Daawo Video: Jabhada ONLF oo go’aan ka Qaadatay dagaalkii ay kula Jirtay Dawladda Itoobiya Wakhtiga dheer

Nairobi ( Kalshaale ) Jabhadda ONLF ayaa magaalada Nairobi maanta kaga dhawaaqday xabbad-joojin hal dhinac, ka dib muddo tobanaan sano ah oo ay dagaal kaga soo hor jeedday dawladda Itoobiya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Qoraal ay soo saareen ayey ku sheegeen in xabbad joojinta oo dhaqan galaysa 12ka duhurnimo ee 12ka Agoosto ay salka ku hayso “baaqa nabadeed ee hogaamiyaha Itoobiya Abiy Axmed, iyo talaabooyinka ay xukuumaddu qaadday ee ay aasaaska ugu dhigayso wadahadallo nabadeed”.

“Waxaan u aragnaa in xabbad joojintu ay dadkeenna maslaxad u tahay”, sidaa waxaa yiri C/qaadir Xasan Hirmooge (Caddaani), afhayeenka ONLF, oo Warbaahinta la hadlay isagoo jooga Nairobi.

“Waxaan diyaar u nahay in maadaama dadkayagu ay muddo dheer dulmi tirsanayaan, in miis dushii lagu xalliyo dhibaatooyinka aan tirsanayno oo aaya ka talin ka mid tahay oo nabad gelyo ka mid tahay, oo xuquuqo badan oo kale ka mid yihiin” ayuu sii raaciyey Caddaani.

Wuxuu sheegay in arrinta xabbad joojinta halka dhinac ah ay isla soo qaadeen dawladda Itoobiya, Sidoo kale Itoobiya weli wax jawaab ah kama aysan bixinin baaqaas.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (23)

  1. Garqaad says:

    Xabad joojin ma xumee xageed ka ridaan xabada aad sheegeysaan.

  2. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEEKUM

    Warkaase waa been. Waxba kama jidhaan waayee.

    Inshallaaho, berri baad arki doontaan OGAADEEN oo dhan oo gacmaha is-haaysta oo isu tanaasulay, oo ay ku jirto ONL. (OGADEN NATIONAL LIBERATION).

    Shalay MOORIYAAN GALMUDUG, oo qabsaday dhalinyaro ONLF se ay uga iibsadaan ETHIOPIA, sidee ay waligeed yeeli jirtay IIDOOR WAGASHLEEE.

    Maantay OGADEEEN ilbax ay noqonayaan. Ani Ogaadeen ka hadli maayo, waxaan ka hadlayaa ABSAME, ABSAME, ABSAME. Waa OGAADEEN iyo wax ay lugaha ku qaataan.

    Ku aan ku arkaayey SOCIAL MEDIA oo leh sannadkaan 2018 waa doorkii DIR.

    War heedhee, DIR xagee joogtaa.

    DDSI waxeey ka kooban tahay 9 STATE ama GOBOL.

    6 Ogaadeen baa iska leh. Midna HARTI WEYNI baa iska leh. Midna waxaa wax ka degga CIISE.

    DIRTA la sheegayo, ma tuulooyinkaan beey sheegayaan:

    ++ XARSHIN
    ++ WAJAALE
    ++ GAASHAAMO
    ++ HARTI SHEEKH

    War waa tuulooyin cidla ah.

    Hadalkaas iga qodha maantay: WAXAAD ARKI DOONTAAN, DHAWAAN:

    ++ ABSAME oo loo shaqo taggo.
    ++ ABSAME oo ka gaadhaa gullo waa weyn xukunka ETHIOPIA.
    ++ DDSI (GOBOLKA OGAADEENYA) oo noqda Gobolka ugu wax soo saar badan dhamaan ETHIOPIA.
    ++ ABSAME oo siyaasada ETHIOPIA looga dabo fadhiisto.

    Ma iga rumaysanaysaan, haddi aan idin iraahdo, DR ABIY AXMED wuxuu baryayaa OGAADEEEN oo ku leeyahay waddanka dejiya, oo nabad ku soo dabaala.

    Waxaa markhaanti doonta ah, DR ABIY wuxuu u yeeray:

    ++ SHEEKH AXMED MADOOWBE
    ++ MR. BARRE DUCAALE (KENYA)

    Taase maxeey ku tusaysaa??

