Daawo: Wararkii u dambeeyay Jigjiga iyo Xisbiga Doortay Madaxwaynaha Cusub oo looga yeedhay Adis-ababa

Jigjiga ( Kalshaale ) Waxaa maanta dib u bilaabmay duulimaadyadii u kala gooshi jiray magalooyiinka Addis Ababaiyo jigjiga, Iyadoo Diyaarad siday rakaab ay ka soo qaaday magaalada Addis Ababa ayaa gaartay magalaad Jigjiga.

Waa markii ugu horeysay tan iyo Sabtidii oo ay diyaarad ka degto magalada Jigjiga, Waxaana si tartartiib ah caadi ugu soo laabanaya noolasha magaalada Jigjiga, iyadoo a dib loo furay qaar ka mid ah ganacsiyada iyo bangiyada magaaladasi.

Dhinaca kale Dawladda Federaalka Itoobiya ayaa Xubnaha Golaha dhexe ee Xisbiga DDSI oo dhowaan doortay Madaxwayne Cusub looga yeedhay magaalada Adisaba, Waxaana la sheegay inay ku gacan saydheen Codsiga ka yimid Dawladda dhexe ee Itoobiya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA IYO WARAYSIGA 

Masuul u ka hadlay Maamulka Dawlad deegaanka Soomaalida oo ka hadlay Arintan ayaa sheegay In Faragelin Qaawan lagu hayo, Wuxuuna sheegay inuu xidhan yahay Madaxwaynahoodii.


Warbaahinta Kalshaale kala soo Xidhiidh Email-ka kalshaale.com@gmail.com


Akhyaarta ra'yigiina halkan ku qora (1)

  1. Mr BaHaL says:

    Ma rabaan xornimo iyo sharaf.
    Waxaa laga sii daayay xabsiyadii Ethopiya ee ay ka buuxeen.Waxaa la sii daayay qalbi dhagax si shuruud la’aan ah ayaa loo sii daayay qalbi dhagax oo meel ugu xidhan Tegreega.Waxaa la mooday dad u fikiraya sida dadka caadiga ah,laakiin waa dad raba inay qori ku xoogsadaan.

    Waxay rabaan in la siiyo waxa ay cunaan,kadibna loo dhiibo qori iyo rasaas oo la yidhaa soo laayay Somalida.Intaa ayay rabaan e wax kale ma garanaayn.Hubka qaata oo soo laaya Somalida ayay rabaan.

    Goorma ayay xasuusteen Somalinimada ay haatan raadinayaan iyo distuurka ay sheegyaankkkkkkkkkkkkkkk

    Mayd Somaliyeed oo dhaanto lagu dul ciyaaro ma jirtee la qabsada nabada iyo nolosha.
    Dalmida




Wiilkii Reer Mudug ee xaaskiisa ku dul ooyey arooskiisa oo wareysi xiiso leh bixiyey +Jacaylkiisa [Dhegayso]
- Jan 21, 2019
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Sadiiq Cabdinaasir oo ah wiil dhowaan caruus galay, ayaa ku ...
Daawo: Sheikh Kenyaawi iyo Ciidanka Booliska Somalia Wixii dhexmaray iyo Dardaaran uu siiyey Maanta [Muuqaal]
- Jan 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed, Islamarkaana ...
Gabadha kaliya ee ku Jirtay Baarlamanka Puntland oo Xil loo doortay
- Jan 21, 2019
Garoowe  ( Kalshaale ) Gabadha kaliya oo ka mid ah baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland Naciimo ...
Nin Ajnebi ah oo lagu Qabtay Garoonka Muqdisho iyo Dalka uu kasoo jeedo
- Jan 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Nin ajnabi ah oo laga shakiyey ayaa sabtidii lagu qabtay ...
Daawo: C.raxmaan Cirro oo Hargeisa Kasoo degay “Muuse wuxuu leeyahay Uma Baahni Khaatumo iyo Cali Khaliif”
- Jan 21, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Hargeisa  maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay Gudoomiyaha ...