Warbixin: Axmed Shidde oo loo doortay Gudoomiyaha Xisbiga Tallada haya ee Kililka Shanaad & Sida wax u dhaceen

Hargeisa ( Kalshaale ) Axmed Shidde ayaa loogu doortay kulan ka dhacay magaalada Addis Ababa inuu noqay Gudoomiyaha cusub ee Xisbiga Dimoqaraadiga Shacabka Soomaalida Ethiopia.

Axmad Shide oo ah Wasiirka Isgaarsiinta ee Ethiopia ayaa xilkan ka bedelaya loo Madaxweynihii dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar oo xilkaasi hore u hayey Gudoomiyaha.

Magacaabista Axmed Shide ayaa waxa ay soo afjaraysaa saameynta uu ku leeyahay siyaasada dowlad deegaanka soomaalida Ethiopia Madaxweynihii hore Cabdi Maxamuud Cumar oo hore loogaga qaaday xilka Madaxweynaha balse ku adkeysanayay inuu sii ahaado hogaamiyaha xisbiga talada haya.

Xaalada magaalooyinka waaweyn ee dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa degen tan iyo markii xilka laga qaaday madaxweynihii hore Cabdi Maxamuud Cumar waxaana rabshado ka dhacay magaalooyinka Jigjig iyo Diridhabe ka dhashay dhimasho iyo dhaawac.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (54)

  1. Zaki says:

    DHAWAAN AYAA SHIRKA XISBIGANA GIG-GIGA LAGU QABANAYAA OO MADAXWEYNAHA DEGAANKA SOOMAALIDA LOO DOORANAYAA AXMED SHIDE.
    NINKII LAGU DEJINAYAY BUUQANA DABADA LAGA LAADAYAA.
    MADAXWEYNAHA DEEGAANKA SOOMAALIDA AHNA GUDOOMIYAHA XISBIGA.

  2. Aarka hargaysa says:

    Daba qoodhigii tegree jabarti iyo darood jabarti warkoodu halkaa hakudhamaado

  3. Aarka hargaysa says:

    Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul dir iyo oromo

  4. Jabhad says:

    Soo dhowow hogaamiye

    Abdi baa baxay axmed baa yimi waa guul somaliyed

    Inta somali is bedelayso waxaa jirta guul qolyaha

    Wax ku radinaya kala qaybinta somali war hooy is

    Daba qabta oo dadkiina wax la qaybsada

  5. Aarka hargaysa says:

    Jabhad maantaad somali noqotay miyaa wuu dhamaaday xukunkii inan gumeedku kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  6. Wiil somaliyed says:

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
    Axmed shide oo dir ah iyo jigjiga
    Dhacdooyinka 2018 sheekhoow faanwaynaa tan ciid baakahuleelay cabdi majiidbaa kahuleelay oolabaduba foolxumo kagalugeeyeen axmed shidana foolxumo kasiixun ayuukaga lugayn
    Nin tolkii dhimankaro ayaa dds maamuli kara xilka waaloomagacaabi lkn meeshuu maamuli iyo intuu joogi inlaga iswaydiiyo ayaa muhiim ah

  7. Aarka hargaysa says:

    Way dhamaatay xukunkii inan gumeedku viva dir iyo oromo ergada madaxwaynaha doranaysa gudidii soxulaysay waa lamagacaabay beelaha daga sisiman ayaa loguqay binayaa ilaa inta xisbiyo lasamaynayo ee dorasho lodareerayo hala arko markaa ninka badan

  8. Wiil somaliyed says:

    Waxaa la itusay qaxii gunta oobilaabmay hargaysa iyo jabuuti guryuhu qaali ayay noqondoonaan hhhhhhhhhhhhhhhhhhh

    Ama orom soodabagal gal ama daa wallee dhirbaaxo ayaad kagabixi jigjiga

    Dir sooqaxday afsoomaalina aan aqoonin tolow siday isufahmi meelahay kuqaxaan hh
    Suuqa turjumaanta oo kor ukicidoona