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  3. Aarka hargaysa says:

    Kkkkkkk xabada dadkiina iyo degaankiina ayaa ku baabi iseen hadaad kadayseen idinkay idiin taalaa miiska sofadhiista oo codkiinu waxa uu idiin Jaro arka dhul ogadeeniya layidhaa majiro reer ayaa jira ogaadeen layidhaa waxaad guul ugadhi waydeena waa sidaa

  4. Aarka hargaysa says:

    Barwani sheekadaasi mashaqayso adeer dee wakaase qabso dadka hadaad ubadantahay kkkkkkkkkkkkk waydhamaatay tigree jabarti iyo darood jabarti waxaa bilaabmay dir iyo oromo dhulkii wadigaa kaqaxay ee dhagaxbuur isku urursanaya waahalkii land of punt ee car dhagaxbuur iisoodhaaf kkkkkkk

  5. BARAWANI KING says:

    Aar Hargeysa:

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

    War heedhee, waxaan maqlay, IIDOORKII qaar baa noqday DAAROOD????

    ee maxaa ka jidha, warkaas??

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  6. BARAWANI KING says:

    Aar Hargeysa:

    Walaahi, waxaan dhigaysanaayey xalay odayaal ka hadlayaa Hargeysa oo leh, waxaanu ka baxaynaa SOOMAALILAND.

    SOOMALILAND weey burburtay, sidaa ula soco.

    CAARE iyo BAXAANI baa yaabay.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  7. BARAWANI KING says:

    Aar Hargeysa:

    Maantay DR ABIY baa wax baryaya oo leh waddanka ha la dejiyo.

    Waxaa hubaal ah, hadii ABSAME dagaal qaado, waxaa soo af-jarmayaa wax la yiraahdo ETHIOPIA.

    Waayo:

    ++ CANFAR meel ay ka daawanaysaa
    ++ XABASHI meel ay ka daawanayaan
    ++ TIGREEY meel ay ka daawanayaan

    Walaahi, maantay hadii ay ku dhawaaqaan waa goosanaynaa oo xabbado bilaabato, ETHIOPIA waa lagu kala tegayaa.

    Taas iga qor maantay.

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  8. Aarka hargaysa says:

    Barwani somaliland sowta caasimadaadii dulfadhida burburkaad shegaysaa xaguu joogaa kkkkk ogaadeen dhulkii waa kaguuray tegreegu dajiyay dhagaxbuur ayuu kunoqday sxb VOA dhagayso waar iskajooga ayaa lahayaa somali baad tihiine Ina iley na waxaa lasoo shegayaa inuu kubaday jawahari maxamad oo uu walacayo kkkkkkkkkkkkk viva oromo and dir

  9. Aarka hargaysa says:

    Kkkkkkkkkkkkk ogaadeen gabalkii ayaa udhacay tuloyin kodii ayay ku noqdeen casimadihii way kagureen jigjiga diridhaba kkkkkkkkkkkkk

  10. Aarka hargaysa says:

    Xisbiyo ayaa lafuranayaa waa la tartamayaa ninwalow taagtaa anaa badan iyo anaa laandheere ah markasaa lakala baxayaa ogaadeen geelu ha ucodeeyo wakaase

  11. Dabshid says:

    Aarka

    Ma waxaad leedahey wey dhamaatey anigaa aqaano sida Axmaarka loola shaaho

    Tiro-koobka waa kashifaade maad naga deysaan, oo dhulka dheer wax noogu cabirtaan.

  12. BARAWANI KING says:

    Aar Hargyesa:

    Carabta tiraahda: Yaa Humaydaan, yaa miidaan (يا حميدان يا ميدان).

    Af-soomali waxeey kuu tahay: WAR NINKII WAX ISKU HAYA, MIIDAANKA HA YIMAADO.

    Ninkii kula gartamayaa cod ABSAME, miidaanka ha iskeeno.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  13. Aarka hargaysa says:

    Dabshid sxb dhul waxba laguma cabiraayo cod ayaa larabaa hadii dhul wax laguqaybinayo dee geelu hacodeeyo dhulka gelaa daaqa ogaadeen laba magaalo ayuu tiro kuletahay dhagaxbuur iyo qabridahare haysdiwaan galiyaan kkkkkkkkk kkkkkkk xisbi ogadeeniya layidhaana hasamaystaan Hana latartamo wakhtigii tigree jabarti waa dhamaaday oromo waxay tidhi xisbiyo halafuro 40 kooda milyana badka kukeenayaan

  14. BARAWANI KING says:

    DABSHID:

    War heedhee, hawiye midka ayee cunaan. Shalay GALMUDUG waxeey qabatay 10 dhalinyaro ah oo ka tirsan ONLF, iyaga oo GALGADUUD ka gudbayaa.

