Deg Deg : Madaxwaynaha Deegaanka Soomaalida oo Xilalkii u horeeyey Magacaabay (Muuqaal)

Madaxweynaha deegaanka soomaalida Mustafe Cumar ayaa Sameeyey Xil ka qaadis iyo magacaabis xubno kamid ah xukuumaddiisa iyo taliyeyaasha ciidamada dawlad deegaanka Soomaalida

 

1- Mudane Khadar Jigre( Wasiirka Madaxtooyada)

2- Mudane Garaad Cumar Dool Xirsi (Maayorka Magaalada Jigjiga)

3- Maxamed Cabdi Mawsar (Taliyaha guud ee ciidamada Liyuu booliska)

4- Korneyl Cabdikariin ( kuxigeenka ciidamada Liyuu booliska)

5- Korneyl Sheekh Mukhtaar (Madaxa Sirdoonka)

6- Korneyl Cabdikariin Muuse Qalbi-dhagax (Taliyaha ciidamada Asluubta)

7- General Maxamed yare ( komishinerka komishinka booliska)

8- Maxamed Cabdi Guray (Kuxigeenka Komishinka.)

 

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 

 


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (12)

  1. Kalahage says:

    Ma anaa mooday mise qalbi dhagax baa ku jira.soo hoobo!

  2. Land of Punt says:

    Qalbi Dhagax taliyaha Xabsiyada aka Asluubta..kkkkkkkk
    Kala aarsada Maryooley, kuwii xaabsiga kugu dhibsay ka aarso..
    Males dsdkiisa Abiy Ahmed ma taaban karo, Somalia madaxa ka farsan.
    Inatt Iley 6 Somali la xiran.
    Weli hal Oromo maloo xiray Somali?
    Kabaqaad Tigrey baxay,kabaqaad Oromo yimid..
    Maalinta madaxa Oromo dambi Somali ka galen loosoo xiro, ayaa kuwaan Cagjar wato warkooda i gelin.
    🙄

  3. Kalahage says:

    Sheekadii 1994 baan soo xusuustay barwaaqo ayaa la gali, bal waxaan sugaynaa dhowr bilood.

  4. Kalahage says:

    Maamulka baho xabasho ee hargaysa labadii nin ee wasiirada ahaa ee ka soo cararay cadowga itoobiya wey dhiibeen.

    Inkaari idinku dhacday yaa soomaali dayacan ka faaiidaystay.

  5. C/Raxmaan says:

    Asc . Xoriyadda Soomaaligalbeed wax ka yar laguma qancikara . CagJarku maxuu soo kordhin hadaanba laga xoroobeynin GUMEYSTAHA MADOOW.

    QIFKII YIRI : CagJar waa kii 11’aad oo Lagu tuuridoono xabsiga Adis , wuu asiibay hadalka .

  6. Maxamud says:

    Lop sxb sln sare waan kufahmi karaa inaad unaxeysid somalida lkn mid ogow inta qowmiyadood ee jirta qowmiyada kaliya ee mamulkoodu dadkooda gumaday waa somali kuwa hada qabtay maamulkana waa somali somalidii xorta aheed ayaa dhufeys isugu jirta.Arxanla aantu waa dhaqankeena waxaa su aal ah marka waxa aan laqnay ee nagumaqan oo noo diidan dhaqanka bani aadamku kudhaqmo?

  7. Dabshid says:

    Waa run oo xoriyo wax ka yar/hooseeyo laguma qancikaro, laakiin adoon xoriyo haysan ninkii Xaniiyo siib iyo Sharaf dhac kuugu darey iyo ninkii ku dhahey shantaada salaad iska Tuko beerahaadana falo waa kala walaal iyo kala Dadnimo.

    — Guul Qalbi-Dhagax

  8. Jabhad says:

    Waa soo dhowaynayna isbedelka ku yimi somali

    Galbeed war wixii waxaa wada qatay darod siiba

    Absame ee bal dirtii qaylinaysay wax u tuura lool

  9. Garqaad says:

    Sorry xiligaan lama joogo xiligii qalbi dhagax isku ceebeyn lahaa is qabqabsiga Somalida aan xurta aheyn. Dhexdeeda.

    Anigu kuleey qalbi dhagax lamaan jecladeen xiligaan in aan ku dhex arko isagoo gumeystaha madoow hoos joogo.

    War ninka waxaan u dooran lahaa villa xamar waa maxaay taliye aslubeed iyo itoobiya. Dhexdeeda.

    Haduu xilkaas qaato sharaf badan oo loo haayay wey dhiman doontaa.

    Mr bahal ayaan ka qoray dagaalka Somalida ma dhaafsano qabyaalad iyo hunguri.

    Dad mida. dal mida.

  10. Garqaad says:

    Jabhad
    Adigana qabyaalad ayaa indhaha ku caseysay. Absame ayaa loo dhiibay abooto calaseey ayaa halkaas ka heestay. War absamuhu wuxuu laandheere yahay marka wax la cuni tago. Miyaadan arag meydka maanta jigjigo la geeyay absame hadeey laandheere yihiin xiligaas oo kale ayaa loo baahan yahay in ay dadka ay laandheeraha u yihiin xabadka u gaarcdaaan.

    Waad faraxsan tahay marka la qadiyo beelaha kale ee somaliyeed.

    Absame qof aan ahayn kursiga sare ma qaban karo. Absame qof aan ahayn ma talin karo. Oo hadalkaaas yuu ula jeeda ma amxaarada Maya. Ee qof kale oo somali ah oo isaga la degan ayuu ula jedaa waaba raaxeysanayaa.

  11. sOmalilander says:

    Soomali maryoolay..halkana maysku cunaysaa?! Kkkkk HALAKALA BAXO HALAYS DABA GALO HALA DAWARSADO!!

    SOOMALI YAR YAR!!

  12. Mr BaHaL says:

    Somali Galbeed ma noqondoonto maqaaxi Absame.Taasi iga qora.

    Dalmida




Daawo: C.wali Gaas oo kulan la qaatay Golaha deegaanka Boosaso (Muuqaal)
- Sep 24, 2018
Boosaaso ( Kalshaale)  Madaxwyanaha Puntland C.wali Gaas ayaa kulan la qaatay xubnaha cusub ee ...
Askar ka tirsan Puntland oo Bosaso lagu dilay, Warar dheeraad kasoo baxaya
- Sep 24, 2018
Boosaso ( Kalshaale ) Magaalada Bosaso ayaa la sheegayaa in lagu dilay labo askeri, ...
Daawo Video: Eng. Yariisow “Waxa Jira XILDHIBAANO doonaya inay la baxaan kuwii Axmed dawlo Muqdisho ku gubay
- Sep 24, 2018
Muqdisho ( Kalshaale)  Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar cismaan Yariisow ayaa Maanta waxa uu ...
Muuqaal: Cabdi Shire “Waan ka seexan Waayey Ninkii la gubay, Waa in AROOS Qaran loo sameeyo Wiilka iyo Gabadha’
- Sep 24, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac oo kamid ah Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ...
MUUQAAL: Xildhibaan Aamina ” Waa in maxkamad lasoo taago dadkii Dilay ee ku gubay Axmed Dowlo Xamar (Video)
- Sep 24, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Xildh Aamina " Waa in maxkamad lasoo taago dadkii ka danbeeyay ...