  9. Aarka hargaysa says:

    Wiil somali bal waynu arki waxaad samayso jigjiga ogaadeen malaha hadayba kasii qaxeen afdheer iyo dhagaxbuur haday doonaan geelooda hakuraacdeen way dhamaatay tigree jaajuus lonoqdo iyo xukun inan gumeed

  10. Wiil somaliyed says:

    Aarka hargaysa
    Meeshan qosol kamashaqeeyo ee wakhti ha iskagaluminin ninkan miskiinkaa iyo hooyadiiba dhirbaaxaa uqorane hhhhjj
    Sharad makudhigankartaa inuusan jigjiga katalindoonin racwakaase

  11. Wiil somaliyed says:

    Aarka hargaysa
    Anigu xiniinyahayga ayaan saarahaye sharad dhigo haduu jigjiga kataliyo ilaa intuu xilka hayo kalshaale soogali mahayo ee haduu katalinwaayo hasoogalin hhhhhjhhh

  12. Wiil somaliyed says:

    Hhhhhhhhhhhhhhhhh
    Hhhhhhhhhhhhhhhh
    Kkkkkkkkkkk

  13. Wiil somaliyed says:

    Faanmaahane xiniinyo awaye lol

    Aarka hargaysa maxaad la aamustay

  14. Jabhad says:

    Oromadii waxaa ka sii daran doqon somali kula

    Shegan oo dadkiisa kala qaybin HUD HUD aan

    Xoriyo wax ka aqoon baa caradii qaribay Loool

  15. Wiil somaliyed says:

    Waxa kula hadlaya waa wiil isku kalsoon xiniinyihiisana kukalsoon ee adiga iyo inagumeed oodhami sharad ha igula dhigteen
    Mise afkiibaa juuqda gabay hhhhhbhhhhhhhh

  16. Zaki says:

    Wiil soomaaliyeed
    Sxb Axmed shide xataa haddaanu noqon madaxweynaha isagaa kor ka maamulaya madaxweynaha maqaar saarka ah ee la keeno,marka soo isaguun amarkiisu ka socon maayo meesha oo markuu doono bandow ka dhigi maayo sida maalmo ka hor aynu arkaynay.
    kkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkk.
    Maxaad markaa iley u bad-baadin weydeen ee wax ugu tari weydeen garab buu u baahnaayee????.

  17. Wiil somaliyed says:

    Xaarka hargaysa
    Hhhhhhhhhhhhhh hadal inagumeedyohow

  18. Wiil somaliyed says:

    Zaki
    Marmarsiinyo iyo isagaa kor kamaamulaya macno iima samayso ee kursigan magayaa horta hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

    Jixi buu yidhaa inagumeed loojidh naxayaa

    War warcad iila imo oo markhaatileh sharadna dhigo dhagdhexdii hhhhhhhhhhhhhh

    Mise kalsoonidaa dirkuma qabtid

  19. warda says:

    Ogadenia niman Ogaden ahay loo dhiibayo ee war ayusan idinka tegin mesha dadba majority Ka ah laangaab ciil u dhinta

  20. Garqaad says:

    Reer somaligalbeed waa iskugu keey mid. Waxaa muhiim ah ninki meesha la keeno. In uusan dadkiisa gumaadin. In uu la dhiilgareeyo. Itoobiyaanka. In uu dadkiisa isu aruuriyo.

    Anigu waan soo dhaweynayaa isbedelka. Laakiin wixii tageero ah wexey ku xiran tahay wax qabadkiisa.

  21. Wiil somaliyed says:

    Markaan baxo intaad meesha gunuunuc la imaanlahaudeen hada hadla

    Jixi buu yidhaa inagumeed loojidh naxayaa

    Hhhhhhhhjjjjjjjjjjjjjhhhhhhh

  22. Zaki says:

    Maxaad sharad iyo waxaa kaga ordi
    Sxbow haddaan bandow ka dhigi karo meeshaad sheeganaysay maxaa iga maqan,oo amarkaygu soconaayo.

