahaad ka dhalin kara qeybo ka mid ah gobollada North Carolina, South Carolina iyo Virginia.

Xarunta Duufaanta Qaranka ee Mareykanka ayaa fileysa in duufaanta Florence ay keento dhibco roobaab dhan 40 illaa 60 Cm, meelaha qaarna gaari kara 90 cm.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (0)




SHORT FILM: ZAKI , BISHAARO

Riix Sanadguurada Khaatumo

QISADA KINSI EE MARAYKANKA

Riix Sanadguurada Khaatumo
Madaxwayne Farmaajo oo Muqdisho Kusoo Wajahan iyo Kulankii La Filayey ee Muuse Biixi oo Meesha ka baxay
- Feb 20, 2019
Jabuuti ( Kalshaale )  Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ...
Muuqaal: Faarax Macalim oo ka Qayb galay dood uu TV-ga Kenya uga hadlay Xiisada Somalia iyo Kenya (Daawo)
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamanka dalka Kenya, Faarax Macallin ...
Daawo: Faratoon oo ka hadlay Safarka Muuse Biixi ku aaday dalka Itoobiya
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Sidii aanu Horay u baahinay Waxaa maanta magaalada hargeisa ka ...
Muuse Biixi oo Hargeisa ka dhoofay iyo Kulamada la Filayo ee Addis-Ababa
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa ...
Wargeysyada dalka Kenya oo weeraray dowladooda, Kana Faalooday Xiisada Soomaaliya
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Qormooyin isdaba joog ah ayay wargeysyada gudaha ka qoreen khilaafka ...