    Dulaaleen, baa waxeey wacday ETHIOPIA, oo ku yiraahdeen JABHADII ONLF baanu ciidan ka qabanay ee kaalyaa naga kxaeeysta, xooga lacag ahna noo keena…

    Waxaa loogu jawaabay, ONLF waa laga saaray Liiskii Argagaxinimada, ee siidaaya dhalanyarada oo yaan tacdi lagu smaeeen…;;;;

    AF-GUBAADSE, ku lahaa DFS aan u dhiibnay.

    CEEBI TACAAAAAAAAAAAAAL

    MOORIYAAN HAWIYEE, MEEL KASTA ISBAARO LEE U TAAAAAAAAAL.

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  15. Aarka hargaysa says:

    Barwani waaba intaaba xisbi hafurteen oo hatartameen haday badanyihiin iyo hadikalaba

  16. Garqaad says:

    Wiil qardho.
    Malaha galmudug. Iyo pudland ayaad isku qaladay.

    War meesha laga dhihi jiray maaha somali ee wexey barteen afsomaliga wexey ahayd pudland.

    Qof walbo wuu ogyahay ogaadeenku in ay kasoo qixi jireen pudland ee isoo qixi jireen. Galmudug si aan tigreega looga iibin.

    Midda kale maxaa loo welweleyaa. Itoobiya hadeey jeel ogadeen. Miyeysan ahayn in loo mahadceliyo.
    Hadeey maamuladii qabiilka u dhisnaa ku tiri. Ma imaan kartaan dalkeena. Sow maaha in loo mahadceliyo.
    Hadeey tiri waa dhamaaday waqtigii luflufka ee halla wada nolaado.
    Hadeey tiri waxaanu naqaan dowladda xamar fadhido. Ee hallagu daba feylo.

    Xukunkii inangumeedku waa dhamaaday.

  17. BARAWANI KING says:

    GAARQAAD:

    Soomaalida aa tiraahdda “””MEYD YAA UGU DAMBEEYEY, KAAS LA SEE SIDO”””.

    Ani waxaan ka hadlayaa: SHALAY 10 DHALINYARO OO LAGU XIDHAY GALGADUUD, oo markii ETHIOPIA tidhi: SEE DAAYA WIILASHA oo ay GALMUDUG u dhiibtay DFS.

    Waxaan kale oo ka hadlayaa: Arrinkii QALBI DHAGAX KU DHACDAY, LANA SOO DAAYEY……

    Ani taas lee ii muuqata, ee wax ma haaysaa.

    YAA MOORIYAAN, FOOQA MOORIYAAN…ADNA LA MID BAA TAHAY KOL HADII AAD KALKAALISEY OO U NOQOTAY DIFAAC.

    DIINTA WAX MA KA TAQAAN:

    +++ KAN WAX XADAY IYO KAN QARIYEY OO GARGAARAY WAA ISKUU DEMBI, LABADUBA WAA IN GACANTA WAX LAGU QAADAY LA JADHAAA…

    MARKA, ADI WAXAAD TAHAY “””””TUUG KALKAALEE”””.

    HAWIYE isma-dhaamaan… xataa ma jidh mid ka yakh-yakhsanayaa facilada foosha xun ay gacmaha kula jidhaan…

    MAASHALLAAHO, IIDOORKU IYO DAAROODKU waa ka xishoodaan, halka HAWIYE ku faano…

    ANAA TAABSADAY, ANAA TAABSADAY, ANAA TAABSADAY..

    MAXUU TAABSADAY, NIN MASKIINA XOOLIHIIS……

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  18. Aarka hargaysa says:

    Garqaad waa dhamaaday xukunkii inan gumeedku kkkkkkkkk kkkkkkk waa hadal culus

  19. Aarka hargaysa says:

    Garqaad sxb balan waxaanu kuqaadnay inaanu midayno qabiilada daga soomali galbeed dhaqaalo iyo waxkasta waanu uhaynaa ogaadeen xisbi hasamatsteen Hana tartameen hadiikale dee hasoo duleed oo hanaqab sadaan haday xoogleyihiin hadalba gam

  20. BARAWANI KING says:

    Aar Hargeysa:

    DIR aad sheegayso, xagee ka furanayaan XISBIGA aad sheegayso…

    CAJEEEEEEEEEEEEEEEEEB, ma anaa waalan mase Cadan baa laga heesayaa….

    DIRTA aad sheegayso, ma waxeey Xisbiga ka furanayaa:

    ++ HARTI SHEEKH
    ++ GAASHAAMO
    ++ WAJAALEEE

    Mase dhira-dhabi oo OROMO qaadatay. SOOMALIDUBA ku tahay faro ku tiris.