    NIN DUSHA KAA MAAMULAYA SOO MA IHI? KKKKKKKKKK
    KKKKKKKKK
    KKKKKKKK
    KKKKKKKK.
    JABHADDII XUKUN DOONKA AHAYDNA WAY ISKA YIMAADEEN OO WAXUUN BAA LOO FIIQI.
    AAWAY XORAYNTII OGADENIA,ILLEEN OGAADEEN BAY METELAYEENEE?
    BILAA QADIYAD SAQAJAAN AH BAY AHAAYEEN OO IYADOO REER TOLKII MEESHA XUKUMAYO YUUSAYAY KKKKK
    KKKKKKKKK.

  23. Wiil somaliyed says:

    Garqaad
    Awoow sikumeelgaadh ah ayaan soomaalinimadii meel udhiganay nagaraali ahaw
    Ilaa inta lagala ogaanayo magacan somali cida dani ugujirto wuuxaraysnaanayaa

    Hadalbayba kaladaysanwayday inagumeed ninkii dhulkiisii qaatay dhaqankiisiina badalay luuqadiisiina badalay xasuuqna ugudaray wali usacabinaya iyo anigu soomaali wada ahaabmayno hhhhhhh
    Oromaan walaal nahay kulahaa hhhhhhhhhhhhh

  24. Aarka hargaysa says:

    Waar reerkii cag dheer caawa barihii bulshada xaarbaa ka socda kkkkkkkkk kkkkkkkkk wuu dhamaaday xukunkii inan gumeedku viva dir iyo oromo kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk ha cabaado waar gelinii iska raacday awalba qalad baad kutimadeen xukunkee

  25. Aarka hargaysa says:

    Dadbaa xoriyada ba aan Rabin sida cagdheerta bal jeel ogaadeen xidhnaye maxay rabaan waa igumaysta nacalaa wixii qaxooti kusoo koray kuyaal UNHCR caano bodhaheeda ayay jecel yihiin viva oromo iyo dir dir

  26. Wiil somaliyed says:

    Zaki
    Sharadka waxaan kaga ordi maalinwalba inaad halkan ka jaqjaqdhahdaanbaan diidanahay hadalka ayaan idinka xidhayaa wiil xiniinyoleh oo dir sheegta sharadna iladhigta ayaanrabaa oon dib usoogalin markaan oromo iyo dirba faraxumeeyo hhhhhhhhhhhbhbhhhhbhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  27. Aarka hargaysa says:

    War igasoo gaadhay jigjiga cagdheertii intii jigjiga joogtayna caaway kaqaxeen maalmahan habgankoodu dhagaxbuur ayuu isdaba yaalaa

  28. Aarka hargaysa says:

    Maxaa sharad lagaaga dhigtaa madaa waxba gacanta kuugu jiraa sowtii inan kinii aanu diyaarada kuqadanay kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  29. Aarka hargaysa says:

    Adeer aniga caawa qosol ayay iiga cadahay Barwani oo magicii sobadashay kkkkkkkkkkkkk kk wiil somali kuye kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  30. Aarka hargaysa says:

    Dadbaan xornimadaba Rabin cagdheert caqli malaha siday isu dilayeen isu kubsanayeen ayay bahalobeen viva dir iyo oromo

  31. Wiil somaliyed says:

    Aarka hargaysa Iyo zaki
    Sida raga umahadli kartaan barxadaas oolawada maqlayona qawl kumagalikartaan

    Ileen ilaahaybaa saas idiingartaye kalshaale kamurma hhhhhhhhhhhhhhhhbbbbbhh

    Anigu dirta waan dhirbaaxaa lkn wakhti kuma lumiyo ee

  32. sugule says:

    bosaso dir waxaa loogq yaqaan dadka aan la aqoon asal ahaan meeshay kasoojeedaan qofka hadi qabiilkiisa lagaran waayo waxaa ka oran qofkaasi waa dir caawa ba iigu horaysa qof dir ah

