MUUQAAL: Wararkii ugu dambeeyay ee Jigjiga Kulamadii Ciidamada Federalka, Kuwa Booliska iyo Odayaasha (Video)

Jigjiga ( Kalshaale ) Odayo dhaqameedka Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo 25 ka badan ayaa kulan la qaatay Taliyaha Liyuu Booliiska Cabdiraxmaan Cabdullaahi Buraale iyaga oo ka codsaday in xaaladda la dajiyo ciidammadana lagu kala celiyo goobihii ay ku kala qornaan jireen, sida ay sheegeen qaar ka mid ah odayada.

Odayo dhaqameedka ayaa sheegay in ay is afgarad kala soo tageen taliyaha ciidammada askarta qaarkoodna ay billaabeen in ay ku laabtaan fariisimahoodii.

Dhanka kalana ciidammada milatariga, booliiska faderaalka iyo booliiska deegaanka ayaa kulan ku qaatay magaalada Jigjiga waxayna sheegeen in xasilooni la gaaray markii ay iyagu wada shaqeeyeen shacabkana kaashadeen, sida uu ku warramay telefeshinka deegaanka ESTV.

HALKAN KA DAAWO WARBIXINTA JIGJIGA IYO KULANKA 

Dadka Deegaanka ayaa sheegay in booliiska Soomaalidu ay billabeen in ay la hawl galaan laamaha ammaanka ee faderaalka.

Shacabka jigjiga ayaa sheegay in aysan magaalada ku dhex arkin ciidammada gaarka ah ee Liyuu booliis, balse ay meelo badan oo magaalada ah ku arkeen booliiskii kale ee Soomaalida ah ee deegaanka.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (17)

  1. NuurkaNederland says:

    SOOMALIYEEY KUWAASAA HIIL NOOGA BAAHAN

  2. Mr BaHaL says:

    Meesha waa in laga sifeeyaa wasakhda dadka gumaaday ee loo samayystay inay Somalida bahdilaan.
    Halkki u maray kii Cabdi Ilay waa in la marayaa.

    Dalmida

  3. ciise binu axmed says:

    wiilkaa AKISHE ee beesha GURRE halagu daba faylo waa nin reer gebiley ah AKISHE ,dirtii albaabada ayay soo goosatay hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  4. Mr BaHaL says:

    Saysal waasaaraha Ethopiya waa Nin IrirSamaale.Waa Warro Dhanqo asal ahaan kkkkkkkkkkkkkkkkk

    Gaasagurdaa yaabay

    Dalmida

  5. warda says:

    Somalida Itoobiya Waa lagu so xadgudbay dulmigaa haka dagaalameen

  6. Dabshid says:

    Asbuucii la soo dhaafey murugada ay soo sheegahayeen shacabka Soomaaligalbeed waa mid aanaan waligeen maskaxda galineen.

    Ummadda kale ee Soomaaliyeed meel iska dhig ama ha ahaado dadka killing ama ha ahaado Socoto iyo ganacsade ka yimid dhulka Xortaa- Waxaan ka sheekeynaynaa Ogaadeen dhex diisa.

    1. Xabsi Ogaadeen waxaa ka soo baxey -Wadaado salaadii tukan waayey oo xaniiyahii 2 labo kiilo noqdeen sidii loo garaacahayey

    Waxaa soo baxey kuwo indhihii dhaceen oo aan qorax iyo banaan arkin 10 sano,

    Cuqubada waxaa wehliyo dad tobankaas sano raashin iyo lacag u sii wadey Xabsiga si loo siiyo- ragooda xiran, oo maalintii Ninka cusub ee Oromadaa uu xabsiga xirey ku yaaceen xabsiga si ay caruurtu u aragto aabayaashood, xaasaskuna u arkaan wadaadadooda — NASIIB DARO -waxey maxaabiistii la xirneyd u sheegeen in HEBEL IYO HEBEL DHINTEEN, 10 sano ka hor

    – hadana ninkii diley aabayaashood ka qaadanhayey lacagtii Caanaha caruurta loogu iibin lahaa ( yacni nin diley ninkaadii oo hadana xoog kugu guursadey caruurtuna u jeedo ninkii diley aabahood oo ku seexan sariirtii aabahood).

    – Jufooyinka ugu daran oo uu TIRTIREY/baabi’iyey iley Luf Luf Axmaaro waxaa ugu badan – jufada Reer Isaaq ee Max’ed Zubeer, jufada reer Warfaa ee reer Cabdulle.WHY sida la ii sheegay Waa dhaq dhaqaaqii Xornimo doonka, waa muruqii nuuxsanhayey – Mas madaxaa laga dilaa Doqona waa loo diraa-

    * Jaajuus socotada caruurtaa lagu biishaa,
    * Ninkaada xiran (asagoo dhintey ) waa kharashka Qayilaada.

  7. warda says:

    Dabsid

    Ma waxaad raali Ku tahay in dhulka ogadenia kheyraadkisa cadow qaato ? Waa Adiga Ku haya oromo waa irirsamale iyo futuude

  8. sOmalilander says:

    Aggah…Awoowgiin Lagubye Timmirtii Horeba Dab Loo Wawa!!

    K
    KK
    KKK
    KKKK
    KKKKK

  9. Dabshid says:

    warda
    Salaan sare

    Walaashey xageed ku aragtey anigoo leh Oromada waa Irir, maxaa aniga iyo Oromada Ceeriin ka cunto isku keen keenay Hiraab kale ayaanba wax wada yeelan weynee.

