Muuqaal: Beesha Madhibaan oo weerar Ku qaaday Somaliland iyo Muuse Biixi, Kuna dhowaaqay in Reerkasta uu Shiro

Hargeisa ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Hargeisa maanta Shir ku yeeshay Waxgaradka Iyo Odayaasha dhaqanka ee Beesha Madhibaan, Waxayna eedaymo culus dusha uga tuurkeen Xukuumada Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxay halkaas uga dhowaaqeen Shir ay Qabsan doonaan, Iyagoo Xusay in Dulmi iyo Cadaalad Darro ay ku hayso Somaliland.

“Muuse Biixi wuxuu aqoonsan waayey inaanu nahay Beel jirta oo Xaquuq leh, Hadii uu na Aqoonsan waayey anaguna ma Aqoonsanin, SIdii beesha Garxajis u shirtay, Anaguna maanta aanu u shirayno, waa in Beelkasta ay ka Tashato Aayaheeda oo lagu Noqdo 1991-kii, Hadiiba dhamaan Xubnaha ugu muhiimsan ee ku jira Somaliland ay Muuse Biixi isku Reer yihiin Kaas cadaalad ka Fili mayo” Ayuu yidhi Suldaan Daahir oo kamid ah Waxgaradkii madasha ka hadlay.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (20)

  1. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    War cusureenta isaga soo guura oo soo degga dhulka SOOMAALIYEED ee aan lagu dhiheen, xagee ka timid??

    War nala soo degga BARAAWE oo noo camira magaalada, xifadiina la imaada.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  2. sOmalilander says:

    Wiil Qardho

    Baraawe maxaad kala doontay maad tiraahdid GADHOWE kaalayaa halkaasaa Madheedheenka & Gabooyahu isku guursadayeee.

    Kun Ciil & Kenadiid Baa yaabay!!

    ๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜

  3. BARAWANI KING says:

    SOOMALILANDER

    GAROOWE anba mari aan ku ahay. Lakeen, BARAAWE wax noo camira lee rabnaa.

    Magaalado 3 meelood, weey haawanaysaa. Dad in aan ku beerno lee rabnaa.

    Hadii aad rabto in aad soo degto, anaa ABAAN kaa noqonayee, YOU ARE MOST WELCOME…..

    WALAAHI WAA IGA DHAB…

  4. BARAWANI KING says:

    SOOMALILANDER

    Maxaad ku haaysataa:

    ++ KUNCIIL
    ++ KEYNADIID

    Waa ILMA BOQORO. Walaahi waa kaa nasabsan yiheen.

    Waayo, AXMED CALI CIGAAL waa la yaqaan, hooyadoodna waa MARYAN MURSAL CIISE.

    IDOOR baa la aqoon meesha uu ka yimid.. xtaa ku daroow BUCUR BACAY oo sheegtay in xaaraan ku dhalay.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. Dabshid says:

    Muuse Biixi waa inuu si deg deg ah uga jawaabo codsiga walaalaha Madhibaan.

    Mudduloodka iyo Habar-Awal waxey ka simanyahiin laaluush ma dhiibaan waxaana arintaas keenay – xoolaha ninkii lahaa ayaa horjooge ka ah.

    Haddiise horjooge looga dhigo nin reer koraad ah waa inuu laaluusho siiyo DOOLI IYO DOORSHAAN. facebook iga sheeg iyo xaflad amaan ah ayaan laga dhamaaneyn.

    * adeerkey Cali Geedi Shadoor ayaa dhihi jirey – dariishadaha u fura Mudulka, dagaalkii waa dhamaadaye.

    hadda Muusow xir xirka ka daa dariishadaha uu dadka u furey Mr Siilaanyo.

    – Geeley iyo Dukaanley isku si wax uma dhiibaan.

  6. BARAWANI KING says:

    SOMLILANDER

    Hadii aad caayda niceb tahay, ha caaytamin.

    Af iyo qalinba iyo aqoon waa lagaaga horeeyaaa.

    Marka, iska aamus oo mar dambi ha caaytamin.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  7. sOmalilander says:

    Wiil Qardho

    Iska Naso hadaba anigu wax jirra uunbaan sheegaye kkkk MADHEEDHEEN ka iyo MASHIBAANKU waa is guursadaan Cay Mahaa!!

    K
    KK
    KKK
    KKKK

  8. BARAWANI KING says:

    DABSHID:

    Waxaan filayaa labadeenuba waa ku sagsaagnay meesho oo asaageen uga hadhnay.