  33. Zaki says:

    SHARAD KA HOR BAL HORTA SHAYDAANKA ISKA NAAR ISNA DEJI CAYDANA JOOJI DACIIFNIMADAADA MUUJINAYSA.
    Maahmaah Soomaaliyeed ayaa tidhaahda “Doqon ka hadli iyadaa is sheegiye?” Waxaa iman doonta su’aal odhanaysa side ayay isu sheegi? Waxaa afkeeda ka soo burqan doona cuqdadda iyo colaadda ay xambaarsantahay oo ay kuu soo bandhigi, waxay kaloo soo bandhigi ceebaheeda si loogu maadsado. Waa run doqon ka hadli iyadaa is sheegiye!!.
    Waar bal yaanay nafta yari kaa bixin annaga waxba nooguma jilna nin xabashi hoos fadhiyee hays xiijin kkkkkkkk.
    MA MOODAA IN LA YISHI NAFTAA LAGAA QAADAYAA KKKKKKK.

  34. Aarka hargaysa says:

    Dir hadaadan aqoon anaa kusheegaaya waakuwa dhulkii daarood qaatay ee caawadaa lajoogo garoowe duleedkeeda kuqayilaya laascanood adhicadeeye widh widh taleex cerigaabo iyo qaarkaloo badan kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  35. Zaki says:

    Waar habeen wanaagsan dhammaan cafis iyo saamax.
    @Aarka sxb ninka ka qallee yaanu dhimanee hakusii tiigaalin.
    Kaftanka yaanu cuqdad ka qaadinee.

  36. Aarka hargaysa says:

    Caawa daroodkii magacyo kale ayay ku soowada galeen sugule kuye ma niqaamkii ayaa bilaabmay viva dir iyo oromo ogaadeen tag gurigaagii car soodhaaf dhagaxbuur

  37. Aarka hargaysa says:

    Zaki yaa ciyaala dir duriyatul sheekh isaxaaq habeen wacan anaa saliida uqiyasayee

  38. Jabhad says:

    Xornimo iyo xukun waxaa hela ninkii u dhinta lool

    Gobanimo hadal laguma helo dhiig baa loo dadiyaa

    ONLF intaan maqlayey halgan bey ku jirtay wayna

    Mudan yihiin inay dalka xukuman waxaan arkaa

    Somali OROMO noqotay waase la xorayna maalin un

  39. Aarka hargaysa says:

    Onlf waa qabiil maaha somali was qabiil kamida xisbi hanoqdeen oo hatartamaan iyagay utaalaa se ma matalaan dadka kale reerka ay magacooda wataan ayay matalaan was waxa halgan koodu meel ugadhi waayay

  40. Mr BaHaL says:

    Wax baa loo dhintaa iyo dhiigbaa la daadiyaa si loo xoroobo.Haa waa run laakiin waa inaad leedahay u jeedo dhaafsan hunguri.Hadiiba aanad lahayn dhaqanka Aadamaha caadiga ah guuli kaa dheer.
    Wax aanad garayn oo aanad dhaqan u lahayn waxa aad doonayso waad iska ordaysaa.

    Fiirri Ina Ilay iyo Jeel Ogaadeen oo raga laygu qasbijiray inay isqaawiyaan oo ninba ninka kale guska qabsado.Waa wax yaabaha ka dhacay Jeel Ogaadeen.Ma aamainsani – mana aamaindoono in dadka noocaasi ahi maamuli karaan dad Somaliyeed ama ay iyagu ismaamulikaraan.
    Xishood,ixtiraam,dhaqan suuban iyo walaalnimo ayaa aas-aas u ah nolosha.Hadii aanay taasi jirin meelma gaadhayside waad iska wareersanaan.