    Tankale warda, ileygii raga Soomaaliyeed xiniiyo siibey miyaad ku sheekeyn Shidaal dhul ku jiro ayuu difaacaa,

    Marka hore miyaad kala taqaan waxa qaalisan Nafta bini’aadamka iyo Petrol

    Marka hore miyaad kala taqaan waxa qaalisan Xornimada iyo Petrolka (xataa Gabdhihii waxey bareen in sheykasto lagu cabiro Gaaweeto).

  10. Dabshid says:

    Warda

    Nin Oromada UK ah ayaa igu dhahey ilaa Balcad waa dhul Oromada mareynoqotana waan qabsaneynaa, adiguna Irir iyo Jaberti ayaad ka hadleysaa. Oromada ma kala jecla BEER iyo KALYO aka Irir iyo Jaberti.

    Faroole ayaan ka maqli jirey Tigree waa walaaleheen Jaberti.

    Not my name

  11. Garqaad says:

    Dabshid
    Kkkkkkkkk
    Hiraab kale ayaad wax wada yeelan weydeen. Laakiin hadda oromada ayaad wax wada leedihiin.

    Marba hadii 4 dekadood oo Somalida hurta ah loo gacan geliyay xageed ku huree in aad wax wadaagtaan.

    Ma anaa sudaanta keenay.

    Yaa beryahaan arkay walaasheey. Somaligril. Isbedelaan rabnaaaaa.

  12. Aarka hargaysa says:

    Way dhamaatay wakhtigii laangaabka tigree iyo darood waxaa bilaabmay wakhtigii laandheraha oromo iyo dir aka IRIR samaale daawada gobtu siday wax uxukunto

  13. Mr BaHaL says:

    Petrolebaa la qaadanayaa iyo Somalibaa lagu soo duulay ayay sheekadu maraysaa.Degaanka Somalidu cadaabta ay soo mareen intii uu jiray waxa loogu yeedho Kililka 5naad,waligeed soo marimaayo mana soo marin.

    Oqfkasta oo ka dacwooda Ina Ilay waxaa lagu sheegijiray Alshabaab oo cadaab ayay mudanayeen.

    Tulokasta oo uu degan yahay Reerkan sheegta Ogaadeen waxaa laga dhigay Gobol oo waxay xakuntaa dhulka Somalida kale.

    Horta ninka Moodaya Oogadeen Reer isku qabiil ah,waa beenaale.

    Ogaadeen waa ninkii degayay Ogada dhulka la yidhaa.From Gebiley ilaa wixii ka sareeya waa Reer Odaga.Magaca Reer Ogada ayay isbdalay biloowgii 17-kii oo noqday Ogadegeen.Wixii degaanaa Ogada ee Somaliyeed ayaan noqday dad isbahaystay oo qaab qabiil isku abaaulay.
    Ogada iyo waqooyiga ama Ogada iyo Gubanka.

    Wixii wajaale ka hooseeya waa Guban ama waqooyi,wixii ka sareeyaana waa Ogada.

    Waxaan aan idii sheegayaa waa run wixii kale ee aad maqashaan waa been iyo wax aan raad lahayn.

    Waa sida Jabarti waa carab ee aad maqasheen.
    Walaahi wax ka jiraa ma jiraan Jabarti waa dadka madoow ee islaamay.

    Haatan,hadaan magaca Somali lagu wada noolaan karin waa in lagu kala tagaa meeshaa.

    Dalmida

  14. warda says:

    Dabshid

    Walaalkey adiga ayan moday qofka leh oromo ayan la walaalnahay

    Adigu lakin cadow Debeda Iska arag balse yanu ku muuqan kan walaalka ee gudaha Somali wey isaga imaaneysaa wixii ay Kala tabanayso lakin ororo Dhul iyo kheyraadkaga ayay rabaaan

  15. Ahmed Somali says:

    ASC.
    warda tiri; “Adigu lakin cadow Debeda Iska arag balse yanu ku muuqan kan walaalka ee gudaha Somali wey isaga imaaneysaa wixii ay Kala tabanayso lakin ororo Dhul iyo kheyraadkaga ayay rabaaan”.
    *INTAA ma dhihi kara QALBI KA AXMAAR Laalays?. WBT

  16. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Horta labada ruux oo Barxadda Kalshaale ugu liita waa KII dhaqanka Axmaar lahaa Laalays & Haranki magaca magaalo (Baraawe) sitay. WBT.




Muuqaal: Isbadalo degdeg ah oo laga dareemay Jig-jiga iyo Arimo aan horey uga dhici Jirin oo Qabsoomay (Daawo)
- Aug 14, 2018
Jigjiga ( Kalshaale ) Tan iyo intii uu is badalka ku yimid maamulkii dowlad deegaanka ...
Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Walaacii Jabuuti xidhiidhka Eritrea iyo Somalia, Iyo dhexdhexaadin ay Wado
- Aug 14, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa markii u ...
Dagaal Beeleedyo ka dilaacay dalka Itoobiya iyo dad tiro badan oo goobo kala duwan lagu dilay iyo Waxa dhacay
- Aug 14, 2018
Hargeisa ( Kalshaale ) Seddexdi maalmood ee la soo dhaafay dagaal beeleedyo deegaanna kala ...
Al-Jazeera oo Baahisay Warbixin Sir ah oo ceebeysay Imaaraadka & Sucuudiga
- Aug 14, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Talefishinka Caanka ah ee Al-Jazeera qeybtiisa Afka Carabiga ayaa heshay ...
Wasiir Bayle oo Banaanka soo dhigtay Sir ku saabsan xarunta Xalane, su’aalo Cajiib ah oo laga waydiiyey (Muuqaal)
- Aug 14, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaalle Bayle ayaa Su'aal laga ...