    Hase yeeshee, ani xafiiskayga lee fadhiyaa oo ka shaqaysanaa, ee adi ma caaydha aad qaadato aa ku qancday.

    Ja warran, ani waligeel WELFARE ma qaadan, ALXAMDULLILAAAAAH.

    ILAAH BAA MAHAD LEH…. waa laga ducaysaa, salaad kasta oo tukkato, waxaa lagu ducaystaa:

    ++++ ุงู„ู„ู‡ู… ุฅู†ูŠ ุฃุนูˆุฐ ุจูƒ ู…ู† ุนุฐุงุจ ุงู„ู‚ุจุฑ ูˆุนุฐุงุจ ุงู„ุฌู‡ู†ู… ูˆู…ู† ูุชู†ุฉ ุงู„ุฏุฌุงู„ – – ุฅู†ูƒ ุฃู†ุช ุชูˆุงุจ ุงู„ุฑุญูŠู…
    +++ ุงู„ู„ู‡ู… ุฅู† ุฃุนูˆุฐ ู…ู† ุงู„ุจุฎู„ ูˆุงู„ูƒุณู„ ูˆุฃุนู…ุงู„ ุงู„ุดูŠุทุงู†
    +++ ุงู„ู„ู‡ู… ุฃู‚ุฑุจ ุงู„ู‰ ุงู„ู…ุณุฌุฏ ูˆุฃู‡ู„ ุงู„ุฎูŠุฑ ูˆุฃู‡ู„ ุงู„ุตู„ุงุฉ

    Intaas hadii aad salaad kasta ku duceeysato, inshallaaho arki meeysid, wax dhib ah.

    Waan ogahay in aad tahay HAWL-GAB (PATIENT), laakeen afkii baad wali ka xoogan tahay ee adeegso wax wanaagsan, sida:

    ++ ุงู„ูƒู„ู…ุฉ ุทูŠุจุฉ ุตุฏู‚ุฉ

    Xadiiska kale:

    ++ ู…ู† ูƒุงู† ูŠุคู…ู† ุจุงู„ู„ู‡ ูˆุงู„ูŠูˆู… ุงู„ุขุฎุฑ ููŠู‚ู„ ุฎูŠุฑุงู‹ ุฃูˆ ู„ูŠุตู…ุช

    Marka, anniga iyo adigubaa, halkaan waa ku qasaasaqnay…..

    Laakeen, ani markaan guursado aan kaa tegaaa…

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. BARAWANI KING says:

    SOMAALILANDER

    Amba ma caaytamin, ee waxaan kuu sheegay:

    ++ KUNCIIL
    ++ KEYNADIID

    in ay ka soo jeedaa REER BOQOR, Adna aad ka soo jeedo BUCUR BACAYR oo walibaa dhilaysi iyo xaaraan kugu dhalay.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  10. sOmalilander says:

    Wiil Qardho

    Hada hadaan TUKARAQ kugusoo qaado waad dhuman sidaadii.

    K
    KK
    KKK
    KKKK

  11. BARAWANI KING says:

    SOMALILANDER

    Fiiri: Haddi aad sidaas ku xalaalaysataan GOBOLKA SOOL, walaahi waa raganimo aad dadka dheertiheen.

    HARTIGAAN dadka isu xoobaatinaayo oo isu-xariifinaa, waa makaam dumay.

    Waryaa, ani gacanta aan u taagayaa IIDOOR, hadii ay sidaas ku xalalaystaan SOOL.

    War heedhee, ha lagaa adkaado ceeb ma aha, ee mar uun wax rid.

    Ani xibrad baan u leeyahay dagaalka GUERRA WAR.

    Walaahi, IIDOORKA halkaas tumman waxaan kula dagaalami lahaa 500 wiil oo qoryahaha DABO-JEEX WADA WATAA.

    Hartigaan wax wadnaha jadhay aan la yaabsanahay.

    Waxaan HARTI ka warsugagayaa inta sannadku dhamaanayo 2018.

    Haduu dhamaado oo ay waxba iska dhicin waayaan, IIDOOR waa in la aqoonsadaa oo dawlad noqdaan

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  12. BARAWANI KING says:

    ODAYGII SAMAALI HAWIYE (DABSHID)

    Ma iska tegay……. ILAAAHOOW SOO HANUUNI……

    Halkaan buu ku aakhro seegay.