    Dalmida

  41. Land of Punt says:

    Mr Bahal
    Kkkkkk
    Nin nin kale guska haysta ayaa ku jirey jecel Ogaden!!
    Taas waa lagaa qoray!
    Fucking Qomu-Luud

  42. Land of Punt says:

    Haddii dadka qabiil ahaan looga badan yahay gobolka madax looga dhigo sida ninkaan Shide waa wax fiican oo in dalka lawada leeyahay dareemaan dadka oo dhan.
    Aad baan usoo dhaweyn, laakiin weli Madaxweyne lama dooran aan sugno ninka dowladda hogaamin doono.
    Somaliland Gudabiirsay Madaxweyne ka dhigteen, Xamar Farmaajo doorteen, Puntland waa in nin Majeerteen ahayn keenaan.
    Cay maaha in Ogaden iyo Harti ogolaadaan in cidkale ogolaadaan in u taliso Killilka.
    Hadday rabshado ka dhacaan, Jigjiga, Dhagabuur, Qabridahare, Wardheer, Bookh etc. Maadama nin ayaga ahayn la doortay waa nixi lahaa!
    Abiy iyo Oromo in Somalida madaxa isku geliyaan wadaan oo ayaga isku soo jeestaan.
    Abiy waa Eey!
    Waa in la tuso in Somali mid tahay ninka xukunka haya raacaan.
    Laakiin waa in sidii Ina Cabdi Iley dhayda ka liso Oromo iyo Amxaaro oo gobolkiisa cidna wax ugu yeerin.
    We will see in near future.😏

  43. Land of Punt says:

    Abiy Ahmed maanta diyaarado dagaal oo joog hoose ku socda ayuu Jigjiga dul marsiiyey……
    Booto.com
    Haddii nin beelaha kale minority ah la magacabo oo Kablalax mudaharaadaan oo rabshado dhacaan dee Somali kala qaybintooda waa lagu guulaystay, marka rabshadaha bataan nin Ogadeen ah magacaabin, Somalida kale u tusin dad waxa u ogolayn oo cadowgooda ah.
    Qaybi oo xukun lagu guulaystay.
    Dheesha fahma Maryooley.
    Ninka Abiy keeno Somali ha tageerto markaas ayaad ka adkaateen Ethiopianka shufto idiin arka oo qayraadkiina guranaya.
    Run

  44. Mustafe Daacad says:

    Aarka
    Caawa Oromo miyaad dabada lagshay marba qolo sas iskugu xoq markii Puntland ku dharbaxday waxadku walatay irir samaale ayaan ahay mar carab mar dir hadna oromo sheego inan gumeed waa adiga marba qabiil sheganaya okaligii meel istagi karin kkkkkkkkk walee mar walba Darood ayaad hoos joogeysa ileen iyagaadku dhex jidhaaye bilaa dhul ayaad tahay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  45. Mr BaHaL says:

    Land

    Walaahi been ma sheegay.Arinjaasi waxaan ka maqlay nin ku xidhnaa jeelkaasi.Waliba wuxuu ahaa nin Ogaadeen ah.

    Horta waxbaa laga tironadan yahay iyo wax baa tiro badan iyo shaqo isma qabtaan.Waxaa la rabaa wax Somali u shaqeeya e looma baahna madaxnimo ku salaysan oo ogol inuu ninku qabiil badan ka soo jeeda,sidaa awgeed uu dadka bahdlo,kk

    Shaqo iyo qabiil wax isqabta maaha.

    Mid kale hadaad maqasho dad tiroyar waa in ay ahaadan dad aan dhulka ku alahyn degaan,laakiin dadka la degan.Bal horta barta macnaha dad laga tiro badan yahay.

    Dad degan qaynbo ka mid ah dhulka oo iyagu ah mulkiilaha dhulka lama yidhaa dad tiro yar.

    Somali waa Somali.Iskuna noqonkaraan Majority iyo Minority – saa waa hal qabiil.

    Hadii la sii raaco Gabooyaha ayaa noqonkara minority.Waayo?iyagu maaha state holderska. Waxa kale ha kala badnaadaan,laakiin ma qaban karo magacaasi.
    Aanyway.
    Wax shaqeeya oo dadka Somaliyeed hogaamiya ayaa la rabaaye lama rabo qof qabiil ka socda.