    Tiri dhabi oo la raaciyey GOBOLKA OROMO.

    Bal ii sheeg meesha ay deggan yahay DIR, oo xibi ka furanayaan??

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  21. Garqaad says:

    Aarka hargeysa.
    Dadka qaarbeey dhibaato. Ku tahay in ay xurnimo ku noladaan.

    Bal isweydii waa maxaay dhibaatada jirto loo qeylinaayo.

    Jeel ogadeen waala xiray.
    Xukunkii ina ileey ee dadka somaliyeed lagu dhibaateyn jiray meesha waalaga saaray.

    Dagaalka oromada iyo Somalida waxaa bilaabay ina ileey. Oo tigreegu adeegsanaayay. Hadana waa dhamanayaa dagaalkaasi waayoo ma jirto sabab uu usii socdo. Hadiiba lasoo afjaray meelihii laga soo hurinaayay.

    Hadii oromadu dagaalka dhulka sii wado walayska celinayaa ma jirto qof iyaga uga futa xun waayoo iyagaa meel kasto daadsan.

    Ogaadeenku waa dad somaliyeed. Oo balaaran. Qof xun iyo qof fiican wey leeyihiin. Hadii qof wanaagsan yimaado wexey u wanaagsan tahay gobalka oo dhan. Laakiin. Ina ileey iyo guruubkiisu wexey kansar Somalida ku dhex jiray hadii laga dhex saaray. Waa guul.

  22. Dabshid says:

    Haddii la xiro Jeel Ogaadeen sidee dadka looga qaadan lacag aragti iyo soo deyn isugu jirto ( hadde ogow lama sheegin qof Xabsigaas loogu tagey)

    Haddii la joojiyo Siyaarada Addis Ababa anaguna waxaan joojineynaa Xuska Meles iyo MAALINTA QOWMIYADAHA ku hoosnool Gumeysiga Ethiopia ( waligiin miyaad maqasheen Qof u dabaal degahayo hoos jooga gumeystaha) Yacni Falastiin xaflad u dhiganeyso maalintii la qabsadey.

    – Cabdi Cumar waa halyey lagula dagaaley Petrolka qeyb naga siiya, LAAKIIN XORIYO marabo. CADKA RAG ISKU DIRO waa u dagaalami laakiin Xoriyo waxaa u baahan nin xoolo heysto .

    -Aqli Gaaweeto lagu cabirey ayaan dhan u qumin.

  23. Mr BaHaL says:

    Qori la sito oo dadkaaga lagu laayo kkkkkkkkkkk.Calan yar oo aduunka lagaga dawarsado oo meelahaa lagu shaxaado.
    Xornimo laguma helo xafiisyo dibad ah oo laga hadlo.

    Dad xalaashaday xaaraanta iyo dhaca ummada Somaliyeed.Dad aan lahayn wax u jeedo ah oo cad.

    Haatan waxaa midoobay Xertii Ina Ilay iyo Onlf – calashaan qabyaalad.

    Wixii la biilan jiray ayaa soo afjarmay.Waabaa ku baryay dadkii ku jiray suuqa kala iibsiga dadka ee Somalida.

    Dalmida




Muuqaal: Isbadalo degdeg ah oo laga dareemay Jig-jiga iyo Arimo aan horey uga dhici Jirin oo Qabsoomay (Daawo)
- Aug 14, 2018
Jigjiga ( Kalshaale ) Tan iyo intii uu is badalka ku yimid maamulkii dowlad deegaanka ...
Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Walaacii Jabuuti xidhiidhka Eritrea iyo Somalia, Iyo dhexdhexaadin ay Wado
- Aug 14, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa markii u ...
Dagaal Beeleedyo ka dilaacay dalka Itoobiya iyo dad tiro badan oo goobo kala duwan lagu dilay iyo Waxa dhacay
- Aug 14, 2018
Hargeisa ( Kalshaale ) Seddexdi maalmood ee la soo dhaafay dagaal beeleedyo deegaanna kala ...
Al-Jazeera oo Baahisay Warbixin Sir ah oo ceebeysay Imaaraadka & Sucuudiga
- Aug 14, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Talefishinka Caanka ah ee Al-Jazeera qeybtiisa Afka Carabiga ayaa heshay ...
Wasiir Bayle oo Banaanka soo dhigtay Sir ku saabsan xarunta Xalane, su’aalo Cajiib ah oo laga waydiiyey (Muuqaal)
- Aug 14, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaalle Bayle ayaa Su'aal laga ...