Cusbitaalka Kalkaal ee Buuhoodle oo ka Fuliyey Buuhoodle Olole Qalliimo Indho Fiiqis Lacag la’aan ah (Sawiro+VIDEO)

Cusbitaalka Kalkaal ee Buuhoodle oo Fuliyey
Cusbitaalka Kalkaal ee ku yaalla magaalada Buuhoodle ayaa wada todobaadkan
olole Adeegyada Caafimaad oo dhanka Indhi-Fiiqis Lacag La’aan ah kuwaa oo ay ka faa’idaysnayaan in ka badan 100 qof .
Ololalahan ayaa isugu jira Daawayn , Baadhitaano dhanka Indhaha iyo Qalliimo , Waxaana loo samayanayaa dadka
waawayn, Bahda Cusbitaalka Kalkaal ee Buuhoodle ayaa warbaahinta u sheegay in Ololahan oo sanad waliba ay qabtaan 
uu yahay lacag la’aan , Waxaaana ay sheegeen in dadka waawayn iyo qaybo ka mida Caruurta u baahan adeegyadan
ay u samaynayaan Qallimada i lacag la’aan ah .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Waxaana Kharashaadka Qalliimadan bixiyey Hay’adda Samfalka ee (احيا اتراث الاسلام) ee Wadanka Kuwiat , Waxaana
fulinaya Cusbitaalka Kalkaal , iyadoo kormeerka shaqona ay leedahay Mu’assasada Al-Saxaaba.

Dhinaca kale , Waxaa iyana halkaasi ka mahad celiyey dadkii ka faa’daisyatay Mashruucan iyago sheegay in uu wax u tarayo
adeegyadan , isla markaana sanad waliba ay ugu xisaabtamaan Cusbitaalka .

Sidoo kale , Dadka ku dhaqan magaalada Buuhoodle ayaan horey u helin adeegyo noocan oo kale Sidoo kale ,
Waxaana sanadihii u danbeeyey ay ka faa’iidaysan jireen Adeegyada Caafimaad ee uu sameeyo Cusbitaalka Kalkaal ee Buuhoodle .\

 

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (3)

  1. mohamed abdi jama says:

    Aad iyo aad baan idiinku faraxsanahay run ahaana waad u qalantaan in laydinku farxo iyo in laydin hanbalyeeyo gobolada kalana haydinku daydeen abtiyaal dhagax halkuu ilaah ku abuuruu yaal waxaan uga jeedaa waynu is nahay qalad badanoo jirayna waa laydiin qiran iyo waliba xaal yaan laysku keen dirin

  2. Drwsh says:

    waxaan mahad balaadhan u celinayaa cidkasta oo kaqab qadatay waxaan leyahay deganada kalana halageeyo ee khatumo stat of Somaliya

  3. mohamed abdi jama says:

    Buubaa isagaa dulmanoo loo doodayaaye bal muxuu xamar ka doonayaa qofku markuu aaminiwaayo xerediiqa waa buubaayoo kale




SHORT FILM: ZAKI , BISHAARO

Riix Sanadguurada Khaatumo

QISADA KINSI EE MARAYKANKA

Riix Sanadguurada Khaatumo
Madaxwayne Farmaajo oo Muqdisho Kusoo Wajahan iyo Kulankii La Filayey ee Muuse Biixi oo Meesha ka baxay
- Feb 20, 2019
Jabuuti ( Kalshaale )  Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ...
Muuqaal: Faarax Macalim oo ka Qayb galay dood uu TV-ga Kenya uga hadlay Xiisada Somalia iyo Kenya (Daawo)
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamanka dalka Kenya, Faarax Macallin ...
Daawo: Faratoon oo ka hadlay Safarka Muuse Biixi ku aaday dalka Itoobiya
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Sidii aanu Horay u baahinay Waxaa maanta magaalada hargeisa ka ...
Muuse Biixi oo Hargeisa ka dhoofay iyo Kulamada la Filayo ee Addis-Ababa
- Feb 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa ...
Wargeysyada dalka Kenya oo weeraray dowladooda, Kana Faalooday Xiisada Soomaaliya
- Feb 20, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Qormooyin isdaba joog ah ayay wargeysyada gudaha ka qoreen khilaafka ...