    Abiy haduu Oromo yahay kii horeba wuxuu ahaa Tegree.Aday kuu taal sida aad u waahayso sida ay dantu ku jirto.

    Dalmida

  46. Land of Punt says:

    Aarka
    Ma tihid nin kalsooni isku qaba! War fulaynimada iska daa!
    Darood marna huri maysid oo Harti in isku badiso ka maarmin Somaliland.
    Caawa in Iidoor dhulkiisa ku ekaado maxaad u aragtaa? Guul daro, Killilka inta la gaarin!
    Laangaab cuqdadaysan sidiisa ayaad u hadlaysaa oo Oromo naf ka raadinaya..
    Kkkkkkkkk
    Jabhad run idiin sheegay.
    Somali Oromo u kala dhuumanaysa oo kala qaybsan waxaa ku qasaarin qabiilada minoritiga ah oo Isaaq ugu horeeyo.
    Hadday Somali mid tahayna waxaa guulaysan Somalida oo dhan.
    Naagta Ina Ikey ku xigtay waa Isaaq, Shide Ina Iley ayaa in Somalida wasiir u matalo ka dambeeyey.
    Generalo Somali magacabay oo federalka ah.

  47. Dabshid says:

    Biciid-yahan dheh, Harti kale ma degto Somaligalbeed.

    Tan Ogaaden,

    Ogaaden waa dad fiican inkastoo uu Jaajuusku ku badanyahey, muddo ayey dadka Xaniiyo siibahayeen oo DHAANTO DHAADHAAN ku kortuman hayeen.

    Markaan waa in loo dhiibo Hawiye ama Dir si dariiq cusub oo mid ah oo xornimo lagu gaaro loo helo.

    Aniga aragtideyda waxaan leeyahey, si loo helo xooga Absame waxey ku fiicantahey in nin Ogaadeen ah loo dhiibo oo daacadnimo iyo Luf Luf Yaraan ( koley laga karimahayee) ka muuqato.

  48. Dabshid says:

    Ninkaan Dirta ahna noqdo Chair of the party, sida CHINA oo uu kor ka waardiyeeyo wuxuu qaldahayo ninka maamulka Gumeyste hoos jooga hayo, koley hadduu aqli jiro waxey ku quus qaadan iley Luf Luf Axmaaro

    Waxaa Xaqiiq ah ineysan Somaligalbeed iyo NFD xor noqoneyn ilaa qabiilada kale horboodaan, sida Jabuuti, Hargeysa iyo Mogadishu.

    – Nina Luf Lufkaa u muuqdo Nina Calankaa u muuqdo.

  49. Mr BaHaL says:

    Ilaa intee in leeg ayaad ku jiraysaa waxbaa tiro badan iyo waxbaa tiro yarkkkk

    Aqli intaa dhaafsan laba hayo. Xanuun saw maaha..

    Hadaad riro badan tahay,dee cadow soco inaga saar kkkkkkkkkkk
    Ma marka ay dhexdeena timaado ayaad badataa.

    Waleee meeshaad joogto lama mahadiyo.
    Somali ayaa u ooyaysa qabiil.Saa maba dhaafsana wax la dheer sankaaga.

    Dalmida

  50. Mustafe Daacad says:

    Dabshid
    Biciyahan maha miyaa mj kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Mj waa qabiilka labaad eku xiga absame dhul iyo tiroba bal isoo sheeg qabiilka kale dhul aflaguma qaado cida degan ayaana iska leh somali galbed reer gaar ah ayaa iska leh 85% kuwa ah aya leh 15% waxba maha waa anigoo cadaado sheegtay de miyaan afku qaadi karaaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  51. Cadaado says:

    ASC dhamaantiin.
    Horta mid Ayaan idin xasuusin, qofka hogaamiya xisbiga ayaa loo magacaabaa madaxweeynahana. Abbey Ahmed, hogaamiyaha xisbiga EPRDF ayaa loo magacaabay kahor inta uusan noqon ra’iisalwasaaraha Ethopia. Si lamid ah, daanyeerkii ina Ileey Tigreega ayaa u magacaabay hogaamiyaha xisbiga Somalida kalinka Shanaad, sidaas ayuuna hogaamiyaha Kilinka Shanaad ku noqday.