    Ani lee igu dayanaa.. WAR WALAAHI THUMA WALAAHI XAFIISKAGYA AA FADHIYAAA

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  13. sOmalilander says:

    Wiil Qardho

    11 sano ayay maraysaa SOOL, TUKARAQNA 9bilood bay maraysaa..xalaashaad sheegi maxay tahay marka?? Tani way HALAL dhaaftay sxb oo wiilkii askarkiga Somaliland ku dhalay laascaanod maanta waa 11 jirr, cisho dhoow buu ku guursanayaa laaskii.

    K
    KK
    KKK
    KKKK
    KKKKK
    KKKKKK

  14. BARAWANI KING says:

    SOOMAALILANDER

    Ani waxaan qabsaday dhamaadka sannakaan 2018, ee maxaad la cararaysaaa???

    Waayo, waxaan arkaa, wax ciidan la soo dudumay. Ma waxaad leedahay ciidamadaas iyo qalbkaas militari dheel dheel ay isaga noqonayaan.

    Hadii ay noqdaan, waaa waxaad sheegaysay, laakeen, inta lagu abhiyo, abhiyo, war naga noqo, war naga noqo, oo markii aad diido xabad dhabarka lagaaga dhufto oo lagu xasuuqo, taas lee u jeedaa, ee ha cararin.

    Ku adkayso, oo meeshaada iska fahdi, inta laguu soo hub-uruursanaayo.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  15. sOmalilander says:

    Wiil Qardho

    Adigu waxaad qabsatay 2018 aniguna waxaan kuu qabtay 2081 kawaran.

    Kkkkkkkkk kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk kkkkkk
    Kkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk kkkkk

  16. BARAWANI KING says:

    SOMALILANDER

    Maya, maya, hadii ay dhaafto 2018, SOOL IIDOOR baa iska leh.

    Taas iga qoro.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  17. sOmalilander says:

    Wiil Qardho

    Wali SOOL ma rajaad ka qabtaa waadiga numbers qabsanayee kkkk waar meesha IDOOR bustaha dhigto kama kaco sxb …samir iyo imaan dhulka hartiga waqooyi.

    SEE U IN THE YEAR OF 2081!

    ๐Ÿค“๐Ÿค“๐Ÿค“

  18. BARAWANI KING says:

    SOMALILANDER

    ani hadalkii waa dhameeeyey: If LASANOD is not liberated from IIDOOR WAGASHLE before the end of 2018, then LASANOD is conquered and shall remain ever in the hand of IIDOOR WAGASHLEEE.

    OK, Borther

  19. sOmalilander says:

    Wiil Qardho

    8 bilood baad lahaydeen dhulbaan xoraynaynaa oo wixii calaf & ciidanba haysay iskugu keenteen gadhowe dusheeda maxaa idin hortaagan baad u malaynaysaa mida kale hadii ragaad meesha iskugu keenteen dagaal qaadi waayay hadee ma wadne ayaad usoo amaahanysaa at the end of 2018?!

    War Sool xiniinyo ayay rabtaa sxb ee usoo amaaho.

    K
    KK
    KKK

  20. Dabshid says:

    Saad ii balan qaadey marka hore iska soo dhig magaca Asharaafta oo soo qaado wiil Qardho ama Ceel-huur.




Muuqaal: Isbadalo degdeg ah oo laga dareemay Jig-jiga iyo Arimo aan horey uga dhici Jirin oo Qabsoomay (Daawo)
- Aug 14, 2018
Jigjiga ( Kalshaale )ย Tan iyo intii uu is badalka ku yimid maamulkii dowlad deegaanka ...
Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Walaacii Jabuuti xidhiidhka Eritrea iyo Somalia, Iyo dhexdhexaadin ay Wado
- Aug 14, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa markii u ...
Dagaal Beeleedyo ka dilaacay dalka Itoobiya iyo dad tiro badan oo goobo kala duwan lagu dilay iyo Waxa dhacay
- Aug 14, 2018
Hargeisa ( Kalshaale ) Seddexdi maalmood ee la soo dhaafay dagaal beeleedyo deegaanna kala ...
Al-Jazeera oo Baahisay Warbixin Sir ah oo ceebeysay Imaaraadka & Sucuudiga
- Aug 14, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Talefishinka Caanka ah ee Al-Jazeera qeybtiisa Afka Carabiga ayaa heshay ...
Wasiir Bayle oo Banaanka soo dhigtay Sir ku saabsan xarunta Xalane, su’aalo Cajiib ah oo laga waydiiyey (Muuqaal)
- Aug 14, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaalle Bayle ayaa Su'aal laga ...