    Ninkaan wasiirka ka’ahaa dowladda dhexe ee Ethopiya, ee hadeer loo magacaabay hogaamiyaha xisbiga kalinka Shanaad, shaki la’aan waa madaxweeynaha cusub ee kalinka Shanaad.

    Sidaas owgeed, sida aan horay u sheegay, waa in Somalida kale, oo aan Ogaadeen aheeyn eey markaan maamulaan Kalinka Shanaad. Hadii eey qeeyliyaan Ogaadeenka oo eey daanyeernimo ku dhaqmaan, xabad ayaa dabadda laga galin, oo ciidanka Federaalka Ethopia ayaa meesha xukumaya, waliba mucaaradkii ONLF ta, iyagana dowladda deegaanka Kalinka ayaa markaan xukunka lagu soo darri. Oo ONLF tii ayaa u leeyneeysa ina Ileey iyo ciidankiisii maleeshiya mooryaanta ahaa ee Liyuu boolis. Waana labaabi’in Liyuu liyuu iyo daanyeernimo.

    Land of Punt, you have no choice but, in aad maantay kusheekeeysa Somali ha’is ogolaato. Shalay markii aad laheeyd Tigree iyo Jabarti bugta ah waa walaalo, Kuma aadan fakirin in eey imaan Oromo iyo Dir iyo Hawiya waa Irir Samaale.

    Saaxiib, anniga Hawiyaha suufiyaasha ah kama mid ahi. U soo diyaargarow waxii aad sameeysay in lagugu sameeyo. An eye for an Eye. Arrinka qabiil maahan, laakiin, hadii aad u ooyneeysid ina Ileey oo daanyeer ahaa, oo Somalida baabi’iyay, qabiil dartiis, daanyeer ayaad tahay, taariiqdana meel qaldan ayaa adiga iyo kuwa sidaas u fakiri ka taagantahiin.

    Laakin, waan ogahayoo, mahbar Majeerteen, hoos ayuu xataa ka qoslayaa, in Ogaadeenka la wiiqo, oo waa taad Ethopiyaanka ka gadi jirten, oo aad dhihi jirteen waa ONLF iyo argagixiso. Hadeer, Ogaadeen ayaga ayeey u taalaa, in eey dheesha socota fahmaan, oo eey shacab ogol in eey qabiilada kale ee Somaliyeed hogaamiyaan kalinka Shanaad, si Somalida Ethopiya guud ahaan, gaar ahaan Ogaadeenka iyo waliba dalka Ethopiya eey horay uGu socdaan.

    Hadii aad caqligaas diidaan, meeshaan Somaliya maahan. Sida ina Ileey loo soo xirxiray, ayaa dhamaan odayaasha dhaqanka loo soo xirxirayaa. Waad maqleeysay cabaadka ka baxayay odayaasha, ee ahaa “dhibka ku dhacay walaalaheen Oromada ee la bililiqeeystay ee dhib nagu dhacay dhamaanteen”. Hadalkaas waa been, laakiin, waxa ka yeersiiyay, waa markii latusay in Ethopiya eeysan ka shaqeeyneeyn daanyeernimada looga shaqeeysto Somaliya.

    Dalmida.
    God bless Somalia.

  52. Raamsade says:

    ggggggggg war iyo dhamaantii shide halala shaqeeyo anaa goofka leh ma shaqeyneyso ogaadeena jig jiga degaan kuma laha bartire iyo abaas guul iyo reero kale ayaa dega

  53. Land of Punt says:

    Cadaado
    Sxb riyo ku jirtaa ee ka toos!
    Dhulka Killilka ma taqaanid wax qarni ka badan Somalia ka maqnaa, dadka dega beel Darood u badan yihiin weliba 90%. Garissa iyo NFD kama sokayso Killilka!
    Ha moodin inteena Somalia isku murana internet.
    Weli aqli kuuma korin adoo oday duq ah!
    Sidii Garoowe Xamar uga amar qaadan lahayd ayaa la isku hayaa adna in Jigjiga iyo Garisa, Wajeer iyo Wardheer u bootayso ayaa wadaa oo xitaa erayga Hawiye dirqi ku yaqaan.
    Xamar Moryaan u diiday in nabad helaan oo qaska ku taajiray, meshii aad kuwaas xooga saari lahayd oo Galguduud Xaradheere, Ceeldheer iyo Ceelbuur tegi karin, inaad Wardheer, Galaadi, Dhudub, Bookh, Goday, Qoraxeey, Qabridahare, Dhagaxbuur, walwaal, Jigjiga iyo Docmo ilaa 1000 tuulo oo Kablalax dego ku rafanayso..kkkkkk
    Bal iigu dar gobol degmo qabiilada kale dego..
    Killlilka inta lagu mashquulin ama NFD halagu mashquulin Xaradheere iyo Galmudug iyo Ugandeseka Xamar degay oo habeenkii waxa sameeyaan alle ogyahay= talo u keen, daanyeeryahow!
    😝

  54. Land of Punt says:

    Raas Mekonen oo sarkaal Amxaar ahaa , Xayle Salaase Aabihiis ahaa ayaa Harar qabsaday.
    Muslimkii Harar degenaa oo in Somalia ka tirsanyihiin aaminsanaa.
    Britishkii oo Amxarada, dad Christen ah sympati u haya, ayaa ku yiri Ras Mekonen, dhulka Somalia iyo Casimadoodii Harar ayaad qabsatay anaga ayaana Protectarate u ah, macnaha in difaacno..
    Raas Mekonen oo ahaa Xayle Selasse aabihiis wuxuu ku jawaabay: Badowinka Somali meesha hasha ooman la aado isna daba ordayo ma asaga ayaa leh? Adna ma ku raacsan tahay?
    Wuxuu af Engris ku yiri:
    Ethiopia is Christian empire surrounded by muslim beggans.
    Macnaha Ethiopia waa Boqortooyo Christian ah oo ku wareegsanyigiin cawaan diin lahayn oo muslim ah.
    Xitaa lagu casuumay Ethiopia qaybintii Africa 1884 Berlin, Somali Galbeed la siiyey welina isma bedelin Somalia oo dhan aan idin ku darno socotaa.
    Adnina dhuuso Hawiye meesha lasoo fadhidaan.
    Dameero.




Muuqaal Xiiso Leh: Kulankii dhexmaray Sheikh Maxamed Idiris iyo Ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga wax ka barta
- Oct 22, 2018
Ankara ( Kalshaale ) Kulankii dhexmaray Sheikh Maxamed Idiris iyo Ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga ...
Daawo Video: Cabdimaalik Coldoon oo Soo bandhigay Qaabkii uu Burco uga Baxsaday iyo Siduu ku gaadhay Jigjiga
- Oct 22, 2018
Jigjiga ( Kalshaale) Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo dhowaan Qaab dhuumasho ah kaga baxay ...
DAAWO: Xisbiga Wadani “Muuse Biixi Maskaxdiisa Waxaa ka dhex guuxaysa Jabhadnimo, oo kama Tegayo” (Video)
- Oct 22, 2018
Laascaanod  ( Kalshaale ) Xisbiga Wadani ayaa Eedaymo culus dusha uga tuuray Madaxwaynaha Somaliland ...
Daawo Qosol: Madaxwaynaha Dibad wareega ah ee Somaliland oo sheegay inay Dumarku la taliyaan,
- Oct 22, 2018
Hargeisa ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Dibad Wareega ah ee Somaliland Mustafe Maxamed Martin ayaa ...
Madax Goboleedyada oo ku Hanjabay inay madaxweyne cusub u doorayaan dalka Iyo Khudbadii Madoobe (Daawo)
- Oct 22, 2018
Garoowe  ( Kalshaale ) Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa ku hanjabay inay dooranayaan madaxweyne, ...